Macaani hospital

Macaani hospital Macaani hospital wuxuu idiin hayaa adeegyo caafimaad oo dhammeystiran. Macaani waa umaciinaha bulshada

Tallaalka carruurta waa mid ka mid ah tallaabooyinka ugu muhiimsan ee caafimaadka carurteena .Talaka Waxa uu kiciyaa dif...
24/12/2025

Tallaalka carruurta waa mid ka mid ah tallaabooyinka ugu muhiimsan ee caafimaadka carurteena .
Talaka Waxa uu kiciyaa difaaca jirka si uu uga hortago cudurro faafa oo halis ah sida jadecada, dabaysha, qaaxada iyo teetano iyo Gawracatada
Ku Siinta tallaalka jadwalkiisa saxda ah waxay si weyn u yareysaa xanuunsiga, dhimashada carruurta, waxayna hubisaa korriin iyo horumar caafimaad leh.
Fadlan Nagu so booqo xaruntena Macaani hospital ee Garasbaley si aad ula kulanto dhaqaatir qibrad saro leh

Badqabka bukaanka wa mas’uuliyad nawada Saran dhamanten
22/12/2025

Badqabka bukaanka wa mas’uuliyad nawada Saran dhamanten

Wacyigalin caafimad fadlan raac tilmaamahan cafimad hadi ad ku aragtid ilmahaaga calamaddaha hoos ku Xusan hayareysan si...
20/12/2025

Wacyigalin caafimad fadlan raac tilmaamahan cafimad hadi ad ku aragtid ilmahaaga calamaddaha hoos ku Xusan hayareysan si dag dag ah nogu so booqo xaruntena macaani hospital Garasbaley

Nagu so booqo qeybteena qaliimada casriga ah ee macaani hospital
04/12/2025

Nagu so booqo qeybteena qaliimada casriga ah ee macaani hospital

OGEYSIIS .... OGEYSIIS .... OGEYSIISIsbitaalka MACAANI waxa uu ogeysiinayaa xirfadleyda caafimaad gaar ahaan kalkaaliyaa...
01/09/2025

OGEYSIIS .... OGEYSIIS .... OGEYSIIS
Isbitaalka MACAANI waxa uu ogeysiinayaa xirfadleyda caafimaad gaar ahaan kalkaaliyaasha soomaaliyeed inuu ka bannaanyahay boos kalkaaliso guud.
Shuruudaha iyo dukumiintiyada looga baahanyahay codsadaha iyo qaabka arji qabashada intaba waxa ay ku faahfaahsanyihiin dukumiintiga hoose.

13/04/2025

Waxaa si habsami leh weli usocda qalliinadi lacag la'aanta ahaa ee ka fa'iideysi wacan.

26/03/2025

Qalliinno lacag la'aan ah ayaa ka bilaaban doono isbitaal Macaani dhawaan ee ka faa'iideysi wacan. fans

Ramadan Kareem 🌙 Dhamaan ummada muslimiinta waxan leenahay ramadan kariim.
01/03/2025

Ramadan Kareem 🌙
Dhamaan ummada muslimiinta waxan leenahay ramadan kariim.

15/02/2025

CODSI DEGDEG AH:
Isbitaal Macaani Garasbaaley waxaa ku jirta hooyo soomaaliyeed oo dhiig la'aan ah, Hb geeduna yahay 3 g/dl, nooca dhiiggeedu waa B-ve (B minus).
Waxaan si naxariis leh uga codsaneynaa bulshada ciddi dhiiggeedu yahay noocaas la raadinayo iney hooyadaas ugu tabarucaan.

27/01/2025
YAA UNUGUL HOOS-UDHACA FITAMIIN D?Cidkasta wuu ku dhici karaa hoos udhaca fitamiin D, sida carruurta yaryar iyo dadka qa...
01/11/2024

YAA UNUGUL HOOS-UDHACA FITAMIIN D?
Cidkasta wuu ku dhici karaa hoos udhaca fitamiin D, sida carruurta yaryar iyo dadka qaangaarka ahba, waxa uuse si gaar ah aad ugu badanyahay dadka madow ama midabka leh iyo dadka aan badanaa cadceedda helin amaba iyagoo dhar badan xiran cadceedda taga iyo dadka waayeelka ah.

SIDEEN KU OGAAN KARAA IN FITAMIN-D geygu DHACSANYAHAY?
Waxaa jira baaritaan dhiigga ah oo lagu ogaado heerka uu marayo fitamiin-D oo aan kuugu diyaarinay isbitaalka, ee adna iska hubi hadda.

HALKEEN KA HELI KARAA FITAMIIN-D?1. Cadceedda aroorti ama galabki: in jirkaaga oon dhar ku daboolneyn aad u dhigto cadce...
30/10/2024


HALKEEN KA HELI KARAA FITAMIIN-D?
1. Cadceedda aroorti ama galabki: in jirkaaga oon dhar ku daboolneyn aad u dhigto cadceedda inta aaney aad usoo kululaan si joogta ah waa isha ugu fiican ee aad ka heli karto. Balse dadka maqaarkoodu madowyahay iyo dadka da’da ah kuma filna cadceedda oo aad bay uyartahay inta ay ka helayaan.
2. Cuntooyinka aynu cunno qaar ka mid ah
3. Inaad dawo ahaan uqaadato
Iyadoo ay intaa dhan jiraan haddane hoos udhaca fitamiin D gu waa mushkilad dunida dhan heysata, waxa uuna hayaa dad ka badan 1 bilyan (1000,000,000) adduunka oo dhan, dalalka qaarne waxa uu gaaraa 50% dadka waddanka ku nool iney qabaan hoos udhaca fitamiin-D.

Address

Km13 Macani Road Garasbaley
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macaani hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category