Dr Muse Ali

Dr Muse Ali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Muse Ali, Doctor, w Balcad, Mogadishu.

02/09/2022

Ilahow arimahan noo saqir

18/09/2019

Cawa waxan ka hadlanaa Giardia asaxabta soo dhawada fikirkina waa muham

JIMCO MUBARAK
26/04/2019

JIMCO MUBARAK

21/04/2019

Usii sida uu Dakhtarka usoo qoray Daawada.
Waxaa laga yaabaa hadii aad usiin weydo xanuunka in uu ku saa'ido Qofka.

Ramadaanka waxaa ka harsan 39 maalin cun oo cab inta aan la gaarin.👨‍💻Eng-Hassan Kafi Haji
26/03/2019

Ramadaanka waxaa ka harsan 39 maalin cun oo cab inta aan la gaarin.

👨‍💻Eng-Hassan Kafi Haji

19/02/2019

Maxey ka dheheen Bulshada ku dhaqan muqdisho wehliye medical center?
DAAWO

15/02/2019

Dr Muse Ali Abdi ayaa ka hadlay Qalabkii lagu soo kordhiyay Wehliye medical center.

Waxuu yiri " Waxaan ka jawaab celiney cabashadii Macmiisheena sharafta leh aay inoo soo gudbiyeen"

DAAWO Waxyaabaha uu ka hadlay.

Waqti aan ka hadlaayay Maandooriyaha TAABUU
15/02/2019

Waqti aan ka hadlaayay Maandooriyaha TAABUU

13/02/2019

Howl hufan iyo dhakhaatiir khibrad sare leh ugu imoow wehliye medical center.

â–ŞDhakhtarka Qaliinka.
â–ŞDhakhtarka caruurta
â–ŞDhakhtarka ilkaha
â–ŞDhakhtaradda Haweynka
â–ŞDhakhtarka cunaha iyo sanka

¤Umuliso khibrad sare leh

Wehliye Wehelka Bulshada.

Calaamadaha Naqaska waxaa ka mid ah qufacid iyo hinraagid lagu celceliyo, neeftuurid iyo xaako la soo saaro. Calaamadaha...
01/01/2019

Calaamadaha Naqaska waxaa ka mid ah qufacid iyo hinraagid lagu celceliyo, neeftuurid iyo xaako la soo saaro. Calaamadaha cudur waxay badi ka sii daraan habeenkii.

haddii ilmahaagu uu yeesho calaamadaha daran ee cudurka naqaska.
Wac lambarka 615-912-898, ama 617-898-069 si aad islamarkaaba u hesho gargaar caafimaad oo Dag dag ah

.

WEHLIYE MEDICAL CENTER                            OGEYSIIS OGEYAIIS OGEYAIIS                            ♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤...
27/12/2018

WEHLIYE MEDICAL CENTER

OGEYSIIS OGEYAIIS OGEYAIIS
♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♧
Dhamaan bulsho weynta soomaaliyeed Waxaa lagu wargilinayaa in adeegyadii uu qaban jiry WEHLIYE MEDICAL CENTER lagu soo kordhiyay.

Qalabka Oxygenka .
Dhaqtarka Haweynka (genealogy).
Dhaqtarka maqaarka ( skin).

Sidoo kale waxaa h**e ufariisan jiray

Dhaqtarka ilkaha ( dantesty ).
Dhaqtarka caruurta
Dhaqtarka cunaha, dhagaha iyo sanka ( ENT).
Iyo
Sheybaar casri ah.

Dr Muse Ali Abdi Kadib markii uu arakay baahiyaha bulshada aay u qabto qaladka Oxygen ka, waxuu u keenay Qalab casri ah kaasoo ka haqabtiraya Qofka aanan qaadan karin NEEFTA Iyo caruurta NAQASKA ku dhago.

WEHLIYE MEDICAL CENTER Waxukuu shaqeynayaa 24 saac.

Address

W Balcad
Mogadishu
252

Telephone

+252615912898

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Muse Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Muse Ali:

Share

Category