Al Ixsan Eye Dr Social

Al Ixsan Eye Dr Social Al ixsan Eye Dr social waa xarun Caafimaad oo lagu daweeyo Cudarada indhaha lehna Cabir heer sare iyo Farmashi casriya.

adeegyada aan qabano waxaa kamid ah
1.Daaweynta
2.Cabirka Arag
3.Qaliiimada Indhaha
4.Latalinta bukaanka

Ma isku aragtaa daruur ama mugdi ku hor istaagaya araggaaga?Al Ixsan Eye Dr Social ayaa kula taagan daryeel indho oo buu...
16/12/2025

Ma isku aragtaa daruur ama mugdi ku hor istaagaya araggaaga?
Al Ixsan Eye Dr Social ayaa kula taagan daryeel indho oo buuxa, qalab casri ah & khubaro khibrad uleh.
๐Ÿ“ Tabakaayo Madow โ€“ Muqdisho, Somalia
๐Ÿ“ž 61 4912323

๐Ÿ‘‰ Ka hortag inta aysan saameyn araggaaga!
14/12/2025

๐Ÿ‘‰ Ka hortag inta aysan saameyn araggaaga!

Naso booqo Dr. Social Specialist Hospital  oo hel indho caafimad qaba.
10/12/2025

Naso booqo Dr. Social Specialist Hospital oo hel indho caafimad qaba.

WALI BAARITAAN MAKU SAMEYSAY HEERKA ARAGAAGA?Naguso booqo Al Ixsan Eye Dr Social si aad ula socotid heerka aragaaga.๐Ÿ“ Ta...
08/12/2025

WALI BAARITAAN MAKU SAMEYSAY HEERKA ARAGAAGA?
Naguso booqo Al Ixsan Eye Dr Social si aad ula socotid heerka aragaaga.
๐Ÿ“ Tabakaayo Madow, Muqdisho โ€“ Somalia

โžก๏ธ Haddii aad isku aragto calaamadahan, ha sugin!Ballan sameyso si aan kuu baarno oo aan kuu siino daryeel indhaha oo bu...
04/12/2025

โžก๏ธ Haddii aad isku aragto calaamadahan, ha sugin!
Ballan sameyso si aan kuu baarno oo aan kuu siino daryeel indhaha oo buuxa.
๐Ÿ“ž naga so wac : 61 4912323
๐Ÿ“ Tabakaayo madow / dharkenley

Dr. Abdulkadir Omar Mohamoud Dr. Social Maalmaha Axada Iyo Arbacada Waxuu ka hool gali doonaa Degmada Kaxda Wixii Faahfa...
02/12/2025

Dr. Abdulkadir Omar Mohamoud Dr. Social Maalmaha Axada Iyo Arbacada Waxuu ka hool gali doonaa Degmada Kaxda Wixii Faahfaahin ah Kala xiriir 0619758975 Watts Appka iyo Calling

Haddii aad isku aragto calaamadahan, ha sugin!๐Ÿ‘‰ La tasho khuburadeenna indhaha si aad u hesho baaritaan iyo daryeel sax ...
01/12/2025

Haddii aad isku aragto calaamadahan, ha sugin!
๐Ÿ‘‰ La tasho khuburadeenna indhaha si aad u hesho baaritaan iyo daryeel sax ah.

๐Ÿ“ Tabakaayo Madow, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž 61 4912323

โœ”๏ธBallan sameyso maanta si aad uga hortagto glaucomaNagala soo xiriir oo hel baaritaan indhaha oo dhammeystiran.
26/11/2025

โœ”๏ธBallan sameyso maanta si aad uga hortagto glaucoma
Nagala soo xiriir oo hel baaritaan indhaha oo dhammeystiran.

maka cabaneysa caadka indhaha naguso booqo Al Ixsan Eye Dr Social oo hel qaliimo caafimaad ah oo dhameystiran.๐Ÿ“Tabaakayo...
24/11/2025

maka cabaneysa caadka indhaha naguso booqo Al Ixsan Eye Dr Social oo hel qaliimo caafimaad ah oo dhameystiran.
๐Ÿ“Tabaakayo madow / dharkenley

maka cabaneysa xasaasiyada indhaha?Xasaasiyaddu waxay kaa hor istaagi kartaa inaad si waadix ah wax u  aragto.naguso boo...
22/11/2025

maka cabaneysa xasaasiyada indhaha?
Xasaasiyaddu waxay kaa hor istaagi kartaa inaad si waadix ah wax u aragto.
naguso booqo Al Ixsan Eye Dr Social oo hel indho caafimad qaba .

Ha iska indho tirin! Caabuqa indhaha waa la kala qaadi karaaโ€”daaweyn degdeg ah ayaa ilaalisa aragga ilmahaaga.๐Ÿ“ Nagu soo...
17/11/2025

Ha iska indho tirin!
Caabuqa indhaha waa la kala qaadi karaaโ€”daaweyn degdeg ah ayaa ilaalisa aragga ilmahaaga.
๐Ÿ“ Nagu soo booqo xarunta Al Ixsan Eye Dr Social
si aad u hesho baaritaan degdeg ah
๐Ÿ“ž61 4912323

KA FOGOW TAABASHADA INDAHAHA ADIGOO AAN GACMAHA DHAQANIN!Gacmaha wasakhda ah waxay indhaha gelin karaan jeermis sababa:๐Ÿ”น...
15/11/2025

KA FOGOW TAABASHADA INDAHAHA ADIGOO AAN GACMAHA DHAQANIN!
Gacmaha wasakhda ah waxay indhaha gelin karaan jeermis sababa:
๐Ÿ”น Cuncun
๐Ÿ”น Casaan
๐Ÿ”น Infekshan
๐Ÿ”น Ilmayn joogto ah
๐Ÿ‘‰ Dr. Social Specialist Hospital noo imow maanta si aad u hesho adeeg hufan oo degdeg ah!
๐Ÿ“ Tabakaayo Madow, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž 61 4912323

Address

Dharkenley
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Ixsan Eye Dr Social posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram