B-well Clinic & Wellness

B-well Clinic & Wellness B-well is pharmacy which imports good quality european products from UK.

Daryeelka haweenka xiliga uurka,daaweynta dhalmada soo daahda, caado wareerka iyo dhamaan xanuunada Hooyoyinka iyo gabdh...
11/05/2026

Daryeelka haweenka xiliga uurka,daaweynta dhalmada soo daahda, caado wareerka iyo dhamaan xanuunada Hooyoyinka iyo gabdhaha

Dhamaan bahda B-well Clinic & Wellness oo isku Duuban waxey hambalyo iyo bogaadin u direysa madaxa shaqada iyo shaqaalah...
07/05/2026

Dhamaan bahda B-well Clinic & Wellness oo isku Duuban waxey hambalyo iyo bogaadin u direysa madaxa shaqada iyo shaqaalaha Mohamed Amiin Ahmed Dakane iyo Marwadisa Aisha Salah Mohamed

Ka warqab cafimadkaga oo nagu soo booqo Bwell clinic
01/05/2026

Ka warqab cafimadkaga oo nagu soo booqo Bwell clinic

26/04/2026

Ayaanle Hussein Abdi oo nagu so booqdey xarunta Bwell clinic

22/04/2026

Hooyo, maka warqabta ironta ku jirta jirkaaga?
Talo cafimad by Dr Yasmin Shimbir

15/04/2026

Aynu xoojino goaamada la xiriira dhalmada si loo yareeyo qalimada aan daruuriga aheyn

Ma tahey umul ama Hooyo mar aan fogeyn dhashey si aad tamar iyo dheehagi dib ugu heshid naftaada la ogoow.
14/04/2026

Ma tahey umul ama Hooyo mar aan fogeyn dhashey si aad tamar iyo dheehagi dib ugu heshid naftaada la ogoow.

13/04/2026

Haku xukminin cafimaadkaga aragaga muuqal ahaned, samee baaritan , si aad uga warqabto xaladaada

Dhamaan cudurada maqaarka ka bogo bwell clinic
11/04/2026

Dhamaan cudurada maqaarka ka bogo bwell clinic

09/04/2026

Dr Mohamoud oo Faahfaahin muhim ah ka bixiyey habka saxda ee lo maro baritanka iyo hubinta vitaminska

Dr yasmin Shimbir waxey ka kaafineysa dhamaan baahiyahaga caafimad hadaa tahey Hooyo, Gabar ama marwo aan wali curan .  ...
08/04/2026

Dr yasmin Shimbir waxey ka kaafineysa dhamaan baahiyahaga caafimad hadaa tahey Hooyo, Gabar ama marwo aan wali curan .

Address

Taleex, Hayat Mall
Mogadishu

Telephone

+252770980138

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when B-well Clinic & Wellness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to B-well Clinic & Wellness:

Share