Dr.Salad Abdirahman Hersi

Dr.Salad Abdirahman Hersi Dhaqtarka la tacaalida iyo daweynta Xanunada Lafaha. Orthopedic surgeon.

12/05/2025

๐ŸŽ‰ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š
๐Ÿ๐Ÿ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ฒ โ€“ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ฌ ๐ƒ๐š๐ฒ

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan kalkaaliyaasha caafimaadka ee ka howlgala Darusalam Hospital , munaasabadda qiimaha badan ee Maalinta Kalkaaliyaasha Adduunka.

Shaqadiinna qiimaha badan, dadaalkiinna joogtada ah, iyo daryeelka naxariista leh ee aad siisaan bukaanka waa astaan muujinaysa geesinimo, karti, iyo baniโ€™aadannimo.

๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š ๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ญ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐ญ๐ข๐ข๐ซ-๐๐ก๐ž๐ฑ๐š๐š๐๐ค๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐ž๐ž๐ง๐š!



07/05/2025
15/02/2025

Ku soo dhowaada qeybta Lafaha Ee Isbitalka Darusalam Hospital .

09/12/2024

Waxaan ku faraxsanahay inaan soo dhawayno markale ๐ƒ๐ซ ๐’๐š๐ฅ๐š๐ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐‡๐ž๐ซ๐ฌ๐ข oo ah ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐‹๐š๐Ÿ๐š๐ก๐š iyo ๐ƒ๐ก๐š๐š๐ฐ๐š๐œ๐ฒ๐š๐๐š ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐จ๐ฒ๐๐š kana shaqo bilaabay ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐ฆ. Hadaba la kulan ๐ƒ๐ซ ๐’๐š๐ฅ๐š๐š๐ oo balan ka qabso laga bilaabo maanta.

04/03/2024

๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐ฆ Waxa uu fulinayaa ๐–๐€๐‰๐ˆ๐†๐ˆ๐ˆ ๐Ÿ๐€๐€๐ƒ ee ๐—ข๐—น๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—–๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด ๐—Ÿ๐—ฎ'๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—ต Maalinta ๐‘ฒ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’Š๐’Š๐’”๐’•๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘บ๐’‚๐’ƒ๐’•๐’Š๐’…๐’‚ soo socto shaqaduna waxay ka qabsoomi doontaa ๐—a๐ซu๐ฎn๐ญa I๐ฌb๐ขt๐ša๐ฅk๐š ๐ฐa๐ฒn e๐ž ๐ƒa๐ซs๐ฎa๐ฅa๐šm.

Ololahan Waxaa fulinaya khubaro uu hogaaminayo ๐——๐—ฟ ๐™๐š๐ค๐š๐ซ๐ข๐š ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ oo ah Khabiir Sare dhanka Daawaynta cururada ku dhaca Wadnaha horayna uga soo shaqeeyey ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ.

๐‡๐š๐๐๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ ๐ž๐ฅ๐ข ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฎ๐ ๐š๐š๐ซ ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐ฆ.

Faahfaahin ๐‹๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ Numberka gaaban ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ Ama Whatsappka +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ”8

40 jir dumar ah oo ka jabtay lugta bidix qeeybta Biixiweynta(Tibia), oo aan u sameeynay qalin aan ku Kabnay oo birro gel...
03/03/2024

40 jir dumar ah oo ka jabtay lugta bidix qeeybta Biixiweynta(Tibia), oo aan u sameeynay qalin aan ku Kabnay oo birro gelin ah.

01/03/2024
Bukaan 66 sano jir ah oo shil gaadhi soo gashay kana jabtay Lafta Cududa bidix Madaxeeda meesha Garabka ka gasho. Kadib ...
01/03/2024

Bukaan 66 sano jir ah oo shil gaadhi soo gashay kana jabtay Lafta Cududa bidix Madaxeeda meesha Garabka ka gasho. Kadib markii bukanka xaaladisa an la tacaalnay, waxan u diyaarinay una sameeynay Qaliin aan bir ku gelinay.

01/03/2024

๐–๐€๐‘๐†๐€๐‹๐ˆ๐ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡
๐ƒ๐ซ ๐™๐š๐ค๐š๐ซ๐ข๐š ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ oo ah khabiir sare dhanka Cudurada Guud iyo Wadnaha kana soo shaqeeyey ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐จ ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐š๐ฒ๐ง ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ayaa si toos ah uga howl bilaabi doona isbitaalka Darusalam maalinta sabtida berri ah waxaadna asbuuca oo idil ka heli doontaa Isbitaalka.

๐‹๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ Numberka gaaban ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ
Ama Whatsappka +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ”8

01/02/2024

Address

Mogadishu
BEN

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252770488800

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Salad Abdirahman Hersi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category