DrAbdulkadir Aweis Ahmed

DrAbdulkadir Aweis Ahmed Ku so dhawow Pageka DR AWEYS. Dr Aweys wa dhaqtar daaweyo taqasusna u leh cudurda ku dhaco Taranka ragga. (Dermatologist & Andrologist speciality.)

Sidoo kalene daaweyo Cudurada maqaarka, xasaasiyada, timaha & cidiyaha.

29/06/2025

Waa maxay farqiga u dhaxeeya dhiig roorka iyo gadgaduudka wajiga galo?

Jimco Wanaagsan
27/06/2025

Jimco Wanaagsan

17/06/2025

Waa maxay faaiidooyinka ay leedahay wajiga saliida leh iyo caqabadaha ka imaan karo?

12/06/2025

Ma ogtahay in doorashada saxda ah ee cuntada ay furaha u tahay miisaan dhimis caafimaad leh?

La tasho dhakhtar si aad u doorato cunto kugu habboon oo caafimaad leh.

07/06/2025

Saameyn intee le’eg ayuu dhafarka ku leeyahay caafimaadka maqaarkaaga iyo timahaaga?

05/06/2025

Ma ogtahay in cilaanka qaar xasaasiyad leeyahay? Hadii aad la kulantid xaaladaan oo kale sindhaqsiyo leh oola soo xiriir Dr Abdulkadir Aweys oo ah dhakhtarka maqaarka.

Waxaan dhamaan muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabada Ciidul Adha, waxaan idi...
05/06/2025

Waxaan dhamaan muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabada Ciidul Adha, waxaan idin leeyahay Ciid wanaagsan.

Maqaarkaaga iyo timahaaga quruxdooda waxa lagu dhisaa hab nololeed sax ah, afartaan shey waa u muhiim maqaarkaada iyo ti...
01/06/2025

Maqaarkaaga iyo timahaaga quruxdooda waxa lagu dhisaa hab nololeed sax ah, afartaan shey waa u muhiim maqaarkaada iyo timahaada.

31/05/2025

Marka uu ubadka dhashto maqaarkiisa waxa uu maraa dhowr xaaladood, waa muhiim in waalidka uu ogaado xaaladaha kala duwan iyo sida loola tacaalo.

πŸ“ž La xiriir Dr. Aweys: 061 794 0658 / 061 083 0496
πŸ“ Dhakhtaarka waxa uu fariistaa Kaafi Hospital & Safa Clinic

Maxaa keena Dhalmo la aanta ragga?
27/05/2025

Maxaa keena Dhalmo la aanta ragga?

Address

Mogadishu

Telephone

+252615425408

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DrAbdulkadir Aweis Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram