30/03/2026
Maama Malyuun oo sanad ka hor nagu soo booqatay isbitaalka iyada oo latacaaleyso xanuun dhanka wadnaha ayaa la kulantay 𝐃𝐫. 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐆𝐮𝐥𝐞𝐝 oo ah khabiir ku takhasusay daaweynta cudurrada wadnaha iyo qaliimadooda maamada oo u baahatay in wadnaha loo geliyo qalab lagu xakameeyo garaaca wadnaha (Pacemaker).
Maanta oo sanad kadib ah waxay u timid (check-up) xaaladeeduna aad bay u wanaagsan tahay caafimaadkeeduna si weyn ayuu u soo hagaagay.
GULED Specialist Hospital
Fadlan nagala soo xiriir:
𝟬𝟲𝟭𝟳𝟱𝟬𝟬𝟬𝟴𝟱
𝟎𝟔𝟏𝟕𝟓𝟎𝟎𝟎𝟖𝟒
𝑾𝒉𝒂𝒕𝒔𝑨𝒑𝒑 𝑵𝒖𝒎𝒃𝒆𝒓: +𝟮𝟱𝟮𝟲𝟭𝟕𝟏𝟕𝟒𝟔𝟒𝟑