Dr Ak Derma Clinic

Dr Ak Derma Clinic KAN WAA PAGE-KEYNA SAXDA AH WAA PAGE-KEYGA SAXDA AH

Fursad shaqo oo banan 2 boos Hydrofacial specialist Iv vitamin drip nurse Waqtiga dhicitanka waa 1-2-2026Kusoo dir cv dr...
19/01/2026

Fursad shaqo oo banan 2 boos
Hydrofacial specialist
Iv vitamin drip nurse
Waqtiga dhicitanka waa 1-2-2026
Kusoo dir cv drakdermaclinic@gmail.com
Waxii fahfahin ah nagala soo xariir 61 5241377

Jimco wanaagsanSoo booqo xarunteena oo natiijo muuqata ku raaxayso Dr Ak Derma Clinic – Xarunta Daryeelka Maqaarka iyoTi...
24/10/2025

Jimco wanaagsan

Soo booqo xarunteena oo natiijo muuqata ku raaxayso

Dr Ak Derma Clinic – Xarunta Daryeelka Maqaarka iyoTimaha

Wixii Faahfaahin ah, Nagala soo Xariir
📞615241377/616787807

📍 Ama Booqo Xaruunteena oo ku Taalla Dalcada Taleex

Tima Daadashadu Ma aha kaliya Quruxda oo lunta, waa Kalsoonidaada oo hoos u DhacdaXarunteennu Waxay Bixisaa Daawayn Casr...
21/10/2025

Tima Daadashadu Ma aha kaliya Quruxda oo lunta, waa Kalsoonidaada oo hoos u Dhacda

Xarunteennu Waxay Bixisaa Daawayn Casri ah oo si toos ah u Xoojinaysa Xididdada Timahaaga, Dibna u Kicisa Koritaankooda Dabiiciga ah, Natiijo Muuqata ayaad arki Doontaa Muddo Gaaban gudaheed

Dr Ak Derma Clinic – Xarunta Daryeelka Maqaarka iyoTimaha

Wixii Faahfaahin ah, Nagala soo Xariir
📞615241377/616787807

📍 Ama Booqo Xaruunteena oo ku Taalla Dalcada Taleex

Timahaaga Meel Meel ma uga Daateen? Ha welwelin Daawayn Casri ah ayaa Dib u soo Celin karta kalsoonidaadaSoo booqo Xarun...
18/10/2025

Timahaaga Meel Meel ma uga Daateen?

Ha welwelin Daawayn Casri ah ayaa Dib u soo Celin karta kalsoonidaada

Soo booqo Xarunteena Si aad u Bilowdo Daawaynta Alopecia Areata!

Dr Ak Derma Clinic – Xarunta Daryeelka Maqaarka iyoTimaha

Wixii Faahfaahin ah, Nagala soo Xariir
📞615241377/616787807

📍 Ama Booqo Xaruunteena oo ku Taalla Dalcada Taleex

Ka Saar Honqor Kasta ha ahaado Wajiga ama JirkaMuuqaal Nadiif ah iyo Maqaarkaaga oo Dhalaalaya Waa Suurtagal Maanta Dr A...
16/10/2025

Ka Saar Honqor Kasta ha ahaado Wajiga ama Jirka

Muuqaal Nadiif ah iyo Maqaarkaaga oo Dhalaalaya Waa Suurtagal Maanta

Dr Ak Derma Clinic – Xarunta Daryeelka Maqaarka iyoTimaha

Wixii Faahfaahin ah, Nagala soo Xariir
📞615241377/616787807

📍 Ama Booqo Xaruunteena oo ku Taalla Dalcada Taleex

PRP Therapy Waa Daawayn Dabiici ah oo lagu Xoojinayo Timaha iyo Maqaarka iyadoo la Adeegsanayo Dhiiggaaga Laftiisa, Plat...
14/10/2025

PRP Therapy Waa Daawayn Dabiici ah oo lagu Xoojinayo Timaha iyo Maqaarka iyadoo la Adeegsanayo Dhiiggaaga Laftiisa, Platelets-ka ku jira Dhiigga ayaa la kala soocaa, kadibna Dib loogu Mudaa Meelaha u Baahan Daawaynta si ay u Kiciyaan Koritaanka iyo Cusboonaanta Unugyada

Dr Ak Derma Clinic – Xarunta Daryeelka Maqaarka iyoTimaha

Wixii Faahfaahin ah, Nagala soo Xariir
📞615241377/616787807

📍 Ama Booqo Xaruunteena oo ku Taalla Dalcada Taleex

Adeega GFC Wuxuu kaa Haqabtiraa Baahiyahaaga Dhanka TimahaDib Uhel Buuxnaanta, Xoogga iyo Quruxda Dabiiciga ah ee Timaha...
11/10/2025

Adeega GFC Wuxuu kaa Haqabtiraa Baahiyahaaga Dhanka Timaha

Dib Uhel Buuxnaanta, Xoogga iyo Quruxda Dabiiciga ah ee Timahaga

Dr Ak Derma Clinic – Xarunta Daryeelka Maqaarka iyoTimaha

Wixii Faahfaahin ah, Nagala soo Xariir
📞615241377/616787807

📍 Ama Booqo Xaruunteena oo ku Taalla Dalcada Taleex

Waxaan Bixina Adeegyada Timaha oo leh Natiijo MuuqataNagu soo booqo Xaruunteena Dr Ak Dr Ak Derma Clinic – Xarunta Darye...
09/10/2025

Waxaan Bixina Adeegyada Timaha oo leh Natiijo Muuqata

Nagu soo booqo Xaruunteena Dr Ak

Dr Ak Derma Clinic – Xarunta Daryeelka Maqaarka iyoTimaha

Wixii Faahfaahin ah, Nagala soo Xariir
📞615241377/616787807

📍 Ama Booqo Xaruunteena oo ku Taalla Dalcada Taleex

Timahaagu waxay mudan yihiin daryeel dhab ah! Halkan waxaad ka helaysaa xalka Timaha — qurux, buuxnaan iyo natiijo muuqa...
06/10/2025

Timahaagu waxay mudan yihiin daryeel dhab ah!

Halkan waxaad ka helaysaa xalka Timaha — qurux, buuxnaan iyo natiijo muuqata

Dr Ak Derma Clinic – Xarunta Daryeelka Maqaarka iyoTimaha

Wixii Faahfaahin ah, Nagala soo Xariir
📞615241377/616787807

📍 Ama Booqo Xaruunteena oo ku Taalla Dalcada Taleex

Jimco Wanaagsan! Ku soo dhawoow Dr Ak Derma ClinicWaxaa kuu diyaarsan Qiimo Dhimis Gaar ah maalmahan!   Ha moogaanin fur...
03/10/2025

Jimco Wanaagsan!

Ku soo dhawoow Dr Ak Derma Clinic

Waxaa kuu diyaarsan Qiimo Dhimis Gaar ah maalmahan!

Ha moogaanin fursadan, booqo xarunteena oo ka faa’iidayso adeeg caafimaad iyo qurux isku dhafan

Dr Ak Derma Clinic – Xarunta Daryeelka Maqaarka iyoTimaha

Wixii Faahfaahin ah, Nagala soo Xariir
📞615241377/616787807

📍 Ama Booqo Xaruunteena oo ku Taalla Dalcada Taleex

Macaamiisha  Ku xiran Xaruunteena Dr Ak Derma ClinicWaxaan Idinku Wargalinaynaa in Xarunta ay kujirto Qiimo Dhimis 30% a...
01/10/2025

Macaamiisha Ku xiran Xaruunteena Dr Ak Derma Clinic

Waxaan Idinku Wargalinaynaa in Xarunta ay kujirto Qiimo Dhimis 30% ah, laga Bilaabo

🗓 01/10/2025 ilaa 10/10/2025

Wixii Faahfaahin ah, Nagala soo Xariir
📞615241377/616787807

📍 Ama Booqo Xaruunteena oo ku Taalla Dalcada Taleex

Address

Taleex Dalcada Taleex
Mogadishu

Telephone

+252615241377

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ak Derma Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Ak Derma Clinic:

Share

Category