Magan Pharma & Health Care

Magan Pharma & Health Care Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Magan Pharma & Health Care, Mogadishu.

Waxaan nahay magan pharma & health care shirkadda hormuudka u ah dawooyinka tayo sare leh, la hubo, laguna kaydiyo si waafaqsan heerarka caafimaadka caalamiga ah.

Power Appetite syrup waa  Saaxiibkaaga Cusub ee Rabitaanka Cuntada!Waxaa mararka qaarkood dhacda in jidhkaaga uu u baaha...
10/08/2025

Power Appetite syrup waa Saaxiibkaaga Cusub ee Rabitaanka Cuntada!

Waxaa mararka qaarkood dhacda in jidhkaaga uu u baahan yahay caawimaad si uu u helo tamar iyo cunto kugu filan.
Power Appetite Caplets waa xalka:
rabitaanka cuntada si dabiici ah

Dhiirrigeliyah tamarta iyo xoogga jirka

Caawiya koritaanka iyo miisaanka caafimaadka leh

Naga Soo xariir
+252 61 2333470
+252 61 1111854

🍼 Baby Grow Up Drops – Xalka Korriimada Carruurtaada!Waxaad dooneysaa in ilmahaaga uu si wanaagsan u koro oo uu helo naf...
07/08/2025

🍼 Baby Grow Up Drops – Xalka Korriimada Carruurtaada!
Waxaad dooneysaa in ilmahaaga uu si wanaagsan u koro oo uu helo nafaqo dhameystiran?
Baby Grow Up Drops waa xalka saxda ah! βœ…
πŸ’§ Multivitamin iyo Cyproheptadine Drops
πŸ’ͺ Waxay ka caawisaa:
βœ”οΈ Korriimada jirka
βœ”οΈ Cunto fiican oo ilmahaaga uu qaato
βœ”οΈ Caafimaad guud iyo tamar joogto ah
βœ”οΈ La dagaallanka nafaqo-xumada

🍼 Ku habboon carruurta yaryar

πŸ“ Laga heli karaa: Magan Pharma & Health Care
πŸ“ž Wac si aad u dalbato ama u hesho faahfaahin dheeri ah:
πŸ“± +252 61 1111854
πŸ“± +252 61 2333470

In aad soo saarato cunada aad ku noolaanayso waa muhiim, mana jirto cid gob noqon karta wax soi saar la'aan.
05/08/2025

In aad soo saarato cunada aad ku noolaanayso waa muhiim, mana jirto cid gob noqon karta wax soi saar la'aan.

Alben 300mg waa dawo ballaaran oo lagu daweeyo xoolaha sida:βœ… Lo’daβœ… Ariβœ… Geelaβœ… IdahaFaa’iidooyinka:βœ”οΈ Waxay la dagaall...
15/07/2025

Alben 300mg waa dawo ballaaran oo lagu daweeyo xoolaha sida:

βœ… Lo’da
βœ… Ari
βœ… Geela
βœ… Idaha

Faa’iidooyinka:
βœ”οΈ Waxay la dagaallantaa jeermiska caloosha
βœ”οΈ Isticmaal fudud – Bolus afka laga siiyo
βœ”οΈ Ku habboon dhammaan xoolaha waaweyn

πŸ“ Waxaa laga helaa: Magan Pharma & Health Care
πŸ“ž +252 61 2333470 | +252 61 1111854
πŸ“ Bakaaro, Howlwadaag, Muqdisho – Soomaaliya

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
10/07/2025

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

Hambalyo Xuska 1da luulyo oo ku beegan Midowga Waqooyi iyo Koonfurta. πŸ’™.
30/06/2025

Hambalyo Xuska 1da luulyo oo ku beegan Midowga Waqooyi iyo Koonfurta.

πŸ’™.

Power  ppetite Multivitamin & cyproheptadine  CapletsHadii aad leedahay xarun caafimaad.Nagala soo xiriir WhatsApp: +252...
17/06/2025

Power ppetite
Multivitamin & cyproheptadine Caplets

Hadii aad leedahay xarun caafimaad.
Nagala soo xiriir WhatsApp: +252 61 1111854

Sadaqadu waxay barakeysaa maalka, waxay dhawrtaa hantida, waxayna dheereysaa cimriga.Ku dadaal mar walba in aad wax Ka b...
09/06/2025

Sadaqadu waxay barakeysaa maalka, waxay dhawrtaa hantida, waxayna dheereysaa cimriga.

Ku dadaal mar walba in aad wax Ka bixiso waxa aad heysato.

Ciid Wanaagsan πŸŽ‰ πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ€š, Waxaan u hambalyeyneynaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabad...
05/06/2025

Ciid Wanaagsan πŸŽ‰ πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ€š, Waxaan u hambalyeyneynaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciidul Adha.

Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneed.

Hambalyo, Ciid Wanaagsan πŸŽ‰

Power Appetite Caplets waa  Saaxiibkaaga Cusub ee Rabitaanka Cuntada!Waxaa mararka qaarkood dhacda in jidhkaaga uu u baa...
28/04/2025

Power Appetite Caplets waa Saaxiibkaaga Cusub ee Rabitaanka Cuntada!

Waxaa mararka qaarkood dhacda in jidhkaaga uu u baahan yahay caawimaad si uu u helo tamar iyo cunto kugu filan.
Power Appetite Caplets waa xalka:
rabitaanka cuntada si dabiici ah

Dhiirrigeliyah tamarta iyo xoogga jirka

Caawiya koritaanka iyo miisaanka caafimaadka leh

Naga Soo xariir
+252 61 2333470
+252 61 1111854

Wax-soo-saarka beertaada waxaa asaas u ah power up  Sidaas darteed bulshadeena beeralayda ah waxaan u keenay  power up w...
23/04/2025

Wax-soo-saarka beertaada waxaa asaas u ah power up
Sidaas darteed bulshadeena beeralayda ah waxaan u keenay power up waa suna coosdile ah
Magan Pharma & Health Care

𝗝𝗨𝗠𝗖𝗒 𝗠𝗨𝗕𝗔π—₯π—”π—ž
03/04/2025

𝗝𝗨𝗠𝗖𝗒 𝗠𝗨𝗕𝗔π—₯π—”π—ž

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252612333470

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Magan Pharma & Health Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Magan Pharma & Health Care:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram