Rajo Acupuncture and Physiotherapy center

Rajo Acupuncture and Physiotherapy center kuso dhawowo xarunta acupuncture, fiisoterabiga,iyo toobinta waxay kaa dawayne cuduro badan.

Bukaan ka cabanayo jilbo xanuun  waana lala tacaalaya side ugu fiican uguna macquulsan KUSO DHAWAADA RAJO ACUPUNTURE & C...
26/02/2024

Bukaan ka cabanayo jilbo xanuun waana lala tacaalaya side ugu fiican uguna macquulsan
KUSO DHAWAADA RAJO ACUPUNTURE & CLINICAL PHYSIOTHERAPY CENTER
CONTACT : 061 5512931

11/02/2024

Xarunta acupanctureka, fiiso terabiga iyo toobinta waxaa kahelaysaa dhamaan xanunada jirka kudhaco oo lagaga daweynayo qaab casri ah acupancture cudurada lagu sameyo waxa kamida , dhikar, sokorta, istarooga, dhalmo la aanta , nervaha, jilbo xanuunka dhabar xanuun iyo cudurabadan oo kala duwan xarunta waxay kutala degmada hodan xafada taleex agagagarka masjidka ramadan.

Waxaaa xarunta kugu diyaar ah massagekii jirka nuuckast.
10/02/2024

Waxaaa xarunta kugu diyaar ah massagekii jirka nuuckast.

Waxa kaheli kartaa xarunta  nuucyada acupuncture sida  dhalmo la anta, istarooga  nervaha jilbo xanuun dhabar xanuun sok...
10/02/2024

Waxa kaheli kartaa xarunta nuucyada acupuncture sida dhalmo la anta, istarooga nervaha jilbo xanuun dhabar xanuun sokorta madax xanuun iyo wixi kamid ah.

Kuso dhawow xarunteena cusub waxa kahelaysaa acupuncterkii  physiotheaphy iyo toobinta oo casri.
10/02/2024

Kuso dhawow xarunteena cusub waxa kahelaysaa acupuncterkii physiotheaphy iyo toobinta oo casri.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo Acupuncture and Physiotherapy center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share