Dr.Adna abdallah

Dr.Adna abdallah Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr.Adna abdallah, Doctor, hodan streat, Mogadishu.

Sagaal Calamadood oo aad ku Ogan karto in Dhigaaga ay Sonkorto ku Badan Tahay.?👇1:-  Kaadi badan (Polyuria).2:- Arag oo ...
04/12/2023

Sagaal Calamadood oo aad ku Ogan karto in Dhigaaga ay Sonkorto ku Badan Tahay.?👇

1:- Kaadi badan (Polyuria).
2:- Arag oo kal-kal ka galo.(blurry vision).
3:- Infekshon ma qarka ah.(skin infection).
4:- Haraad badan.(heavy thirsty).
5:- Daal badan.(Fatigue).
6:- Nabarada oo an bagsan.(Slow healing cuting and sores).
7:- Miisanka oo hos u dhaca.(weight loss).
8:- Kabuubyo lugaha iyo gacmaha ah. (Numbness).
9:- Gaajo Badan.( hunger).

👉Fadlan share your friend and like.

Nabigu ﷺ waxa uu yiri " Jannada gali maysaan illaa Iimaan la idinka helo, Iimaanna la' idinkama helo illaa aad jeclaataa...
31/10/2023

Nabigu ﷺ waxa uu yiri " Jannada gali maysaan illaa Iimaan la idinka helo, Iimaanna la' idinkama helo illaa aad jeclaataan walaalkaaga Muslimka ah, ma' idin tusiyaa wax haddii aad samaysaan aad is jeclaanaysaan? Ku faafiya dhexdiinna Salaanta Islaamka "

Waxa wariye Muslim📚

11/03/2019

Gabadha bada ku nool oo muuqaal cajiib ah laga soo duubay, magaceedu u taqanaa adigu.

SAAR PAGE KAN.

Mashallaah ❤️ Sooqaqabo Hablahaas 👏🏻 Si Ay Uqataan Sawirada Magacooda Ku qoran 💕SHARE | Comments | Like.
10/03/2019

Mashallaah ❤️ Sooqaqabo Hablahaas 👏🏻
Si Ay Uqataan Sawirada
Magacooda Ku qoran 💕

SHARE | Comments | Like.

Waxaa Lo bahan Yahay' Dhiiga O- Ah Isbital Madino  Bukaan Ayaa U Bahan Fadlan Hadii Aad O- Tahay  Amo Qof Eh Aad Taqaani...
09/03/2019

Waxaa Lo bahan Yahay' Dhiiga O- Ah Isbital Madino Bukaan Ayaa U Bahan

Fadlan Hadii Aad O- Tahay Amo Qof Eh Aad Taqaanid

Waxa lasadaqysto dhiiga ugu wngsn
Nagala Soo Xirir.

Telephon Number 0612469145
Lawadaag asxabtada mhdsndiiin

si lo helo qof dhiigaan oo ah nuucisa yar yahay.

Dr mohamed nur salaad.

BARO RUUXA SIDA DHABTA  KUU JECEL. 1- Hadaad aragto Qof si aad kaaga Carooday, Waqti ka dibna kuu soo laabtay isagoo kuu...
09/03/2019

BARO RUUXA SIDA DHABTA KUU JECEL.

1- Hadaad aragto Qof si aad kaaga Carooday, Waqti ka dibna kuu soo laabtay isagoo kuu baahan. Ogoow Qofkaas wuu ku jecelyehee Qadari.

2- Hadaad aragto Qof markasta kaa Hinaasaya oo ku Canaananaayo. Ogoow Qofkaas wuu ku jecelyahee Qadari.

3- Hadaad aragto Qof kugu maagaaya Beddel dhaqankaaga iyo Sawirkaaga Baraha Bulshada kadaa. Ogoow Qofkaas wuu ku jecelyahee Qadari.

4- Hadaad aragto Qof kugu Canaanta Cibaadada Eebe. Ogoow Qofkaas wuu ku jecelyahee Qadari.

5- Hadaad aragto Qof Farxadiisa taada ka Hormarinaaya, oo tiisa dib dhigaaya, Ogoow Qofkaas wuu ku jecelyahee Qadari.

6- Hadaad aragto Qof kaaga Sheekeeya Nolosha aad ku noolaan doontaan Mustaqbalka. Ogoow Qofkaas wuu ku jecelyahee Qadari.

7- Hadaad aragto Qof Waalidkaaga ugu yeera ama u Sharfa sida Waalidkiisa. Ogoow Qofkaas wuu ku jecelyahee Qadari.

Fadlan Hadad Xiiseyso Qormooyinka Kusaabsan Lamaanayasha Like Saar Pagekan Isaga Ayaad Kaheli Karta Marwalba Mahadsanid.

SHARE | Comments | Like isaar page share metion

04/03/2019

Socdaalkii layaabka badnaa (Daawo si aad wax badan u ogaato)...

dheh saar PAGE Ka.

Address

Hodan Streat
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Adna abdallah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category