Isbitaalka Haweenka iyo Iskufuranka ee SAHAL

Isbitaalka Haweenka iyo Iskufuranka ee SAHAL Daaweynta Haweenka iyo iskufuranka

29/05/2024

Dr abdirisaq artan oo ah dhakhtarka qaliimada iyo daaweynta xanuunada haweenka aya sharaxaya waxyabaha sababa iskufuranka dumarka

26/05/2024

sahal womens and fistula hospital waxa idiinku diyaar ah Dr abdirizaq cartan oo ku takhakusay daaweynta iyo qaliinka iskufuranka hawenka
wixii faahfaahina kalaxiriir 0619699920

Bishaaro Bishaaro Bishaaro isbitaalka Haweenka iyo isfuranka ee Sahal wuxuu ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Haweenka siin...
03/03/2024

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

isbitaalka Haweenka iyo isfuranka ee Sahal wuxuu ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Haweenka siinayaa adeeg Bilaash ah kaas oo uga bixi jirtay Qiima sare
kala xiriir wixii faahfaahina telefoonka ☎️ 0619699920

27/02/2024

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

isbitaalka Haweenka iyo isfuranka ee Sahal wuxuu ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Haweenka siinayaa adeeg Bilaash ah kaas oo uga bixi jirtay Qiima sare
kala xiriir wixii faahfaahina telefoonka ☎️ 0619699920

20/01/2024

Kaadi baxsad ka dumrka iyo noocyadiisa
Noogu Ugu imow daaweynta iyo qaliinka kaadi baxsad ka dumarka
Waxa idiin diyaar ah
Dr Abdirisak Artan Khabiir daweynta iyo qaliinka dumarka iyo isku furan ka dumar ka .( Sahal Women’s and Fistula Hospital)
Wixi fahfahina kala so xidhidh ☎️+252619699920

14/01/2024

ADEEGYADAAN WUXU IDINU DIYAARYAHAY ISBITAALKA HAWENKA EE SAHAL
Waxana idiinku diyaara Dr Abdirisak Artan
( Sahal Women’s and Fistula Hospital)
Wixi fahfahina kala so xidhidh ☎️+252619699920

07/01/2024

Ku Soo dhowaada isbitaalka Haweenka iyo iskufuranka ee Sahal kaa soo daaweynaya dhaman Xanuunada Dumarka Noocyadooda kala Duwan ( Sahal Women’s and Fistula Hospital)
Wixi fahfahina kala so xidhidh ☎️+252619699920

07/01/2024

Ku soo Dhowada Isbitaalka Haweenka iyo iskufuranka ee Sahal.
Wixii Fahfaahina kala soo xiriir
0619699920

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isbitaalka Haweenka iyo Iskufuranka ee SAHAL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share