Dr Hirsi

Dr Hirsi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Hirsi, Doctor, Mogadishu.

11/01/2024

Aneemiya Qaasatan (Iron deficiency anemia)

16/12/2023

Wax ka ogaw gooryanka Diredire-ha (Pin worm)

07/12/2023

Gastroesophygeal reflux disease(GERD)

Food pyramideSawirka sida kamuuqata waxaa haboon in cuntadaada sidaas aay ukala badantahay oo qeybaha kore aad aadan u i...
19/11/2023

Food pyramide

Sawirka sida kamuuqata waxaa haboon in cuntadaada sidaas aay ukala badantahay oo qeybaha kore aad aadan u isticmaalin

Qeybta uku hooseysa ayaa larabaa in cuntadaada aay ubadnaato qeybtaas waxyaabaha kujira waxaa kamid ah cuntooyinka qolfoofka leh, waxaana haboon inaad isticmaasho ukuyaraan 5jeer
Qeybtan qofka waxay siisaa Energy oo waxaa aad ukubadan carbohydate-ka

Qeybta xigta ee larabo inaad isticmlaakeeda badiso ayaa ah cuntooyinka cagaaaran iyo waliba Fruits-kooda, waxaana haboon in ukuyaraan qofka uu isticmaalo 3 ilaa 4jeer
Qudaarta Vitamins ayaa kubadan Vitamins kana waxay kahor tagaan cancer-ka oo waa Anti oxidants

Qeybtaan dhexe cuntooyinka kujira waxaa kamid ah Hilibka nuucyadisa kaladuwan sida chicken-ka iyo malayga sidookale caanaha ayaa kujira, cuntooyinkan waxaa haboon in aadan aad u isticmaalin oo moderate-aad kadhigato,
cuntooyinkan waxaa kubadan protein-ka kuwaas oo jirkaoo kaqeyb qaato dhisida jirka (Body building)

Qeybtaan uku koreysa waa occasionally oo qofka waxaa larabaa inuu isticmaalo marka uu kaqeyb galaaayo xafladaha ama kulamada dhaca asbuucii hal mar ama wax lamid ah
Cuntooyinka kujira waxaa kamid ah macmacanka, cuntooyinka cusbada kubadan sidookale kuwa saliida laku shiilay

Dr Hirsi

(Albinism)Waxaa jira dhibaato badan oo dadka cudurkaan qaba aay kala kulmaan bulshada taas oo ah Takoorid sababna u ah i...
13/11/2023

(Albinism)
Waxaa jira dhibaato badan oo dadka cudurkaan qaba aay kala kulmaan bulshada taas oo ah Takoorid sababna u ah in dadka qaarkood aay aaminsanyihiin in cudurkaan lakala qaadi karo o hadad qofka taabato ama aad latacaamusho uu cudurka kuusoo gudbi karo

Cudurkan lama kala qaado si walboo qofka qaba aad ukudhawaato maxaa yeelay cudurkan qofka wuu kudhashaa oo waaa xanuun qofka ukusoo gudbay waalidkii dhalay

Kaliya qofka waxaa kamaqan oo aad ukuyar maadada midabka jirka siineysay ee loo yaqaan (Melanin)
Maadadas jirka waxay siisaa midabka jirkeena uu leeyahay sidaa daraadeed unugyadii soo saari lahaa ayaa ah kuwa aan soo saareyn intiii jirka uu ubaahnaa

Dr Hirsi

Saxarada miyaad hordhaqdaa?Waxaa fiican inaad marka h**e dhaqdo kaadida kadibna aad dhaqdo saxarada, sida an wada ognaha...
06/11/2023

Saxarada miyaad hordhaqdaa?

Waxaa fiican inaad marka h**e dhaqdo kaadida kadibna aad dhaqdo saxarada, sida an wada ognahay saxarada iyo kadida waa qashin saar jirka uusoo sameeyey marka haday jirka dib uku laabtaan waxay keeni karaan xanuuno badan waxayna kusii badnaan karaan dumarka xaalado jiro aawadood oo aay kamid yihiin in tubada Urethra oo ah mida kaadida bananka usoo saarto aay gaabantahay markii raga loo fiiriyo oo tan raga ayaa aad ukudheer

Hadii saxarada aad hordhaqdo waxaa lagayaabaa in jeermis dhaliyaal sida bacteriyada E.coli oo saxarada lasocotay aay kuu raacdo tubada kaadida banaanka usoo saareysay taas oo kuuku keeni doonto Urinary tract infection oo ah infekshan kudhaco kaadi mareenka

Dr Hirsi

Cuntada qabow malaku xanuunsadaa?Cuntada markii lakariyo waxaa fiican in lacuno ayadoo diiran inta soo hartayna laku xar...
03/11/2023

Cuntada qabow malaku xanuunsadaa?

Cuntada markii lakariyo waxaa fiican in lacuno ayadoo diiran inta soo hartayna laku xareeyo Qaboojiye si looga ilaaliyo in jeermis aay kudhalato

Goormee ayaan cuntada lacuni karin?

Lama cuni karo cuntada afar saac kadib o cuntada waxay fareesh(Fresh) tahay afarta saac ee uku h**eysa, xiligaas kadib waaay qabowday o waxaa kudhalan kara jeermis

Sababta aan loo cuni karin maxay tahay?

Sababta waxay tahay waxaa kudhalan kara waxyaabaha cudurada dhaliya sida Bacteeriyada(Bacteria) qaasatan nuuca ladhaho staph. Areus taas oo xitaa hadii raashinka qabowka noqday lakululeeyo aan ladili karin oo waxay sameysan doontaa Heat resistant toxin taas oo keeneyso in cuntadii aysan fareesh noqan

Hada waad garatay in cuntada qabow laku xanuunsan karo

Dr Hirsi

Dadka qaba sokorta oo sida maalinlaha ah ucabiro sokortooda ama qofkastoo isticmaala habkaan dhiiga capilary-ga looga qa...
30/10/2023

Dadka qaba sokorta oo sida maalinlaha ah ucabiro sokortooda ama qofkastoo isticmaala habkaan dhiiga capilary-ga looga qaado waxaa haboon inuu ogaado meesha saxda ah ee lamudo

Meesha uku fiican ukuna saxsan inay tahay geesaha, labada dhinac ee farta sida sawirada kamuuqato, waliba in laga qaado dhiiga labada far ee dhexe farta seddexaad iyo mida afaraad

Hadad xiiseynesid inaad sii ogaatid sababta geesaha in laduro loo doortay sdkle labada far ee dhexe loo doorbiday Let me know

Dr Hirsi

Daawooyinka daboolka leh oo loo yaqaan (Capsule) Lookuma talagalin in lafuro kadibna qofka uu liqo, sida saxda ah ee loo...
28/10/2023

Daawooyinka daboolka leh oo loo yaqaan (Capsule) Lookuma talagalin in lafuro kadibna qofka uu liqo, sida saxda ah ee looku tala galay waa in sida aay kutimid laku liqo,

Muxuu qolofka in laku liqo muhiim ukuyahay?

Qolofka wuxuu ilaaliyaa daawada gudaha kujirto oo markaad qolofka kuliqdo daawada si sax ah ayey ugaareysaa jirka lkn hadad qolofka kafurto daawada gudaha kujirtay waxaa burburin doono dheecaanada caloosha HCL acid taas oo keeneyso in xadi yar jirkaaga aay gaaraan

Hadaba waxaa fiican in daaawo kasto sida looku talagalay aad u isticmaasho si aad uhesho waxtarkeeda

Dr Hirsi

Waxaa jira nuuc kamida gooryaanada oo laku magacaabo Ascaris Lumbricoides kaas oo kuuku sababi doono cudurka AscariasisG...
23/10/2023

Waxaa jira nuuc kamida gooryaanada oo laku magacaabo Ascaris Lumbricoides kaas oo kuuku sababi doono cudurka Ascariasis

Gooryaankaan dhirirkiisa wuxuu gaaraa 25cm iyo kabadan, wuxuu kunoolyahay micindhirka yar (small intestine)

Dhibaatooyinka gooryaankan uu kuu geysan kara waxaa kamid ah in uu xiro(Obstraction) ama cariiri uu ukeeno lumen of intestine(Intestinal obstruction) taas oo keeni doonto xaaladaha qaar in qofka qaliin laku sameeyo sidaa daraadeed qof walba waxaa lakula taliyaa inuu sameeyo wax ladhaho (Dewoming) Lixdii bilba halmar

Hadaba waa maxay (Deworming)?

Waxaa ladhahaa in qofka uu iskala dagaalamo oo iska yareeyo dhibaatooyinka aay ukeeni lahaayeen gooryaanada ee uu qaato daawada looyaqaan Albredezole xitaa hadii uusan qabin gooryaan

Daawadaan waxaa loo isticmaalaa oo laku daaweeyaa kahortakna utahay gooryaano badan

Sidaa daraadeed ukuyaran Lixdii bilba halmar qaato daawadan oo kahortag dhibaatooyinka aay kuu keeni lahaayeen gooryaanada

Dr Hirsi

21/10/2023

Meeqo glass oo biyo ah ayaad cabtaa?

Cudurada waxaa looqeybiyaa si guud labo nuuc, mid qofka uu kudhasho (Congenital Malformation) iyo mid qofka kudhaca waqt...
19/10/2023

Cudurada waxaa looqeybiyaa si guud labo nuuc, mid qofka uu kudhasho (Congenital Malformation) iyo mid qofka kudhaca waqti kamida waqtiyada noloshiisa (Acquired) Sidaa daraadeed waxaa muhiim ah in laga fikiro xanuunada ilmaha aay kudhashaan oo inta badan aan laku baraaruksaneen.

Waxaa jira xanuun ladhaho spina bafida iyo anencephaly midna maskaxda ayuu saameeyaa, midka kalena laf dhabarta

Hadaba xanuunadan maxaa keena?

Waxaa keena Low vitaminB9 amaba looyaqaan Follc acid, Hadii hooyada aaysan qaadanin Vitamin-kaB9 waxaa suuragal ah in aay waxyeeladan soo gaarto ilmaha.oo aay dhacdo( Neural tube defect)
Sidaa daraadeed waxaa wanagsan in hooyada aayqaadato sedexda bil ee ukuh**eyso maadama sedex daas bil aay sameysmi doonaan inta uku badan xubnaha cunuga sidookale waxaa wanagsan in aay dhameysato mudada sagaal-ka bilood ah

Marka hooyada uurka aay yeelato kadib in aay bilawdo vitaminB9-ka waxaa kasii fiican in aay bilaawdo inta uurka aysan yeelan, gabdhaha ayaa sidookale lakula taliyaa inay VitaminB9 isticmaalaan ilaa aay ka gaareyso da'da Menopause-ka

Dr Hirsi

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Hirsi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category