Durdur Media Group

Durdur Media Group Durdur Media Group LLC is one of the most Professional Somali Production Companies for Commercials, Digital & Music videos. With offices in Mogadishu.

With offices Mogadishu and Columbus Ohio. Info@durdurmedia.net +252614461934 Dur-dur Media Group is one of the most Professional Somali Production Companies for Commercials, Digital & Music videos.

16/04/2026

Heesta Cusub Loo qaadey halgamaa Godoomiye Maxamud Ugaari Nala Daawada.

Barkhad Bosska
16/04/2026

Barkhad Bosska

Barkhad Boss-ka is a respected Community Leader and Cultural Ambassador, recognized for his dedicated service and active community engagement.

Mr. Barkhad will be attending the historic Somali Stars Night—a landmark event celebrating Somali culture, excellence, and achievement.

Event Details.
📅 Date: July 25, 2026
📍 Location: 10800 Collins Ave, Miami Beach, Florida 33154, United States of America.

Somali Stars Night will bring together distinguished guests, community leaders, and international supporters for an unforgettable celebration on the waters of Miami Beach.

Please purchase your tickets using the secure link below: https://buy.stripe.com/eVq3cwaSw8353wi0yy5EY03

SAWIRRO: Musharax madaxweyne Hasan Shekh Isxaaq oo Maanta  lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo.
16/04/2026

SAWIRRO: Musharax madaxweyne Hasan Shekh Isxaaq oo Maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo.

16/04/2026

Bulshada kudhaqan magalada baydhabo ayaa si kulul ugu hadleen joojinta lacgta shilinka soomaliga

14/04/2026

Falqeynta liverpool vs psg iyo baaba catoosh yare oo saldaalin cajib eh sameyi

Mujaahidkii iyo mid kamid ah halgamayaashii RRA wuu iskeeney.Waxaa kusoo biirey musharixiinta Golaha Wakiilada KGS, Mush...
14/04/2026

Mujaahidkii iyo mid kamid ah halgamayaashii RRA wuu iskeeney.

Waxaa kusoo biirey musharixiinta Golaha Wakiilada KGS, Musharaxa miisaanka culus Mujaahid Shiine Macalin Nuurow. Shiine waa hoggaamiye khibrad weyn u leh amniga iyo maamulka, isagoo soo qabtay xilal muhiim ah sida Guddoomiyihii h**e ee Gobolka Bakool, Guddoomiye ku-xigeenkii h**e ee Gobolka Baay, Taliyihii h**e ee Ciidanka Daraawiishta KGS, iyo Taliyihii Guud ee Ciidankii Badbaadada ee dhowaan soo galay Baydhabo.

Siyaasi Shiine Nuur waa Musharixii ugu h**eeyey oo aan ku daahfuro baahinta musharixiinta golaha Wakiilada KGS ee wadada kusoo jira

Hambalyo Taliye Mohamed A Rashiid oo loo magacaabay  Taliyaha howlgallada gobolka Banaadir ee Hay'adda NISA.Maxamed Rash...
14/04/2026

Hambalyo Taliye Mohamed A Rashiid oo loo magacaabay Taliyaha howlgallada gobolka Banaadir ee Hay'adda NISA.

Maxamed Rashiid ayaa Taliye kasoo noqday inta badan degmooyinka gobolka Banaadir, qeybo badan oo gobolka ah iyo gobolka Shabeellada hoose, wuxuuna qeyb ka ahaa saraakiishii kaalinta weyn ku laheyd aas aaskii iyo howlgelintii dharcadka xasiliyay caasimadda.

Musharax Xildhiban Golaha Degaanka Degmada Baydhabo Hassan ibrahim isak
13/04/2026

Musharax Xildhiban Golaha Degaanka Degmada Baydhabo Hassan ibrahim isak

Xaaskeyga wey idiidey iney ifurto marinkeda Horumuz mudo laba isbuuc ah habeen waliba waa isku dhibanahay oo way diidant...
13/04/2026

Xaaskeyga wey idiidey iney ifurto marinkeda Horumuz mudo laba isbuuc ah habeen waliba waa isku dhibanahay oo way diidantahy inan ka gudbo

Yaa ceasefire na dhex dhigaayo waan macaanaday.

13/04/2026

Musharax Madaxweyne Koonfur Galbeed ahna Gudoomiyaha Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU mudane Sharif Hassan Sheikh Aden Issak ayaa galabta kulan muhiim ah la qaatay xubnaha howl-wadeenada Xisbiga

12/04/2026

Address

Maka/Almukarama Rood/mogadishu-
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252614461934

Website

http://durdurmedia.net/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Durdur Media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Durdur Media Group:

Share

Our Story

AROOSKI QARNIGA