Oasis Cancer Hospital

Oasis Cancer Hospital Somalia’s First Cancer Hospital Specialized diagnostics & Advanced treatment
Beacon of hope for cancer patients.
(1)

Gudoomiye ku xigeenka isbitaalka Oasis cancer Hospital Eng.Ahmed Ugaas iyo marti-sharaftii ka socotay isbitaalka Medicov...
01/05/2026

Gudoomiye ku xigeenka isbitaalka Oasis cancer Hospital Eng.Ahmed Ugaas iyo marti-sharaftii ka socotay isbitaalka Medicover Hospital ee dalka india

01/05/2026

Guddoomiye ku xigeenka Isbitaalka Engr Ahmed Ugaas ayaa si rasmi ah u soo xiray munaasabadda, isagoo u mahadceliyey dhammaan marti sharaftii, mas’uuliyiintii ka soo qeyb gashay, iyo shaqaalaha isbitaalka ee dadaalka iyo abaabulka weyn sameeyay.

01/05/2026

Muuqal kooban xafaladda xarig jarka isbitaalka Oasis cancer hospital

01/05/2026

CEO-ga Isbitaalka Oasis cancer Hospital Dr Abdiraxiin mohamed ali Oo ka hadley xafladda xarig jarka isbitaalka

Mas’uuliyiin kala duwan, aqoonyahanno iyo marti sharaf heer sare ah oo ka soo qeyb galay munaasabadda xarig-jarka Oasis ...
01/05/2026

Mas’uuliyiin kala duwan, aqoonyahanno iyo marti sharaf heer sare ah oo ka soo qeyb galay munaasabadda xarig-jarka Oasis Cancer Hospital

Maamulka Guud ee Isbitaalka Oasis Cancer Hospital Dr Abdiraxiin Maxamed cali oo ka hadlay munaasabadda xarig-jarka isbit...
01/05/2026

Maamulka Guud ee Isbitaalka Oasis Cancer Hospital Dr Abdiraxiin Maxamed cali oo ka hadlay munaasabadda xarig-jarka isbitaalka.

Waxaa si rasmi ah xariga loog jaray Oasis Cancer Hospital, Furitaankan wuxuu astaan u yahay rajo cusub, adeegyo casri ah...
01/05/2026

Waxaa si rasmi ah xariga loog jaray Oasis Cancer Hospital, Furitaankan wuxuu astaan u yahay rajo cusub, adeegyo casri ah, iyo daryeelka bukaanada la tacaalaya xanuunka kansarka

Sawirrada qeeybta 3aad ee munasabadda xarig jarka ee  Oasis Cancer Hospital
01/05/2026

Sawirrada qeeybta 3aad ee munasabadda xarig jarka ee Oasis Cancer Hospital

Sawirrada qeeybta 2aad ee munasabadda xarig jarka  Oasis Cancer Hospital
01/05/2026

Sawirrada qeeybta 2aad ee munasabadda xarig jarka Oasis Cancer Hospital

Sawirrada Xarig jarka qeeybta 1aad ee Oasis Cancer Hospital
01/05/2026

Sawirrada Xarig jarka qeeybta 1aad ee Oasis Cancer Hospital

Dhakhtar takhasus sare leh oo dalka kuugu yimid!Ha sugin—fursad kooban ayaa hartay. Ballantaada maanta qabso.📅 2maalmood...
30/04/2026

Dhakhtar takhasus sare leh oo dalka kuugu yimid!
Ha sugin—fursad kooban ayaa hartay. Ballantaada maanta qabso.

📅 2maalmood ayaa ka hartay

𝗗𝗵𝗮𝗸𝗵𝗮𝗮𝘁𝗶𝗶𝗿 𝘁𝗮𝗸𝗵𝗮𝘀𝘂𝘀 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗹𝗲𝗵 𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗸𝘂𝘂𝗴𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗶𝗱!Ha Seegin fursada—Boosas Kooban ayaa haray. Ballantaada maanta qabso....
28/04/2026

𝗗𝗵𝗮𝗸𝗵𝗮𝗮𝘁𝗶𝗶𝗿 𝘁𝗮𝗸𝗵𝗮𝘀𝘂𝘀 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗹𝗲𝗵 𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗸𝘂𝘂𝗴𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗶𝗱!

Ha Seegin fursada—Boosas Kooban ayaa haray. Ballantaada maanta qabso.
𝟰 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗺𝗼𝗼𝗱 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆


Address

Somalia, Benadir, Degmada Hodan, Abdikasim Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oasis Cancer Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share