Abuubakar Sadiiq Pharmaceutical Company

Abuubakar Sadiiq Pharmaceutical Company Abuubakar Sadiq Pharmaceutical Company was established in May, 1998, Supplier of Drugs, Laboratory reagents and instrumentation to hospitals, universities.

abuubakarsadiiq pharmaceutical company

⚠️ Don’t Stop Your Antibiotics Too Soon! πŸ’ŠπŸ›‘οΈMa joojisaa antibiotics marka aad dareento fiicnaan?Joojinta daawada si degd...
04/05/2026

⚠️ Don’t Stop Your Antibiotics Too Soon! πŸ’ŠπŸ›‘οΈ

Ma joojisaa antibiotics marka aad dareento fiicnaan?
Joojinta daawada si degdeg ah waxay keeni kartaa:

❌ In bakteeriyadu si buuxda u dhiman weydo
❌ In caabuqu soo laabto
❌ In uu dhasho antibiotic resistance (daawooyinka oo shaqayn waaya)

βœ”οΈ Qaado antibiotics sida laguu qoray
βœ”οΈ Dhamee daawada xitaa haddii aad fiicnaato
βœ”οΈ Raac talada dhakhtarka ama farmashiistaha

πŸ‘‰ Isticmaalka saxda ah ee antibiotics wuxuu ilaaliyaa caafimaadkaaga iyo bulshada 🌍

Abuubakar Sadiiq Pharmaceuticals – daryeel lagu kalsoon yahay.

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha! πŸŽ‰πŸ’ΌMaanta waxaan si gaar ah u xusnaa oo u qadarinnaa dhammaan howl-wadeenada shirkadda ee k...
01/05/2026

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha! πŸŽ‰πŸ’Ό
Maanta waxaan si gaar ah u xusnaa oo u qadarinnaa dhammaan howl-wadeenada shirkadda ee ka shaqeeya horumarinta caafimaadka bulshada.

πŸ’š Abuubakar Sadiiq Pharmaceuticals – saaxiibka bulshada
Waxaan idinka mahadcelineynaa dadaalkiina joogtada ah, naf-hurnimada iyo adeegga qiimaha leh ee aad bulshada u haysaan.

Wadajir ayaan u dhiseynaa bulsho caafimaad qabta oo mustaqbal leh.


πŸŒ™ Jumma Mubarak πŸŒ™
30/04/2026

πŸŒ™ Jumma Mubarak πŸŒ™

Say Goodbye to Allergies, Hello to Comfort 🌿✨Ma la tacaalaysaa xasaasiyad, hindhiso, sanka oo dareera ama indho cuncun?K...
28/04/2026

Say Goodbye to Allergies, Hello to Comfort 🌿✨

Ma la tacaalaysaa xasaasiyad, hindhiso, sanka oo dareera ama indho cuncun?
Kast (Montelukast) waa xalka kaa caawinaya inaad si raaxo leh u neefsato oo aad maalintaada si fiican u qaadato πŸ’™

βœ”οΈ Waxay yareysaa calaamadaha xasaasiyadda
βœ”οΈ Waxay hagaajisaa neefsashada
βœ”οΈ Waxay bixisaa 24-saac nasasho
βœ”οΈ Ku habboon isticmaal maalinle ah (non-drowsy)

πŸ‘¨β€βš•οΈ Kast 10 mg – dadka waaweyn
πŸ‘Ά Kast 5 mg – carruurta

For medical information only.
Consult a healthcare professional before use.

πŸ‘‰ Faahfaahin dheeraad ah ka eeg comment-ka hoose

Abuubakar Sadiiq Pharmaceuticals – daryeel lagu kalsoon yahay.

Breathe Easy, Live Better – Every Day! 🌬️✨Xasaasiyadu ma kuu diidday inaad ku raaxaysato maalintaada? Haddii aad isku ar...
27/04/2026

Breathe Easy, Live Better – Every Day! 🌬️✨

Xasaasiyadu ma kuu diidday inaad ku raaxaysato maalintaada?

Haddii aad isku aragto hindhiso badan, sanka oo ku xirma, ama indhaha oo ku casaada, waxaad u baahantahay xalka saxda ah.

Fexon waa saaxiibkaaga koowaad ee ka hortagga xasaasiyadda (Allergy). Waxaa loogu talagalay inuu ku siiyo raaxo buuxda adigoo dareemaya firfircooni, waayo:
β€’ Ma keeno hurdo: Shaqadaada iyo waxbarashadaada si caadi ah u sii wad. 🚫😴
β€’ Saameyn waarta: 24-saac oo nafis ah hal kaniini oo qura. ⏰

For medical information only.
Consult a healthcare professional before use.

πŸ‘‰ Faahfaahin dheeraad ah ka eeg comment-ka hoose

Abuubakar Sadiiq Pharmaceuticals – daryeel lagu kalsoon yahay.

Clear Skin, Confident You βœ¨πŸ›‘οΈMa la tacaalaysaa finan, caabuqyo ama guduudka maqaarka (redness of skin)?Fuci-Top Cream wa...
26/04/2026

Clear Skin, Confident You βœ¨πŸ›‘οΈ

Ma la tacaalaysaa finan, caabuqyo ama guduudka maqaarka (redness of skin)?
Fuci-Top Cream waa xalka aad u baahan tahay si aad u hesho maqaar caafimaad leh oo nadiif ah πŸ’™

βœ”οΈ Waxay la dagaalantaa bakteeriyada
βœ”οΈ Waxay yareysaa bararka & xanuunka
βœ”οΈ Waxay dedejisaa bogsashada

For medical information only. Please consult a doctor before use

πŸ‘‰ Faahfaahin dheeraad ah ka eeg comment-ka hoose

Abuubakar Sadiiq Pharmaceuticals – daryeel lagu kalsoon yahay.

πŸŒ™ Jumma Mubarak πŸŒ™  Wishing you a peaceful and blessed Friday filled with barako.
23/04/2026

πŸŒ™ Jumma Mubarak πŸŒ™

Wishing you a peaceful and blessed Friday filled with barako.

Power Through Pain, Live with Comfort! πŸ’ͺ✨Ma dareemaysaa xanuunka lafaha iyo muruqa, ama seedaha? Flexilax Tablet waa xal...
22/04/2026

Power Through Pain, Live with Comfort! πŸ’ͺ✨

Ma dareemaysaa xanuunka lafaha iyo muruqa, ama seedaha?
Flexilax Tablet waa xalka aad u baahantahay si aad u hesho nafis degdeg ah πŸ’Š

For medical information only. Please consult a doctor before use

Faahfaahin dheeraad ah ka eeg comment-ka hoose πŸ‘‡

Abuubakar Sadiiq Pharmaceuticals – daryeel lagu kalsoon yahay.

Si fudud u neefso πŸ’¨  Azelast Plus – xalka xasaasiyadda sanka.    For medical information only. Please consult a doctor b...
18/04/2026

Si fudud u neefso πŸ’¨
Azelast Plus – xalka xasaasiyadda sanka.

For medical information only. Please consult a doctor before use

Faahfaahin dheeraad ah ka eeg comment-ka hoose πŸ‘‡
Abuubakar Sadiiq Pharmaceuticals – daryeel lagu kalsoon yahay.

Jummah Mubarak πŸŒ™Barako iyo caafimaad ayaan idiin rajaynaynaa 🀍
17/04/2026

Jummah Mubarak πŸŒ™
Barako iyo caafimaad ayaan idiin rajaynaynaa 🀍

🌧️ Weather is changing β€” stay protectedπŸ’Š 1,2,3 Tablets & 🧴 1,2,3 Suspension  Effective relief for cold & flu symptomsβœ” T...
15/04/2026

🌧️ Weather is changing β€” stay protected

πŸ’Š 1,2,3 Tablets & 🧴 1,2,3 Suspension
Effective relief for cold & flu symptoms

βœ” Tablets for adults
βœ” Suspension for children
βœ” Fast, trusted support

For medical information only. Please consult a doctor before use

Faahfaahin dheeraad ah ka eeg comment-ka hoose πŸ‘‡
Abuubakar Sadiiq Pharmaceuticals – Daryeel lagu kalsoon yahay πŸ’™

Address

Howl-wadaag District Beside Mahamuud Harbi Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252613333205

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abuubakar Sadiiq Pharmaceutical Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abuubakar Sadiiq Pharmaceutical Company:

Share