DurDur Hospital

DurDur Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DurDur Hospital, Hospital, MAKA ALMUKARAMA Street AGAGAARKA GURIGA SHAQAALAHA DHINACA QORAX U DHACA, Mogadishu.

Durdur Hospital is one of the best hospitals situated in Mogadishu-Somalia Waberi District Via Makah Al Mukara Street, founded by a group of medical professionals in 2013 while there was a very bad drought & Humanitarian situation exists in the country. durdur hospital is one of the best clinics situated in Mogadishu somalia was established in 2013 since that time up now we building this instituti

on from bottom to highest standard now is available different medical specialists such Obs&Gyne,Pediatrician, General practitioner, cardiologist, otolaryngology ENT, Dermatologist
General Surgeon well-equipped Laboratory & modern Operation Threatre & Pharmacy, Maternity Rooms Internal Medicine/ IPD

05/05/2026

Ogeysiis muhiim ah🚨
Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha waxaan idiin diyaarinay qiimo dhimis gaar ah, ka faaideysta fursadaan muhiimka ah.
Gold customer offer s
Maalmaha Dahabi Ah Ee Macmiilka

Ma la socotaa heerka dhiig-karkaaga ama sonkortaada, Samee baaritaanno caafimaad oo joogto ah, si aad u ogaato xaaladdaa...
05/05/2026

Ma la socotaa heerka dhiig-karkaaga ama sonkortaada, Samee baaritaanno caafimaad oo joogto ah, si aad u ogaato xaaladdaada caafimaad waqti h**e.

Wadno xanuunku waa xanuun qof kasta ku dhici karo waqti kasta, sidaas darteed la soco caafimaadka wadnahaaga si joogto a...
03/05/2026

Wadno xanuunku waa xanuun qof kasta ku dhici karo waqti kasta, sidaas darteed la soco caafimaadka wadnahaaga si joogto ah, Hubinta h**e iyo daryeelka saxda ah waxay ka hortagi karaan dhibaatooyin halis ah.

02/05/2026

Ma la socotaa xaaladda dhabta ah ee caafimaadka wadnahaaga, Goorma ayaa kugu dambeysay hubinta caafimaadka wadnahaaga?

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
30/04/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

Maanta iyo biri waa maalintaadi eeH**e Noo soo Gaadh Haddii Aad baahi caafimaad qabto waxanu Ku siin Adeeg caafimaad oo ...
30/04/2026

Maanta iyo biri waa maalintaadi ee
H**e Noo soo Gaadh Haddii Aad baahi caafimaad qabto waxanu Ku siin Adeeg caafimaad oo Tayo sare leh

Maka cabaneysaa timo daadasho, nagu soo booqo DurDur Hospital oo hel daaweyn caafimad oo dhameystiran.
26/04/2026

Maka cabaneysaa timo daadasho, nagu soo booqo DurDur Hospital oo hel daaweyn caafimad oo dhameystiran.

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ πŒπ€π‹π€π‘πˆπ€ πƒπ€π˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Malaria Adduunka.
25/04/2026

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ πŒπ€π‹π€π‘πˆπ€ πƒπ€π˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Malaria Adduunka.


25/04/2026

Maka cabaneysaa xanuunada raagga, sida sokorowga, dhiig-karka, beer xanuunka, kilya xanuunka, cholestrol-ka, thyroid-ka iyo xanuunada kale ee daba dheeraada, waxaan idin soo kordhinay adeegyo caafimad iyo xirmooyin qiimo jaban isla markaana tayo sare leh.

Daaweynta iyo qalliinka Qanjirka  -ka waxay ka caawiyaan yaraynta calaamadaha iyo ka hortagga dhibaatooyin mustaqbalkaag...
22/04/2026

Daaweynta iyo qalliinka Qanjirka -ka waxay ka caawiyaan yaraynta calaamadaha iyo ka hortagga dhibaatooyin mustaqbalkaaga.

Hamblayo HamblayoWaxan Halkan Hamblayo iyo bogaadin uga diraynaa Dr.Mohammed   Abdillahi Galadiid Xoghayaha Fulinta SNAP...
20/04/2026

Hamblayo Hamblayo
Waxan Halkan Hamblayo iyo bogaadin uga diraynaa Dr.Mohammed Abdillahi Galadiid Xoghayaha Fulinta SNAPH oo loo doortay inuu Noqdo xubin SNAPH ku Matalo NPHC Alle xilka iyo masuuliyad Haw fudadeeyo
,

Address

MAKA ALMUKARAMA Street AGAGAARKA GURIGA SHAQAALAHA DHINACA QORAX U DHACA
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DurDur Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DurDur Hospital:

Share

Category