11/05/2026
- ๐๐ฒ๐ฎ๐น๐๐ต ๐๐ฒ๐ฟ๐ผ ๐ผ๐ณ ๐๐ต๐ฒ ๐ ๐ผ๐ป๐๐ต - ๐๐ฃ๐ฅ๐๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ -
๐๐ฎ๐น๐๐ฒ๐ฒ๐๐ด๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ถ๐๐ต๐ฎ - ๐๐ฝ๐ฟ๐ถ๐น ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ
Maqaalka HALYEEYGA CAAFIMAADKA wuxuu noqon doonaa mid bille ah oo ka baxa Himilo Hospital - Galdogob , kaas oo aan kusoo bandhigno shakhsiga bishaas ku suntan halyeeynimo annagoo ku qiimaynayna culayska bukaan daryeelkiisa & gaarista guulaha naadirkaa.
Bisha April 2026 waxaa ah Dr. Tsedalu Worku ,MD
: Takhasuska sare ee Qalliimada guud.
: 8 sano.
๐๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ด๐๐๐น๐ฎ๐๐๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ฏ๐ถ๐๐ต๐ฎ ๐๐ฝ๐ฟ๐ถ๐น ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ
Wuxuu dhakhtarku daryeel qalliin usameeyay ilmo ku dhashay xangullada oo furan , kuwaas oo xuubku dillaacay, una baahnayd qalliin dag-dag ah
Taas oo loo yaqaan luqadda caafimaadka Meningo-myelocele (MMC) - ruptured.
- xaaladdaan waxay qeyb ka ahayd xanuunno iswata oo ilmuhu ku dhashay loona yaqaan Chiary Malformation - Type II, ilmahaan wuxuu u biskooday si heersare ah, wuxuuna wali ku jiraa daryeelka xaaladihiisa kale ee la xariira xanuunkiisa, waxaa biskooday dhaawaca qalliinka ayadoo wax dhib ah (complication) aysan ku imaan, waxaa loo wareejiyay talabixinta & daryeelka dhakhtarka xanuunnada neerfaha oo lasocon doona, waxaana sidoo kale loo qorsheeyay in aw la kulmo dhakhtar carruur oo xaga wadnaha & maskaxda ah.
: dhakhtarku wuxuu buuxiyay yoolalka sare ee daryeelka xaaladaha dag-dagga ah, maadaama aw yahay dhakhtar ka shaqaynaya furinta h**e ee daryeelka caafimaadka wuxuu kabay oo suurtagaliyay in bukaannadu si badqab-leh u gaaraan dhakhaatiirta takhasusla dhifka ah leh ee aan waddanka joogin, wuxuuna suurtagaliyay in ay yaraato baahida safarka ee qalliimada culus, kuwa dag-dagga ah & dhammaan qalliimada guud.
Bulshada "Dhakhtar Sedaalu, waa madaale ku suntan soodhawayn, daryeel xooggan & ka warqab buuxa ee bukaanka".
Thanks Dr. Tsedalu - Our health Hero - April, 2026
-DHAMMAAD-