Saafi Specialist Hospital

Saafi Specialist Hospital We are thrilled to provide a comprehensive range of healthcare services. Your well-being is our top priority

Our dedicated team of medical professionals is committed to delivering exceptional care and support to women, expectant mothers, and children.

20/08/2024

Saafi Specialist Hospital waxa kaheli Donta Adeeg Caafimad Tayo leh
Wixi Faah faahin ah Kala xariir numabarada shashada kaga muuqda

Eid Wngsn Dhamaan Umada muslimiinta
09/04/2024

Eid Wngsn Dhamaan Umada muslimiinta

06/04/2024

Saaf hospitaal Waa isbitaal ugaar ah cudurada Haweenka wixi faah faahin ah kala soxariir 0612222560

18/03/2024

Ramadaan Mubaarak Kafaaideso Qiima Dhimis 50% Adeegyada Saafi Hospotal Idin sameye waxa kamida .Computerka kor iyo Hoos. sheybarka. Dhalmada. Jiifka. F.g Inta Laguguda jiro Bisha barakesan ee Ramadaan Numbarka waa Lacag laan Caafimadkagu waa mudnaantena Kowaad
0612222560

Ramadaan Mubaarak dhamaman umada muslimiinta.Saafi Hospital
11/03/2024

Ramadaan Mubaarak dhamaman umada muslimiinta.
Saafi Hospital

11/03/2024

Dhamaan macashi Saafi hospital waxa logu bishareyna Isniinta iyo Khamiista in lambarka Drs safia abdulaahi moalim lacag la.aan yahay Sidoolale Dhalmada %25 lagadhimay

24/02/2024
BISHAARO   BISHAARO   BISHAAROWaxa dhamaan bulshada gobolka Banadir gaar ahan dagmada yaqshiid loogu bishaareynayaa in I...
07/12/2023

BISHAARO BISHAARO BISHAARO
Waxa dhamaan bulshada gobolka Banadir gaar ahan dagmada yaqshiid loogu bishaareynayaa in Isbitalka Saafi Specialist Hospital leydiin kaga furay Dagmada yaaqshiid kaas oo aad ka helidoontaan Drs. Safiya Abdullahi Moalim oo ku taqasustay cudurada HAWEENKA & DHALMADA. Dhakhaatiirta Cudurada Guud iyo Dhakhaatiirta Carurta.

Waxad Kahelysaa SAAFI SPECIALIST HOSPITAL Qalabyada Komputerka casriga ee Sheybaarka oo lagu baaro Dhiigaga, ULTRASOUND oo lagu ogaado uurku jirka iyo
farmashiye daawadisa tayasaro leh.

Address

Suuq Bacaad, Yaaqshid
Mogadishu

Telephone

+252612222560

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saafi Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Saafi Specialist Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category