Kaafi Tube

Kaafi Tube Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaafi Tube, Mogadishu.

Loss your Weight in one week without surgery.
12/01/2018

Loss your Weight in one week without surgery.

Ku iibso online

19/12/2017

test

https://nasiyeonline.com/product/head-protection/Hooyo iyo Aabe Caruurtaada fadhi barad ka ah ka ilaali jugta ka soo gaa...
12/12/2017

https://nasiyeonline.com/product/head-protection/
Hooyo iyo Aabe Caruurtaada fadhi barad ka ah ka ilaali jugta ka soo gaari karta madaxa.

Nasiye Online Market waxaa diyaar kugu ah Qalabkaan oo aad uga hortagi karto in ilmaha yar marka ay gadaal gadaal u dhacaan aad uga ilaalin karto wax yeelada madaxa.

Soo dalbo adigoo guriga joogo waxaa laguugu keeni doona gurigaga ama goobtada shaqo.

Ku nasso Nasiye Online.

Qiimaha $10.

Free Delivery in Mogadishu.
Fadlan wixii Faah faahin ah kala xariir: 0615999036.

Ku iibso online

Adigoo gurigaa joogo soo dalbo waxaan kuugu keeneynaa Goob waliba aad joogto.Nasiye online Market wuxuu diyaar kuula yah...
09/12/2017

Adigoo gurigaa joogo soo dalbo waxaan kuugu keeneynaa Goob waliba aad joogto.

Nasiye online Market wuxuu diyaar kuula yahay in aad ka nasato aadista suuqyada waa adeego adigoon is dhibin.

Qiimaha $22

Lamabarada kabaha:. 36 37 38 39

Free Delivery

Faahfaahin Fadlan kala xariir.

0615999036

Ku iibso online

Kabo ku haboon Quruxda iyo Xaragada Gabdhaha.Adigoo gurigaa joogo soo dalbo waxaan kuugu keeneynaa Goob waliba aad joogt...
09/12/2017

Kabo ku haboon Quruxda iyo Xaragada Gabdhaha.

Adigoo gurigaa joogo soo dalbo waxaan kuugu keeneynaa Goob waliba aad joogto.

Nasiye online Market wuxuu diyaar kuula yahay in aad ka nasato aadista suuqyada waa adeego adigoon is dhibin.

Qiimaha $19

Qiimaha $21

Qiimaha $19.5

Lamabarada kabaha:. 36 37 38 39

Free Delivery

Faahfaahin Fadlan kala xariir.

0615999036

Ku iibso online

Hooyo iyo Aabe waxaa laguu keenay Kneekers oo ah Bantaajo Caruurta loogu xiro jilbaha xiliga ay garguuratka ku jiraan.Si...
05/12/2017

Hooyo iyo Aabe waxaa laguu keenay Kneekers oo ah Bantaajo Caruurta loogu xiro jilbaha xiliga ay garguuratka ku jiraan.

Si fudud uga soo dalbo Nasiye Online Market waxaan si fudud kuu keeni doonna gurigaaga ama goobtada shaqqo.

Wixii faahfaahin intaa dheer fadlan nagala soo xariir Tel:0615999036

Qiimaha: $7

Free delivery.

Ku iibso online

Boorso Yar o Xaraga ku qurxoon looguna tala galay alaabaha yar yar ee gacan qabsiga ah.waa diyaar soo dalbo adigoo gurig...
05/12/2017

Boorso Yar o Xaraga ku qurxoon looguna tala galay alaabaha yar yar ee gacan qabsiga ah.

waa diyaar soo dalbo adigoo gurigaga ama goobtada ganacsi joogo Fadhigaga ayuu kuugu keenayaa Nasiye Online Market (Ku Naso Nasiye Online)

Ku iibso online

Boorsooyin new fashion eh.Boorso Yar o Xaraga ku qurxoon looguna tala galay alaabaha yar yar ee gacan qabsiga ah.waa diy...
05/12/2017

Boorsooyin new fashion eh.
Boorso Yar o Xaraga ku qurxoon looguna tala galay alaabaha yar yar ee gacan qabsiga ah.

waa diyaar soo dalbo adigoo gurigaga ama goobtada ganacsi joogo Fadhigaga ayuu kuugu keenayaa Nasiye Online Market (Ku Naso Nasiye Online)

Ku iibso online

Boorso FashionBoorso Yar o Xaraga ku qurxoon looguna tala galay alaabaha yar yar ee gacan qabsiga ah. waa diyaar soo dal...
05/12/2017

Boorso Fashion
Boorso Yar o Xaraga ku qurxoon looguna tala galay alaabaha yar yar ee gacan qabsiga ah.

waa diyaar soo dalbo adigoo gurigaga ama goobtada ganacsi joogo Fadhigaga ayuu kuugu keenayaa Nasiye Online Markey (Ku Naso Nasiye Onlie)

Ku iibso online

XOG: Al-shabaab oo weerar halis ah la damacsan wasiirada Kheyre (Goorma?)
18/07/2017

XOG: Al-shabaab oo weerar halis ah la damacsan wasiirada Kheyre (Goorma?)

