Xarunta Sh Cali Mukuli

Xarunta Sh Cali Mukuli WAA PAGE-KA MAAMULAHA XARUNTA SHEIKH CALI MUKULI

26/07/2025

Iyada ayaa dadku wax ka iibsadaan, oo annaga iyadaa naga dad badan. Sababtan ayaa loo Sixray hooyadan. Alle ha caafiyo

24/07/2025

Maro saaxibadeed hadyad ahaan ugu keentay ayay wax Sixir ugusoo qabatay, gurigeediinna ku gubtay aakhirkii.

23/07/2025

๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐›๐š๐š๐ง ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ซ๐š๐›๐ž๐ž๐ง ๐ข๐ง๐ญ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐š๐ซ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ง. Alle ha caafiyo hooyadan oo Sixir lagu dhibaateeyay.

22/07/2025

Sixiroolihii sixirka u sameeyay isagii ayaa Alle ku celiyay sixirka dhibkiisii, haddana waxa uu la tacaalayaa dhibka Sixirkii uu sameeyay. Alle waa arkaa adoomihiisa.

21/07/2025

๐’๐ข๐ฑ๐ข๐ซ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฌ๐ก๐ฎ๐›๐š๐ญ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ฒ. Xataa marka ay lacagtu ka dhamaato way u amaah tagi jirtay. Alle ha caafiyo hooyadan.

20/07/2025

๐€๐ฅ-๐ฑ๐š๐ฆ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ก dheh haddii Alle kusiiyay Ubad, waayo maanta dadbaa jira loo dhibaateeyay sidee ubad u dhashaan. Alle ha caafiyo hooyadan aan waxba galabsan ee lagu xaasiday ubadka ay dhasho.

19/07/2025

๐—๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐’๐ข๐ฑ๐ซ๐š๐ฒ! Sideed ku heshay? Alle ayaa mahad leh hooyadan shaafiyay.

15/07/2025

๐’๐š๐ฅ๐š๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฒ ๐ญ๐ฎ๐ค๐š๐ญ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐’๐š๐ฅ๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ๐ฅ-๐ฅ๐š๐ฒ๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐๐š๐ซ๐ญ๐ž๐ž๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐’๐ข๐ฑ๐ซ๐š๐ฒ. Alle ayaa mahadleh hadda shaafiyay hooyadan lagu dhibaateeyay Sixirka.

14/07/2025

๐ƒ๐ก๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ฎ๐›๐š๐๐ค๐š ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฎ๐๐ข๐ข๐๐ž๐ž๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฑ๐š๐š๐ฌ๐ข๐๐ž๐ž๐ง ๐ค๐š๐ง๐š ๐’๐ข๐ฑ๐ซ๐ž๐ž๐ง. Balse Alle waxa uu ku arsaaqay awlaad farabadan & sawj baari ah.

13/07/2025

Sawjka wanaagsan, baarrnimada waalidka iyo fahamka waxbarashada dartood ayaa loo Sixray. Alle ha shaafiyo dhammaan.

12/07/2025

๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ๐๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐ก๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ฐ๐ข๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐๐š ๐š๐ฒ ๐๐ก๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐’๐ข๐ฑ๐ซ๐š๐ฒ. Alle ha shaafiyo hooyadan oo xasad kala kulantay dhibaatooyinkan.

10/07/2025

Qoyskan oo masiibo ku habsatay kuna nool magaalada Burco, maanta innaga ayay inoo baahan yihiin. Alle haka kor qaado dhibka haysta.

Waxba haddii aadan u awoodin Share-keliya udheh si dad badan uu ugaadho muuqaalku.

Address

Mogadishu
<<NOT-APPLICABLE>>

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Sh Cali Mukuli posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Xarunta Sh Cali Mukuli:

Share

XARUNTA DAARUL TAQWA

Kusoo Dhawaaw Bogga Xarunta Isku daweynta Qurโ€™aanka kariimka iyo Sunaha Nabiga ee Daarul Taqwa