Dr Barrow Specialized Women & Child Hospital

Dr Barrow Specialized Women & Child Hospital 𝐃𝐫 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐨𝐰 𝐒𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥𝐢𝐳𝐞𝐝 𝐖𝐨𝐦𝐞𝐧 𝐀𝐧𝐝 𝐂𝐡𝐢𝐥𝐝 𝐢𝐬 𝐚 𝐖𝐨𝐦𝐞𝐧 𝐀𝐧𝐝 𝐂𝐡𝐢𝐥𝐝 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐥𝐨𝐜𝐚𝐭𝐞𝐝 𝐢𝐧 𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮 𝐚𝐥𝐨𝐧𝐠 𝐀𝐫𝐠𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐞𝐲𝐧𝐢𝐥𝐞 𝐬𝐭𝐫𝐞𝐞𝐭.

Dr Barrow Specialized Women & Child Hospital  Waxow Diyaar uyahay inuu hubiyo xaaladaada caafimaad ,uuna lasocdo marwalp...
29/12/2025

Dr Barrow Specialized Women & Child Hospital Waxow Diyaar uyahay inuu hubiyo xaaladaada caafimaad ,uuna lasocdo marwalpo


Isbitaalka waxa ka howl gala Dhaqtarada Xanuunada kudhaca haweenka , Qaliinadooda iyo dhalmo la'aanta Dr Rahel Tilahun
24/12/2025

Isbitaalka waxa ka howl gala Dhaqtarada Xanuunada kudhaca haweenka , Qaliinadooda iyo dhalmo la'aanta Dr Rahel Tilahun

Qeyb kamida qataraha xanuunka gowracatada
21/12/2025

Qeyb kamida qataraha xanuunka gowracatada

Ilmuhu waxay ubahaanyahiin daryeel joogto ah ,sido kale baaritaano ,iyo walipa talaal kahortaga xanuunada
18/12/2025

Ilmuhu waxay ubahaanyahiin daryeel joogto ah ,sido kale baaritaano ,iyo walipa talaal kahortaga xanuunada

15/12/2025

Waxaa muhiim ah in Hooyada uur ka leh ay isla socoto ayada iyo ubadkeeda caloosha kujira
qeyb kamida ultrasoundka iyo faaidadiisa



Haddii mid ka mid ah calaamadahan muuqdo aad ku aragto ubadkaaga , ha sugin  ilmaha si degdeg ah u gee dhakhtar.
13/12/2025

Haddii mid ka mid ah calaamadahan muuqdo aad ku aragto ubadkaaga , ha sugin ilmaha si degdeg ah u gee dhakhtar.

Hambalyo waxaa si sax ah usaadaaliyay Maxamed Cabdi Maxamuud  Qaatayne abaalmarintii aan ugu talagalnay  ee aheyd 50$
11/12/2025

Hambalyo waxaa si sax ah usaadaaliyay Maxamed Cabdi Maxamuud Qaatayne abaalmarintii aan ugu talagalnay ee aheyd 50$

Saadaali Kulanka dhex-maraya kooxaha Real Madrid iyo man city  oo ku guulayso $50. Shuruudaha ku Guulaysiga .1. Inaad Li...
09/12/2025

Saadaali Kulanka dhex-maraya kooxaha Real Madrid iyo man city oo ku guulayso $50.

Shuruudaha ku Guulaysiga .
1. Inaad Like Saarto Page. ama folow dhahdo
2. Inaad Share sii dhahdo Postiga.
3: inaad saadaaliso cayaarta
Hubi inaad buuxisay shuruudaha oo tijaabi Khabiirnimadaada kuna guulayso $50 .
Saadaalinta ciyaarta waxa ay ku egtahay inta aysan bilaaban cayaarta

ubadka ayaa isweydiiya suaalo badan markii ay dareeman xaanuun ,aysan garaneen meel uu uga yimid  sida..1:Tolow xagee la...
08/12/2025

ubadka ayaa isweydiiya suaalo badan markii ay dareeman xaanuun ,aysan garaneen meel uu uga yimid sida..

1:Tolow xagee laiga haaya ?
2:ma caloosha ayaa ixanuunaysa !
3: maya cunaha ayaa laiga haaya !
4: waxaa laga yaaba iney qandha ihayso !

Dr Barrow Specialized Women & Child Hospital Ayaa diyaar u ah in uu ka jawaabo dhamaan sualaha uu ubadkaaga is weydiinaayo ,
inago aan kusameyn doono baaritaan guud

Xanuunka caadadu waa caadi, balse ma aha inay kuu adkaato.Ku raaxayso 6 talo oo kaa caawinaya dejinta xanuunka iyo hagaa...
06/12/2025

Xanuunka caadadu waa caadi, balse ma aha inay kuu adkaato.
Ku raaxayso 6 talo oo kaa caawinaya dejinta xanuunka iyo hagaajinta jirkaaga


Intaan iyo in kabadan ayaa keeni karta calool xanuunka caruurta , si uu uga fogaado waxaa muhiim ah in aad lasocto ubadk...
04/12/2025

Intaan iyo in kabadan ayaa keeni karta calool xanuunka caruurta , si uu uga fogaado waxaa muhiim ah in aad lasocto ubadkaaga

Hurdo kugu filan oo aad seexato habeenkii ayaa keeni Karta in uu caafimaadkaaga wanaagsanaado,
01/12/2025

Hurdo kugu filan oo aad seexato habeenkii ayaa keeni Karta in uu caafimaadkaaga wanaagsanaado,

Address

Aargada Deynile
Mogadishu

Telephone

+252617594588

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Barrow Specialized Women & Child Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category