05/05/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐! ๐ธ
Maanta oo ku beegan 5-ta May, waxaan si gaar ah u sharfeynaa umulisooyinka geesiyaasha ah ee door weyn ka qaata badbaadinta hooyooyinka iyo dhallaanka. ๐