Bukaandeeq medical supplies

Bukaandeeq medical supplies Wide range of medical technology products

๐™†๐™ค๐™ง ๐™ช ๐™ฆ๐™–๐™–๐™™ ๐™๐™š๐™š๐™ง๐™ ๐™– ๐™–๐™™๐™š๐™š๐™œ๐™ฎ๐™–๐™™๐™– ๐™ญ๐™–๐™ง๐™ช๐™ฃ๐™ฉ๐™–๐™–๐™™๐™– ๐™˜๐™–๐™–๐™›๐™ž๐™ข๐™–๐™–๐™™ ๐™–๐™™๐™ž๐™œ๐™ค๐™ค ๐™–๐™™๐™š๐™š๐™œ๐™จ๐™–๐™ฃ๐™–๐™ฎ๐™– ๐™€๐™€๐™‚ 32 ๐˜พ๐™๐™–๐™ฃ๐™ฃ๐™š๐™ก ๐™ค๐™ค ๐™–๐™ ๐™ฆ๐™–๐™ก๐™–๐™— ๐™–๐™ฌ๐™ค๐™ค๐™™ ๐™ช ๐™ก๐™š๐™ ๐™ž๐™ฃ๐™ช๐™ช ๐™—๐™ž๐™ญ๐™ž๐™ฎ๐™– ๐™ญ...
04/04/2026

๐™†๐™ค๐™ง ๐™ช ๐™ฆ๐™–๐™–๐™™ ๐™๐™š๐™š๐™ง๐™ ๐™– ๐™–๐™™๐™š๐™š๐™œ๐™ฎ๐™–๐™™๐™– ๐™ญ๐™–๐™ง๐™ช๐™ฃ๐™ฉ๐™–๐™–๐™™๐™– ๐™˜๐™–๐™–๐™›๐™ž๐™ข๐™–๐™–๐™™ ๐™–๐™™๐™ž๐™œ๐™ค๐™ค ๐™–๐™™๐™š๐™š๐™œ๐™จ๐™–๐™ฃ๐™–๐™ฎ๐™– ๐™€๐™€๐™‚ 32 ๐˜พ๐™๐™–๐™ฃ๐™ฃ๐™š๐™ก ๐™ค๐™ค ๐™–๐™ ๐™ฆ๐™–๐™ก๐™–๐™— ๐™–๐™ฌ๐™ค๐™ค๐™™ ๐™ช ๐™ก๐™š๐™ ๐™ž๐™ฃ๐™ช๐™ช ๐™—๐™ž๐™ญ๐™ž๐™ฎ๐™– ๐™ญ๐™ค๐™œ ๐™จ๐™–๐™ญ ๐™–๐™ ๐™ค๐™ค ๐™ ๐™ช ๐™จ๐™–๐™–๐™—๐™จ๐™–๐™ฃ ๐™จ๐™๐™–๐™ฆ๐™–๐™™๐™– ๐™ข๐™–๐™จ๐™ ๐™–๐™ญ๐™™๐™–

Wuxuu kuu sahlayaa:

โœ”๏ธIn si degdeg ah loo ogaado cudurrada maskaxda iyo dhibaatooyinka neerfaha
โœ”๏ธIn la sameeyo falanqayn qoto dheer iyo cilmi-baaris caafimaad
โœ”๏ธIn si ballaaran loo sawiro dhaqdhaqaaqa maskaxda (brain mapping)
โœ”๏ธIyo In si joogto ah loola socdo xaaladda bukaanka inta lagu jiro daaweynta.

Booqo oo ka hel xarumaheena ama lasoo xariir.

๐Ÿ“ž +252 614060606
๐Ÿ“ž +252 615520032
๐Ÿ“ Bakaaro, Banaadir-Near Kalkaal,Muqdisho โ€“ Soomaaliya

๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป:Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, hana ka yeelo  maalinteena mid barako leh, oo idinka iyo eheladiinaba ca...
03/04/2026

๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป:

Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, hana ka yeelo maalinteena mid barako leh, oo idinka iyo eheladiinaba caafimaad ku jimcaysta.



Waa adeeg aan u qabanay mid kamid ah macaamiisheena.Macaamiil adiguna maanta ka qalabey xaruntaada Bukaan Deeq Medical S...
29/03/2026

Waa adeeg aan u qabanay mid kamid ah macaamiisheena.

Macaamiil adiguna maanta ka qalabey xaruntaada Bukaan Deeq Medical Supplies.

Booqo xarumaheena ama lasoo xariir.

๐Ÿ“ž +252 614060606
๐Ÿ“ž +252 615520032
๐Ÿ“ Bakaaro, Banaadir-Near Kalkaal,Muqdisho โ€“ Soomaaliya

28/03/2026

๐‡๐š๐ฅ ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ ๐ค๐š ๐ก๐ž๐ฅ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ช๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฅ๐š๐›๐ž๐ฒ.

Bukaan Deeq Medical Supplies waxaa diyaar kuugu ah qalab caafimaad oo casri ah, tayo leh oo laysku hallayn karo sida:

โœ”๏ธSingle Crank Bed
โœ”๏ธPulse Oximeter
โœ”๏ธAdult Laryngoscope

Ka hel maantaba Bukaan Deeq Medical Supplies

Booqo xarumaheena ama lasoo xariir.

๐Ÿ“ž +252 614060606
๐Ÿ“ž +252 615520032
๐Ÿ“ Bakaaro, Banaadir-Near Kalkaal,Muqdisho โ€“ Soomaaliya

๐ฃ๐ข๐ฆ๐œ๐จ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง:โ€œHanuunka Qurโ€™aanka waxa hela kuwa Alle ka cabsadaโ€ ~Suuratul Baqarah
27/03/2026

๐ฃ๐ข๐ฆ๐œ๐จ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง:

โ€œHanuunka Qurโ€™aanka waxa hela kuwa Alle ka cabsadaโ€ ~Suuratul Baqarah



19/03/2026

Ciid Mubaarak

Maamulka iyo shaqaalaha Bukaan Deeq Medical Supplies waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitr.

Allaha naga aqbalo cibaadadii, hana inaga yeelo kuwa hela cafis, caafimaad iyo barako.

Ciiddan teeda kale ku gaara farxad, caafimaad iyo nabad.

Ciid Wanaagsan:Dhammaan macaamiisheena, umadda muslimka ah iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan leenahay Farxad i...
19/03/2026

Ciid Wanaagsan:

Dhammaan macaamiisheena, umadda muslimka ah iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan leenahay Farxad iyo caafimaad ku cidda oo ciid wanaagsan.



Ma u baahan tahay qalab sax ah oo lagu cabbiro miisaanka iyo dhererka bukaanka?Manual Scale with Height waa miisaan tayo...
15/03/2026

Ma u baahan tahay qalab sax ah oo lagu cabbiro miisaanka iyo dhererka bukaanka?

Manual Scale with Height waa miisaan tayo leh oo ku habboon inaad ku qalabayso xaruntaada iyo rugtaada caafimaad

Ka hel maantaba Bukaan Deeq Medical Supplies

Booqo xarumaheena ama lasoo xariir.

๐Ÿ“ž +252 614060606
๐Ÿ“ž +252 615520032
๐Ÿ“ Bakaaro, Banaadir-Near Kalkaal,Muqdisho โ€“ Soomaaliya

Capnography Machine waa tiknoolajiyad casri ah oo ka caawinaysa isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka inay si dhow ula s...
11/03/2026

Capnography Machine waa tiknoolajiyad casri ah oo ka caawinaysa isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka inay si dhow ula socdaan xaaladda neefsashada ee bukaanka, gaar ahaan xaaladaha degdegga ah iyo ICU.

Waxay bixisaa xog sax ah oo degdeg ah si ay u taageerto goโ€™aannada caafimaad ee saxda ah.

Ka hel maantaba Bukaan Deeq Medical Supplies

Booqo xarumaheena ama lasoo xariir.

๐Ÿ“ž +252 614060606
๐Ÿ“ž +252 615520032
๐Ÿ“ Bakaaro, Banaadir-Near Kalkaal,Muqdisho โ€“ Soomaaliya

ECG 6 Channel waa qalab caafimaad oo awood u leh inuu si dhakhso leh oo sax ah u cabbiro dhaqdhaqaaqa wadnaha, kana siiy...
08/03/2026

ECG 6 Channel waa qalab caafimaad oo awood u leh inuu si dhakhso leh oo sax ah u cabbiro dhaqdhaqaaqa wadnaha, kana siiyo dhakhaatiirta iyo xarumaha caafimaadka aragti dhammaystiran oo ku saabsan xaaladda bukaanka.

Ku qalabew xaruntaada caafimaad, ka hel maantaba Bukaan Deeq Medical Supplies

Booqo xarumaheena ama lasoo xariir.

๐Ÿ“ž +252 614060606
๐Ÿ“ž +252 615520032
๐Ÿ“ Bakaaro, Banaadir-Near Kalkaal,Muqdisho โ€“ Soomaaliya

08/03/2026

KUSOO DHAWAAW Bukaandeeq medical supplies WAXAAN IDIIN KEENAY
AHNA WHITE COLAR IYO WEYNEESO ISKU AH SO DALBO MACAAMIILKEENA SHARAFTA LEH KUSOO DHAWAADA BUKAANDEEQ Markle

12 Channel ECG- waa qalab  muhiim u ah isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka kasoo fududaynaya in si dhakhso leh loo oga...
07/03/2026

12 Channel ECG- waa qalab muhiim u ah isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka kasoo fududaynaya in si dhakhso leh loo ogaado xaaladaha wadnaha.

Haddaba horumari adeegga caafimaadka xaruntaada adigoo isticmaalaya 12 Channel ECG Machine.

Ka hel maantaba BukaanDeeq Medical Supplies

Booqo xarumaheena ama lasoo xariir.

๐Ÿ“ž +252 614060606
๐Ÿ“ž +252 615520032
๐Ÿ“ Bakaaro, Banaadir-Near Kalkaal,Muqdisho โ€“ Soomaaliya

Address

Howlwadaag District Bakaaro Market
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bukaandeeq medical supplies posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bukaandeeq medical supplies:

Share