
14/01/2025
๐๐๐ซ๐ข๐๐จ๐๐๐ฅ๐: ๐๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐๐๐ ๐ฑ๐ฎ๐๐ง๐๐ก๐ ๐ญ๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐ซ๐๐ ๐ ๐ ๐
Varicocele waa xaalad ku timaada xididdada dhiigga ee ku yaalla xiniinyaha, taasoo keeni karta dhibaatooyin ay ka mid yihiin:
1. Xanuun joogto ah oo ku dhaca xiniinyaha.
2. Hoos u dhac ku yimaada tirada iyo tayada shahwada, taasoo saameyn ku yeelan karta dhalmada.
3. Koritaan laโaan xiniinyaha ama yaraansho.
Badanaa xanuunkani wuxuu ku yimaadaa ragga daโdoodu u dhaxayso 15-35 sano. Waxaa muhiim ah in qofka uu u tago dhakhtar haddii uu dareemo calaamadahaas, maadaama daweyntu suurtagal tahay iyadoo laga sameynayo qalliin fudud (varicocelectomy).
Caafimaadkaaga waa hanti โ ha iska indhatirin!โ