Dr-Moha Olow

Dr-Moha Olow MBBS,MPH,MBA-HCM,Mmed on general surgery. all posts,shares=My own views.

03/08/2025

Ogaysiis
Qaliimada guud 50% waa bilaash
Dr.Olow oo ku takhasusay Qaliimada guud iyo kuwa casriga ah kana hawl gala Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan in uu diin samaynayo ololo qaliimada guud oo 50% bilaash.
Isdiwaan galintu waxay ka socotaa xarunta guud ee Isbitaalka takhasusiga ah ee Alihsan ama wac lambarka xafiiska qaliimada guud si fudud 0618451213.

Nagu soo booqo Isbitaalka Al-Ihsan Specialist Hospital Xarunta
Kpp, Degmada Hodan
https://linktr.ee/Alihsanhospital
.
https://vm.tiktok.com/ZMSKyskRL/

28/07/2025

“Whoever walks in the path of Allah, Allah takes care of all his needs—both worldly and spiritual.”

كم هي ‏جميلة معاني هذه الآية (لينفق ذو سعة من سعته) لم يقل لينفق ذو مال من ماله! فإن كانت سعتك في الكلمة الطيبة فأنفق من...
27/07/2025

كم هي ‏جميلة معاني هذه الآية
(لينفق ذو سعة من سعته)
لم يقل لينفق ذو مال من ماله!
فإن كانت سعتك في الكلمة الطيبة فأنفق منها،
وإن كانت سعتك في البسمة الصافية فأنفق منها ،،
وإن كانت سعتك في معاونة الآخرين فأنفق منها ،
وإن كانت سعتك في جبر الخواطر فانفق منها
وإن كانت سعتك في تعليم القرآن ونشر العلم فانفق منها
وإن كانت سعتك في الإصلاح بين الناس فانفق منها
وإن كانت سعتك في التغافل والتسامح فأنفق منها ،
وإن كانت سعتك في الدعاء وإن كان بظهر الغيب فأنفق منها
وإن كانت سعتك فيما تستطيعه من الخير فأنفق منها
(فالإنفاق ليس مالاً فقط)اسأل الله لي ولكم حسن الخاتمة

لا تخف.. الرزق يأتي من حيث لا تحتسب!"..
18/06/2025

لا تخف.. الرزق يأتي من حيث لا تحتسب!"..

03/04/2025

الغد الذي نريده ليس يوم جديد نلاقيه عندما نستيقظ صباحا، بل هو الغد الذي يبدأ صنعه في يومنا، نصنعه نحن نخطط له، ونرسمه في يومنا هذا، وقبل أن يبدأ الغد بزمن طويل.

17/01/2025

Bishaaro!
Isbitaalka Takhasusiga Al-Ihsan wuxuu si rasmi ah u bilaabayaa Ololaha Qalliimada Guud.
Nagu Soo booqo xarunta isbitaalka is qorista wey socotaa ee Soo haleel.

Dhawaw.

Ogaysiin iyo Wargalin Fursad Qaali ah : Qaliimada Xeridda furuurka iyo Dhabxanaga  faruuran ay ilmaha ku  dhashaan oo La...
17/11/2024

Ogaysiin iyo Wargalin Fursad Qaali ah : Qaliimada Xeridda furuurka iyo Dhabxanaga faruuran ay ilmaha ku dhashaan oo Lacag La’aan ah waxana Fulin doono Dhaqaatiirta Isbitaalka Demartino.

Qalimadaan oo loogu talo galay in lagu caawiyo bukaanka qaba faruuranka, gaar ahaan carruurta ku dhalata faruuranka .

Ololehaani wuxuu socon doonaa muddo toban maalmood ah oo ku beegan 15/12/2024 ilaa 25/12/2024, iyadoo ay ka faa’iideysan doonaan in ka badan 100 bukaan.

Isdiiwaan gelinta bukaannada waxa ay ka socotaa qeybta soo dhawaynta ee Isbitaalka Demartini.

La wadaag asxaptaada iyo ehelkaada si ay uga faaiideeystaan isdiiwan galintu way Furan tahey .

09/11/2024

Si aad u hesho qaliin casri ah, la kulan Dr. OLOW isagoo dalka ka fuliya qaliimadii loo aadi jiray wadamada dibadda.



..

Si aad u hesho qaliin casri ah, la kulan Dr. OLOW, isagoo dalka ka fuliya qaliimadii loo aadi jiray wadamada dibadda.   ...
06/11/2024

Si aad u hesho qaliin casri ah, la kulan Dr. OLOW, isagoo dalka ka fuliya qaliimadii loo aadi jiray wadamada dibadda.



..

05/11/2024

Si aad u hesho qaliin casri ah, la kulan Dr. OLOW, isagoo dalka ka fuliya qaliimadii loo aadi jiray wadamada dibadda.



..

Si aad u hesho qaliin casri ah, la kulan Dr. OLOW, isagoo dalka ka fuliya qaliimadii loo aadi jiray wadamada dibadda.   ...
27/10/2024

Si aad u hesho qaliin casri ah, la kulan Dr. OLOW, isagoo dalka ka fuliya qaliimadii loo aadi jiray wadamada dibadda.



..


..

Address

Mogadishu
00252451213

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr-Moha Olow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr-Moha Olow:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category