Xog ay si hoose u heshay Shabakadda wararka ee Wardheere24.com ayaa waxay sheegeysaa in Al-shabaab ay waddo qorshe ay ku weerarayaan golaha wasiirada ee xukuumadda Xasan Cali Kheyre. Waxay doonayaan in weerar aan horey loo arag loona maqal ku qaadaan wasiirada marka ay ku shirayaan magaalada

XASAASI: Axmed Madoobe oo Runta ka sheegay Xiriirka kala dhaxeeya M/weyne Farmaajo
18/07/2017

XASAASI: Axmed Madoobe oo Runta ka sheegay Xiriirka kala dhaxeeya M/weyne Farmaajo

Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka hadlay xiriirka maamulkiisa kala dhexeeya Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo. Axmed Madoobe waxa uu sheegay in maamulka Jubbaland uu rumeysan yahay inuu yahay maamulka koowaad ee si dhaba u dhaqan galiya

WARBIXIN: Ragga ugu quruxda badan Afrika,Somaliya oo Kaalin aan la fileyn Gashay?
18/07/2017

WARBIXIN: Ragga ugu quruxda badan Afrika,Somaliya oo Kaalin aan la fileyn Gashay?

Wargeyska lagu magacaabo Daily Express ayaa baahiyay warbixin uu kaga hadlayay 10ka Dale e ugu Ragga Qurxoon Qaaradda Afrika,waxaana liiskan lagu soo daray Soomaaliya. Hanaanka qiimeynta waxaa uu ku saleysan yahay muuqaalka jir ahaaneed ee Qofka,Midabkiisa,Dabeecadaha iyo howlkarnimadiisa. 10 –

DEG DEG: Ciidamada Puntland oo Heegan la galiyay, Xog laga helay Daacish & Shabaabka ku sugan Galgala
19/06/2017

DEG DEG: Ciidamada Puntland oo Heegan la galiyay, Xog laga helay Daacish & Shabaabka ku sugan Galgala

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa heegan buuxa la geliyay ciidamada Maamulka Puntland kaidb markii ay saraakiishu sheegeen in ay dareemeen dhaqdhaqaaqyo ay ka wadaan Buuraha Galgala dagaalyahano ka tirsan Daacish iyo Al-Shabaab. Dhanka kalena, Ciidanka Maamulka Puntland ayaa waxa ay howlgalo

DAAWO SAWIRRO: Ninkii dilay Wasiir Cabaas Siraaji oo Dil Toogasho lagu xukumay.
19/06/2017

DAAWO SAWIRRO: Ninkii dilay Wasiir Cabaas Siraaji oo Dil Toogasho lagu xukumay.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday ragii loo heystay in ay ka dambeeyeen dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Cabaas C/laahi Sh. Siraaji oo ahaa wasiiirkii howlaha guud iyo dib udhiska xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Gudoomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalbaka sida

MUUQAAL NAXDIN LEH: Weerarkii Pizza House, Meydadka Raggii galay iyo Khasaaraha (Digniin)
15/06/2017

MUUQAAL NAXDIN LEH: Weerarkii Pizza House, Meydadka Raggii galay iyo Khasaaraha (Digniin)

Waxan Halkan idin kugu soo gudbineynaa Muuqaalka sida uu u dhacay Weerarkii Maqaayadda Pizza House iyo Meydadka Al-Shabaabkii galay oo la soo bandhigay. Afhayeenka Wasaarada Amniga Gudaha Axmed Sayid Carab oo Warbaahinta kula hadlay Dhismaha Maqaayada Pizza House ayaa sheegay in weerarkii ka dhacay

XOORAANSI: DFS Oo Xabsi Dhigeysa Saraakiil iyo ciidamo Looga Shakiyey Wax Ka Ogaanshiyaha Weerarkii Xalay
15/06/2017

XOORAANSI: DFS Oo Xabsi Dhigeysa Saraakiil iyo ciidamo Looga Shakiyey Wax Ka Ogaanshiyaha Weerarkii Xalay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hadda waxay waddaa qorshe ballaaran oo xabsiga lagu dhigayo saraakiil iyo ciidamo lala xiriirnayo iney wax ka ogaayeen weerarkii Al-shabaab xalay ku qaadeen Pizza House. Xogta ayaa sheegaysa in saraakiil ay fududeeyeen in qaraxan uu si sahlan usoo galo magaalada

Address

Mogadishu
2525

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Tube posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram