
18/01/2024
Haddii aad awoodid wax ka iibso ganacsatadan yaryar waayo waa xalaal quutayaal waxayna u noqonaysaa niyad dhis iyo maal.
Xitaa haddii aadan u baahneyn waxaas isku day inaad inta aad ka gadatid aad siisid qof kale oo isaguna u baahan, ama kaga farxisid ilma yar.
Aynnu dhiirigelino keenna tabarta yar ilaa inta uu ka xoogaysanayno
ogahay qof kastaa wuu mashquulsanyahay hadana waxa jira qof hoos u akhriyaya fariintayda Ilaahay hakaa raali noqdo Follow iitaabo mahadsanid 🙏 ♥️