Ramadan Eye And Medical Center

Ramadan Eye And Medical Center kuso dhowow , Ramadan Eye oo hel adeeg caafimaad indhaha oo heer sare ah. 24/7 adeegeena waala heli karaa insha Allah

Welcome to Ramadan Eye And Medical Center ..
25/10/2025

Welcome to Ramadan Eye And Medical Center ..

Kuso dhowow Ramadan Eye And Medical Center iyo Dr Abdikarim Mustafa -Dr Goodman
15/10/2025

Kuso dhowow Ramadan Eye And Medical Center iyo Dr Abdikarim Mustafa -Dr Goodman

🌍 Munaasabadda World Sight Day 2025“Indhahaagu waa Hantidaada – Daryeel, Kahor Inta aanay Dhib Kugu Noqon!”Isbitaalka Ra...
09/10/2025

🌍 Munaasabadda World Sight Day 2025

“Indhahaagu waa Hantidaada – Daryeel, Kahor Inta aanay Dhib Kugu Noqon!”

Isbitaalka Ramadaan Eye & Medi Center
Waxaa lagu wargelinayaa bulshada in ay ka faa’iideystaan munaasabadda caalamiga ah ee World Sight Day, taas oo sanad walba lagu xasuusiyo muhiimadda daryeelka aragga iyo kahortagga indho la’aanta.

Dhaqtarka Indhaha: Dr. Abdikarim Goodman
ayaa ku dhawaaqaya qiimo dhimis gaar ah (discount) oo ku saabsan adeegyada soo socda:

🎁 Fursadaha Gaarka ah ee World Sight Day:

✅ Qiimo dhimis weyn oo lagu sameeyay daawooyinka iyo ookiyaalaha (eyeglasses)
✅ Qaliimada fiiqista caadka (cataract surgery) oo bilaash lagaaga dhigay inta lagu jiro todobaadka World Sight Day
✅ Baaritaan guud oo indhaha ah oo lagu ogaanayo cudurada sida:

Glaucoma

Cataract

Refractive errors

Dry eye & Allergy

📅 Waqtiga:

Laga bilaabo 10-ka ilaa 30-ka October 2025

📍 Goobta:

Isbitaalka Ramadaan Eye & Medical Center
Wadajir – Isgoyska Korontada, Mogadishu

📞 La Xariir: 613234848 / 615363049

✨ Fariinta Maalinta Aragga Adduunka:

> “Indhaha caafimaadkoodu waa nolol — ha sugin illaa ay dhibaato kuu timaado, ka hortag maanta!”

06/10/2025

🩺 Adeegyada Bilaashka ah waxaa ka mid ah:
✅ Baaritaanada Cudurrada Indhaha sida Cataract, Glaucoma, Iritis, iyo xanuunada kale ee aragga saameeya
✅ Qaliimada fiiqista caadka (Cataract Surgery) oo bilaash ah.
✅ Xerista biyaha indhaha ku furmo (Glaucoma Surgery)..
✅ Qorista muraayadaha aragga fog iyo midka dhaw
✅ Dawaynta hilbaha indhaha gala (Pterygium Treatment)..
✅ La-talinta cudurrada indhaha iyo talooyinka ilaalinta aragga..

👨‍⚕️ Daryeelka waxaa bixiya:
Dr. Abdikarim Goodman
🎯 Goobta: Ramadan Eye & Medical Center, Madina District – Wadajir, Isgoyska Korontada
📞 La xiriir: 613234848/ 61 5363049

24/09/2025

✨ Bukaan naga soo booqday magalada Balcad –ee Maamulka Hirshabeelle ayaa qaliin indho fiiqis (Cataract Surgery) loogu sameeyay isbitaalka Ramadaan.
Alxamdulillaah, waxaa usoo laabtay aragiisa 100% oo si farxad badan ayuu ugu Mahad celiyay isbitaalka iyo dhaqaatirta qaliinka u samaysay. 🥰👁️

Farxaddiisa waa farxaddeenna.
Halku dhiga isbitaalka Ramadaan waa :
Arag caafimaad qaba, waa nolol iftiin leh. 🌙💚

📍 Madina, Wadajir, Isgoyska Korontada
📞 613234848 / 615363049

Kuso dhowow isbitaalka Ramadaan iyo Dr Abdikarim Mustafa -Dr Goodman oo Subax iyo Galab diyaar kugu ah.....
13/09/2025

Kuso dhowow isbitaalka Ramadaan iyo Dr Abdikarim Mustafa -Dr Goodman oo Subax iyo Galab diyaar kugu ah.....

Address

Degmada Madina, Wadajir, Isgoyska Korontada, Kaso Horjeedka Kaalinta Shidaalka Jazeera
Mogadishu
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ramadan Eye And Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ramadan Eye And Medical Center:

Share