Dr.Sumait Hospitals

Dr.Sumait Hospitals Official page for Dr.Sumait Hospitals. More info: https://hospital.simad.edu.so/
Tayo Sare iyo Talo Sax ah

03/05/2026

๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ (๐—”๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ต๐—ผ๐˜‚๐—น๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ ๐——๐—ถ๐˜€๐—น๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป)

Bukaan ayaa nagu soo booqday isbitaalka drsumait isagoo qaba kalabax garabka h**e, oo ah nooca ugu badan ee dhaawacyada garbaha, kana dhasha gacanta oo si xad-dhaaf ah loo kala bixiyo gaar ahaan dhalinyarada iyo ciyaartooyda .

Bukaanka waxa si guul leh u daweeyay ๐——๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ (๐——๐—ฟ. ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ) oo ku takhasusay qalliinka lafaha iyo daawayntooda (Orthopedic Surgeon).

๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ! Haddii aad la kulanto kalabax ama dhaawac lafaha ah, si aad u hesho daryeel caafimaad oo deg-deg ah.

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ๐ฌโ€™ ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”!Isbitaalka Dr. Sumait waxa uu maanta xusayaa Maalinta Caalamiga ah ee Shaqaalaha (Intern...
01/05/2026

๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ๐ฌโ€™ ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”!
Isbitaalka Dr. Sumait waxa uu maanta xusayaa Maalinta Caalamiga ah ee Shaqaalaha (International Workersโ€™ Day), isagoo qadarinaya dadaalka iyo kaalinta muhiimka ah ee shaqaalaha.

Sidoo kale, Isbitaalka Dr. Sumait waxa uu farxad ku wargelinayaa in dhammaan shaqaalaha iyo qoysaskooda ee SIMAD, howl wadeenada Dr. Sumait, iyo macallimiinta in aan siino adeegyo caafimaad oo ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ leh oo gaaraya ilaa ๐Ÿ“๐ŸŽ%.

Ujeedkeenna waa dhiirrigelinta shaqo hufan, xaqsoor, iyo xoojinta qiimaha shaqaalaha si loo dhiso bulsho horumar leh.

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Muqdisho โ€“ Soomaaliya
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

More info: https://bit.ly/4tLr5c1

๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐—๐š๐ฒ๐š๐š๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”Isbitaalka Dr. Sumait ayaa si weyn uga qeyb qaatay Bandhigga Xayaat ee soo qabanqaabisay KOBAC Taba...
30/04/2026

๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐—๐š๐ฒ๐š๐š๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Isbitaalka Dr. Sumait ayaa si weyn uga qeyb qaatay Bandhigga Xayaat ee soo qabanqaabisay KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta, kadib markii uu isu keenay arday, masuuliyiin iyo marti sharaf ka kala socotay qeybaha kala duwan ee bulshada sida ganacsiga, caafimaadka iyo waxbarashada.

Isbitaalku wuxuu door muhiim ah ka qaatay wacyigelinta caafimaadka, la wadaagidda aqoonta, iyo dhiirrigelinta hal-abuurka dhalinyarada. Intii uu socday bandhigga, waxaa si qoto dheer diiradda loo saaray horumarinta bulshada, tiknoolajiyadda, waxbarashada iyo caafimaadka taas oo ka dhigtay madal muhiim ah oo isku xirta bulshada.

Bandhigga Xayaat ayaa noqday fursad lagu soo bandhigay fikrado cusub, laguna xoojiyay iskaashiga u dhexeeya qeybaha kala duwan ee bulshada.

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

More info : https://bit.ly/4degTTs

29/04/2026

๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ผ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ค๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ ๐—จ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ž๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ถ ๐——๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ ๐—”๐—ต?

Suโ€™aalahan iyo kuwo kale oo muhiim ah Waxaa inoogu jawaabi doonta ๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ oo ah dhaqtar ku takhasustay xanuunada haweenka, daawayntooda iyo qalliimadooda, (Obstetrics & Gynecology) ee kal howl-gasha Isbitaalka Dr. Sumait.

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

27/04/2026

๐—–๐—ง ๐—ฆ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป (๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฑ ๐—ง๐—ผ๐—บ๐—ผ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐˜†)

Isbitaalka Dr. Sumait wuxuu kuu diyaariyay qalabka CT Scan-ka ugu casrisan, kaas oo halbeeggiisu yahay ๐Ÿญ๐Ÿฒ๐Ÿฌ ๐—ฆ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ oona bixiya sawirro tayo sare leh oo lagu ogaanayo xanuunada kala duwan ee dhammaan jirka (sida wadnaha, sambabada, iyo maskaxda,) Waxa uuna leeyahay faa'iidooyin gaar ah oo ay ka mid yihiin inuu isticmaalo shucaac aad u yar iyo inuu bixiyo natiijooyin lagu kalsoonaan karo oo degdeg ah.

Caafimaadkaaga mudnaanta sii ee Ha sugin xanuunka, adigoo heli kara baaritaan sax ah oo degdeg ah!

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป!!Weโ€™re proud to share a new scientific case report published in the International Medical Case ...
27/04/2026

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป!!

Weโ€™re proud to share a new scientific case report published in the International Medical Case Reports Journal.

Titled โ€œSuspected Mast Cell Activation Mimicking Heart Failure Exacerbation and Abdominal-Wall Cellulitis in a Resource-Limited Setting: A Case Report,โ€ this study sheds light on complex clinical presentations and diagnostic challenges in low-resource environments.

Auth**ed by Dr. Osman Ahmed Tahajud, with co-authors Abdullahi Hassan Elmi and Abdiwali Mohamed Hussein, the publication reflects our ongoing commitment to advancing medical knowledge and improving patient care.

At Dr. Sumait Hospital, we continue to champion research, innovation, and academic excellence to build a stronger, more resilient healthcare system for Somalia and beyond.

More info : http://bit.ly/4u3kDg0

26/04/2026

๐—ก๐—œ๐—–๐—จ (๐—ก๐—ฒ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—น ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ป๐˜€๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜)

๐—ค๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ (๐—ก๐—œ๐—–๐—จ) Dr.Sumait Hospitals waa meel si gaar ah loogu daryeelo dhallaanka u baahan ilaalin iyo adeeg caafimaad oo heer sare ah, gaar ahaan saacadaha ugu horreeya ee noloshooda.

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

Maanta Isbitaalka Dr. Sumait  waxa booqasho ku yimid Dr. Abshir Abdalla Mansor, oo ah dhakhtar qalliinka ku takhasusay (...
25/04/2026

Maanta Isbitaalka Dr. Sumait waxa booqasho ku yimid Dr. Abshir Abdalla Mansor, oo ah dhakhtar qalliinka ku takhasusay (Senior Surgeon) isla markaana ah aas-aasaha Global Somali Doctors, oo ay ku mideysan yihiin in ka badan 1,000 dhakhaatiir Soomaaliyeed.

Dr. Abshir oo ku nool kuna shaqeeya magaalada London, UK, ayaa booqasho gaaban ku yimid dalka. Intii uu joogay isbitaalka, wuxuu si qoto dheer u kormeeray dhammaan qaybaha kala duwan, isagoo mid mid u arkay adeegyada la bixiyo.

Waxa uu si weyn u bogaadiyay heerka horumarka, tayada adeegyada caafimaad, iyo dadaalka joogtada ah ee lagu horumarinayo daryeelka bukaannada.

Bahda Isbitaalka Dr. Sumait maamulka, dhaqaatiirta, kalkaaliyeyaasha iyo shaqaalaha dhamaan waxay murugo la wadaagayaan ...
24/04/2026

Bahda Isbitaalka Dr. Sumait maamulka, dhaqaatiirta, kalkaaliyeyaasha iyo shaqaalaha dhamaan waxay murugo la wadaagayaan Ustaad Dr-Najib Isse Dirie oo uu ka geeriyooday aabbihii, Marxuum Nabadoon Ciise Diiriye Cilmi.

Alle ha u naxariisto marxuumka, ha u waasiciyo qabrigiisa, Jannatul Firdowsana haka waraabiyo. Sidoo kale, samir iyo iimaan haka siiyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay.

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ูฐู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ.

๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ee ardayda SIMAD University ayaa si heer sare ah u qabtay Tababar ku saabsan Caafimaadka Maskaxda...
24/04/2026

๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ee ardayda SIMAD University ayaa si heer sare ah u qabtay Tababar ku saabsan Caafimaadka Maskaxda (๐Œ๐ž๐ง๐ญ๐š๐ฅ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ) oo diiradda saaraya daryeelka nafta, maareynta stress-ka, iyo xoojinta adkeysiga maskaxda.

Workshop-ka waxaa si rasmi ah u daahfuray ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ƒ๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ฒ๐ž, Agaasimaha Maamulka ee Isbitaalka Dr. Sumait, halka uu bixiyay casharro iyo wacyigelin qiimo leh ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐“๐š๐ก๐ž๐ซ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ.

Workshop-ku wuxuu diiradda saaray:
โ€ข Muhiimadda daryeelka caafimaadka maskaxda
โ€ข Maareynta walbahaarka (stress management)
โ€ข Xoojinta adkeysiga maskaxda (mental resilience)
โ€ข Kor u qaadista wacyiga iyo fahamka bulshada ee caafimaadka maskaxda.

Isbitaalka Dr. Sumait waxa uu mar walba u taaganyahy yahay horumarinta wacyiga caafimaadka iyo taageeridda barnaamijyada kor u qaadaya fayo-qabka bulshada.

More info: https://bit.ly/3Qr4YZE

๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ฌ๐ค๐š๐ฑ๐๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š ๐Ÿ๐ข๐œ๐š๐ง !Wakiillada Caafimaadka ee ardayda SIMAD University ayaa soo qabanqaabiya...
22/04/2026

๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ฌ๐ค๐š๐ฑ๐๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š ๐Ÿ๐ข๐œ๐š๐ง !

Wakiillada Caafimaadka ee ardayda SIMAD University ayaa soo qabanqaabiyay Mental Health Workshop oo diiradda saaraya daryeelka nafta, maareynta stress-ka, iyo xoojinta adkeysiga maskaxda.

๐Ÿ“… 23 April 2026
โฐ 03:00 PM
๐Ÿ“ Floor 6, SIMAD Town Campus, Mogadishu

Ha moogaan fursaddan muhiimka ah ee aad ku baran karto sida loo ilaaliyo caafimaadka maskaxdaada!

22/04/2026

๐Ÿšจ ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก!

Dr. Abdirahman Hassan Ibrahim, oo ah dhaqtar ku takhasusay Qalliinka Lafaha iyo Daweyntooda (Orthopedic Surgeon) kana howl-gala Isbitaalka Dr. Sumait, ayaa muuqaalkan ku sharraxaya kobaca addimada carruurta iyo xaaladaha qoloca ama hagefaha.

Ma ka walwalsan tahay qaabka ay u koraan lugaha ilmahaaga?
Hadaba haddii aad ku aragto ilmahaaga calaamadahan, ha ka dib dhicin la tashiga dhaqtar.

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

Address

Deg, Hodan, Xiirey Qasim
Mogadishu

Telephone

+252613939999

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Sumait Hospitals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Sumait Hospitals:

Share

Category