Salaam Polyclinic

Salaam Polyclinic waa beejka rasmigaa ee Salaam polyclinic oo ah xarun caafimaad oo ka shaqeysa qeybaha guud ee caagimaadka sida cudurada guud,haweenka,caruurta iyo maqaarka.

GUDNIINKA CARUURTAXARUNTA SALAAM POLYCLINIC Waxaa ay idiin sameeyneysaa Gudniinka wiilasha waxaana sameynaya Dr Mohamed ...
29/03/2026

GUDNIINKA CARUURTA

XARUNTA SALAAM POLYCLINIC
Waxaa ay idiin sameeyneysaa Gudniinka wiilasha waxaana sameynaya Dr Mohamed Mohamud Abdullahi oo ah dhaqtar caruur oo ku xeel-dheer xaaaladaha lasoo dersa caruurta iyo daweyntooda.
Dhaqtarku waxa uu kasoo shaqeeyay ispitaalada magaalada kuwa caansan Sida:- ispitaal banadir,ispitaal daynile,ispital xamar iyo ispitaal masaarida.

Nagusoo booqo xarunta oo hel daryeel caafimaad oo dhammeyatiran.

Naga soo wac: 614220909

Muhiimadda daawooyinka supplements- ka ah:1. Waxa ay qurxiyaan maqaarka oo ka ilaaliyaan duuduubka iyo qaleylka2. Timaha...
26/03/2026

Muhiimadda daawooyinka supplements- ka ah:

1. Waxa ay qurxiyaan maqaarka oo ka ilaaliyaan duuduubka iyo qaleylka
2. Timaha ayay dheereeyaan
3. Timaha ayay go'go'a ka ilaaliyaan
4. Waxa ay qofka siiyaan hurdo fiican oo ku filan
5. Waxa ay yareeyaan madax xanuunka tirada badan
6. Waxa ay xoojiyaan lafaha
7. Waxa ay ka qeyb qaataan bogsashada dhaawacyada jirka

Dawooyiinkaas waxaa kamid ah
Collagen
Boitin
Zinc
Magnesium
Vitamin D
Vitamin E
Vitamin C
Lecithin
Calcium

Naga soo wac: 614220909

Waxaa maalinta beri ah ay ku beegan maalinta Tiibishada Adduunka sidaa darteed waxaa nagala raba:1. Hadii aad leedahay q...
23/03/2026

Waxaa maalinta beri ah ay ku beegan maalinta Tiibishada Adduunka sidaa darteed waxaa nagala raba:
1. Hadii aad leedahay qunfac kabadan 14 maalin inaan ispitaalka tagto
2. Hadii miisaankaagu sii yaraanayo ,qandho iyo dhidid habiinkii ah aad isku aragto ispitaalka tag
3. Hadii ay daawadeeda kuu socoto hakala jarin amar dhaqtar mooye
4. Marka aad qunfeceyso ama aad hindhiseyso afka iyo sanka wax saaro.

NB: Dadka pharmacy-leyda ah oo gedeya daawada tiibishada sida Refidine-ta kuna daaweynaya cuduro kale haka waantoobaan oo ilaahey ha uga baqaan.

Daaawadaas warqad dhaqtar mooyee si kale laguma qaadan karo

Dhammaan macaamiisha Salaam polyclinic waxaan ugu hambalyeyneynaa habiinka quruxda iyo reyreynta badan ee bilashada bish...
19/03/2026

Dhammaan macaamiisha Salaam polyclinic waxaan ugu hambalyeyneynaa habiinka quruxda iyo reyreynta badan ee bilashada bisha shawaal.

Waxaana leenahay ciid wanaagsan
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Nagu soo booqo xarunteenna salaam polyclinic
17/03/2026

Nagu soo booqo xarunteenna salaam polyclinic

Biotin (Vitamin B7) waa vitamin ka tirsan B-complex.Waxa loo isticmaalaa:1.Timo korinta – waxay ka caawisaa timaha inay ...
07/03/2026

Biotin (Vitamin B7) waa vitamin ka tirsan B-complex.
Waxa loo isticmaalaa:
1.Timo korinta – waxay ka caawisaa timaha inay xoog yeeshaan oo ay daadashada yaraadaan.
2.Ciddiyaha – waxay adkaysaa ciddiyaha jilicsan.
3.Maqaarka – waxay caawisaa caafimaadka maqaarka.
4.Metabolism – waxay ka qayb qaadataa sida jirku u isticmaalo dufanka, borotiinka, iyo carbohydrates si tamar loo helo.

Daawadaan waxa ay kuugu diyaar tahay xarunta Salaam polyclinic
Naga soo wac: 614220909

Salaam polyclinic  waxaa kuugu diyaar ah1.dhaqtarka caruurta2. Dhaqtarka haweenka3.dhaqtarka maqaarka4.dhaqtarka raggaWa...
12/05/2025

Salaam polyclinic waxaa kuugu diyaar ah
1.dhaqtarka caruurta
2. Dhaqtarka haweenka
3.dhaqtarka maqaarka
4.dhaqtarka ragga
Waxaa sidoo kale laga heli karaa kumbuyuterka uur kujirta oo lacag la aan ah
Fadlan nasooo boqo

Nagala soo xiriir
61 3 28 70 88

Address

Mogadishu

Telephone

+252618197034

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salaam Polyclinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Salaam Polyclinic:

Share