Dr isaak ibraahim Abdi iia

Dr isaak ibraahim Abdi iia halkaan waxan kuugu so gudbindona fariimo cafimaad o naftada wax tar u leh (fadlan kuso biir bogena )

Asalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wa Barakaatuhu.Ciid WanaagsanDhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo  Muslimiinta Caalamka ...
15/06/2024

Asalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wa Barakaatuhu.

Ciid Wanaagsan

Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carafo oo ah mid ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban.

Maalmahan barakaysan ee Ciidda Carrafo waa maalmo ku suntan khayrka iyo cibaadada, iyadoo dadka Muslimiinta ah ay ku howlan yihiin gudashada waajibaadka xajka iyo soon.

Sidaas darteed, waxaan ku boorrinayaa dadka Soomaaliyeed in ku dadaalaan bixinta sadaqada iyo kaalmaynta dadka danyarta ah oo iyaduba ka mid ah acmaasha ugu wanaagsan ee Rabbi loogu dhowaado.

Si gaar ah, waxaan uga codsanayaa xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkan gudanaya rukniga xajka in ay u soo duceeyaan dalka iyo dadka.

Alle waxaan ka baryayaa in ciiddan teeda inagu gaarsiiyo barwaaqo, horumar iyo caafimaad.

CIID WANAAGSAN

4:   (GASTRIC) = Gaasku waa astaan xanuun oo aan lajeclaysan marka uu kuhaayo waxuuna ku dhacaa caloosha iyo mindhicirad...
08/05/2024

4: (GASTRIC)
= Gaasku waa astaan xanuun oo aan lajeclaysan marka uu kuhaayo waxuuna ku dhacaa caloosha iyo mindhicirada ama duodenum-ka halkaas oo ah meesha ay iskagalan mindhicirka iyo caloosha.
Gaaska waxaa uu kacaa marka ay maadooyinka dhowr ay isku qasmaan oo kala ah:- (nitrogen carbon dioxide, oxygen, Hydrogen, iyo methane.) Markaas waxaa samaysma gaaska mindhicirada, hadaba gaaska mindhicirada wuxuu ku jiraa marina habdhiska dheefshiidka oo kabilowda caloosha ilaa qaybta hoose.
:GAASKU WAA LABA QAYBOOD OO KALA AH:-
= mid kudhaca habdhiska dheefshiidka kore
= mid kudhaca habdhiska dheefshiidka hoose
● WAXAA SABABA (CAUSATIVE AGENT)
>Guud ahaan gaastiriiga waxaa keena Bacteria loo yaqaano (helicopacter pylori), cuntooyinka qaar sida basbaaska, cuntada oo aan sifiican looruugin ama loo burburin iyo sidookle dheefshiidka oo xumada.
● CALAAMADAHA (SYMPTOMS)
>Caloosha oo hurta. > Tabar daro iyo dhidid
>cuntada oo xiranta. > mindhicirada oo xanuuna
● DAAWADA (TREATMENT) Adults.
》Omeprazole injection 40mg 10xabo 1x2
》Amoxicillin capsule 500mg 20xabo 1x2
》Sii bukaanka biyo badan .
》miika fudud
》mucogel 180ml 1xabo 1x2
(CHILDREN)
》Anti acid syrup 120ml 1xabo 1x3 hal qaado
》Amoxicillin syrup 250mg 1x3
》sii biyo badan

By Dr isaak ibraahim Abdi iia

3:   (JAUNDICE)=Cagaarshowga waa cudur kudhaca beerka wuxuuna saameya jirka oo dhan waxaa uuna kamid yahay cudurrada saa...
15/04/2024

3: (JAUNDICE)
=Cagaarshowga waa cudur kudhaca beerka wuxuuna saameya jirka oo dhan waxaa uuna kamid yahay cudurrada saameynta u gaysta beerka iyo dheefshiidka
● WAXAA SABABA (CAUSATIVE AGENT)
Virus loo yaqaano (virus infection of the liver)

Daawaynta=cudurrada
Re prepared By : Isaak Ibraahim Abd
● CALAAMADAHA (SYMPTOMS)
> Qandhosare. > Beerka o xanuuna
> lalabo iyo matag. > kaadida o jaale noqota
> Abiteetka oo xirma. > Saxarada oo adkaata
> indhaha iyo jirka oo cagaarta >
● DAAWADA (TREATMENT) Adults.
》Dextrose solution 500mg 12xabo +12xabo Vitamin B complex injection + ceftriaxone injection ama Eparema syrup 1x3, hadii uu jiro xanuun sii novolgin injection.
(CHILDREN)
Caruurta da,dooda udhaxeysa 8 ilaa 15 sano sii :-
>Dextrose solution 200mg 8xabo +8xabo Vitamin B complex 1x2 . + Ampicillin injection 500mg vitamin B complex syrup. Hadii uu jiro xanuun sii xanuun baabiye.
Waxa dhici karta in uu ubaxdo qofka qaba cagaarshowga cirbada matag joojinta ugu dar faleembada metoclopramide injection (plasil)

2:    (TYPHOID)= Tiifoowga waxuu kamid yahay cudurrada laga qaado biyaha wasaqaysan, raashinka iyo caanaha ,tiifowga wax...
07/04/2024

2: (TYPHOID)
= Tiifoowga waxuu kamid yahay cudurrada laga qaado biyaha wasaqaysan, raashinka iyo caanaha ,tiifowga waxaa uu saameya jirka oo dhan qofkii ugu h**eeyey ee laga helo waxay ka shaqayn jirtay maxaqaaxi ku taal dalka Maraykanka waxana la oran jiray salmonella,
Waxayna ku dhacdaa dheefshiidka iyo xubnaha kuxeeran.

● WAXAA SABABA (CAUSATIVE AGENT)
Bacteria loo yaqaano (salmonella)

● CALAAMADAHA (SYMPTOMS)
> Qandho sare
> Madax-xanuun
> lalabo
> murqa xanuun
> caloosha oo istagta
> Nabaro afka kaso baxa

● DAAWADA (TREATMENT) Adults.
>Dextrose solution 500 cc ugudar + Chloromphenicol injection + Vitamin B complex injection, sadex dooda waa la isku darayaa hadii uu matag ama lalabo uu jirana uga dar plasil injection.

Sidokale waxa jirto daawo kale oo loogu talagay tiifowga oo ah:-

》Ciprofloxacin infusion 200mg 8 xabo 1x2 isticmaalka hadii uu jiro xanuun sii xanuun baabiye kaniini ama cirbad

(CHILDREN)
》Chloramphenicol syrup 125mg 1x2 hal qaado

W/Q:- DR: Isaak Ibraahim Abdi

1: (  =DUUMO)>Cudurka duumada waa cudur kudhaca unugyada dhiigga cas ee loo yaqaano (red blood cells) ama (RBC) wuxuuna ...
06/04/2024

1: ( =DUUMO)
>Cudurka duumada waa cudur kudhaca unugyada dhiigga cas ee loo yaqaano (red blood cells) ama (RBC) wuxuuna aad ugu badan yahay meelaha biyo dageennada ah.
>Waxaa sababa (causative agent)
Cudurka duumada ama malarida waxaa sababa (protozoa) oo ah xasharaad, waxaana keena ama ka dhasha Afar Plasmodium) oo kala ah :-
● Plasmodium falciparum ● Plasmodium malaria
● Plasmodium V Ivaxis. ● Plasmodium ovala
> Calaamadaha (symptoms)
✔ Qandho sare
✔️ Madax-xanuun
✔️Murqo xanuun
✔️dhaxan
✔️Daal
✔️Qoor xanuun iyo Afqaraar
● Daawada (Treatment) Adults.
=Artemether injection 80mg 6 xabo isticmaal marka h**e 2qaado kadibna 1x1.
=Hadii uu jiro xanuun sii prastimol ama nobalgin 500mg inj
● Children
=Bio quin syrup 80mg isticmaalka 2qaado 1×1
= paracetamol syrup 60ml 1x2
= Multivitamin syrup 100ml 1x2
= cotoxin syrup 80mg isticmaalka marka h**e 20ml kadibna 10ml 1x1 ah
Hadii uu xanuun jiro sii:-
● paracetamol syrup 500mg ama novolgin drop 500m
● Pol-DS paracetamol 250mg.
》Infents:
> chloroquin syrup 60ml 1x1 hal qaado

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr isaak ibraahim Abdi iia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share