24/01/2025
π§ π Koorso Tababar Deg Deg ahπ§ π
π’ War Farxad Leh oo Quseeya Ardayda barata Caafimaadka, Nursing-ka iyo Midwifery-ga! π
π’ Baro Anatomy iyo Physiology Si Fudud! π§ π
Ma tahay arday caafimaad oo baranaya Nursing ama Midwifery? Ma rabtaa inaad fahanto sida jirka bini'aadamka u shaqeeyo? Kooraskan waa middii adiga loogugu talagalay!
π Waxyaabaha aad baran doonto:
π― Sida jirka u dhisan yahay sida (lafaha, murqaha, wadnaha, sambabada, iyo kuwa kale).
π― Sida xubnaha jirka u wada shaqeeyaan si ay nolosheena uga dhigaan mid caafimaad qab ah.
π― Waxaad heli doontaa Aqoon kaa caawin doonta xirfaddaada Nursing-ka ama Midwifery-ga.
Sababaha aad koorsadan ugu biiri karto:
π©ββοΈπ¨ββοΈ Waxaa loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed, iyadoo tusaalooyin fudud la adeegsanayo.
π©ββοΈπ¨ββοΈ Aad bay ugu habboon tahay horumarinta xirfadahaaga caafimaad iyo daryeelka bukaanka.
π©ββοΈπ¨ββοΈ Waxaad wax ku baran doontaa talaabo talaabo ah, xitaa haddii aad bilow tahay!
Faahfaahinta Kooraska:
π Muddada: 1 month
π Habka: Casharro PDF ah iyo imtixaano fudud.
π Luqadda: Af-Soomaali/Ingiriis.
π Waqtiga: Waa mid dabacsanβwaxaad ku baran kartaa PART-TIME.
π Goobta: KPP, agagaarka Isgosyka Shiikh Cali Suufi
π©ββοΈπ¨ββοΈ Koorsadan waa ku habboon tahay ardayda iyo xirfadlayaasha raba inay aqoontooda ku saabsan jirka bini'aadamka sii horumariyaan.
π» Sida aad isku qori karto:
Fariin noo soo dir si aad u bilowdo. Aan si wadajir ah udhisno mustaqbalka wanaagsan ee caafimaadka Soomaaliya! π
β¬οΈβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈβ¬οΈ
https://wa.me/qr/7OMD7W766C6HK1
La share gareey asxaabtaada! π
SOMALI MEDICAL TRAININIG CENTER