28/04/2026
Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan wuxuu hambalyo u dirayaa oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Indhaha Soomaaliyeed (SOS).
Waxaan kuu rajaynaynaa guul, hufnaan, iyo horumar aad ku gaarsiiso adeegyada daryeelka indhaha ee Soomaaliya.
Soo booqo Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan manta.
https://linktr.ee/Alihsanhospital