07/03/2026
๐ฅ๐คฐ Wacyigelin Caafimaad โ Haweenka Uurka Leh iyo Soonka Ramadaanka
Video-gan waxa uu ka hadlayaa talooyin caafimaad oo muhiim u ah haweenka uurka leh inta lagu jiro bisha Ramadaan.
๐ก Dr. Rehab Cabdul Xaliim, dhakhtarka Haweenka iyo Dhalmada ee Isbitaalka Al Birri, waxay sharxaysaa:
โ In haweeneyda uurka leh ay soomi karto haddii xaaladdeeda caafimaad ogolaato
โ Muhiimadda la socodka caafimaadka hooyada iyo uurjiifka
โ Nasashada iyo ka fogaanshaha shaqooyinka culus
โ Cunto nafaqo leh iyo cabbitaanka biyo ku filan marka la afurayo
๐ฌ Ha moogaan! Daawo video-ga si aad u ogaato talooyinka muhiimka ah ee dhakhtarka si aad u ilaaliso caafimaadkaaga iyo kan ilmaha uurka ku jira.
๐ฌ La soo xiriir 24/7:
๐ +252 61 0 331 155
๐ +252 61 0 331 166
๐ www.albirrihospital.com
โ๏ธ info@albirrihospital.com