MISAA GROUP

MISAA GROUP Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MISAA GROUP, Health & Wellness Website, Jaale siyaad, Mogadishu.

Waxaan Hakaan Hambalyo Ugu Direynaa Gudoomiyaha MISAA GROUP Dr.  Mohamed Mustaf Oo Soo Gabagabeeyey Heerka Kowaad Ee wax...
20/08/2024

Waxaan Hakaan Hambalyo Ugu Direynaa Gudoomiyaha MISAA GROUP Dr. Mohamed Mustaf Oo Soo Gabagabeeyey Heerka Kowaad Ee waxbarashada.

🎓👏


Eid al-Adha mubaarak dhamaan ummadda Muslimiinta Gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee ku xiran page-kan Meel Kasto oo aad ...
15/06/2024

Eid al-Adha mubaarak dhamaan ummadda Muslimiinta Gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee ku xiran page-kan Meel Kasto oo aad Joogtaan Farxad Ku ciida🎉

Sawiro qeybta 2aad: 15/may/2024 waxaa ilaahey inoo suura galiyey inaa u qabano seminar  ardada F4-da iyo kuwa 8-aadka ee...
16/05/2024

Sawiro qeybta 2aad: 15/may/2024 waxaa ilaahey inoo suura galiyey inaa u qabano seminar ardada F4-da iyo kuwa 8-aadka ee iskuulka Hoose Dhexe Sare ee Al.anwaar kaas oo cinwaankiisu ahaa " Sidee ayuu ardaygu ugu gudbi karaa imtixaanka iyo caqabadaha ku geedaaman" ardadaas oo ay ka koobanaayan 10-fasal oo kala aha 5-fasal oo form four ah iyo 5-fasal oo 8-aad ah.
Waxaan u rajeynaynaa ardadaas guul iyo mustaqbal wanaagsan inshallah.

Sawiro qeybta 1aad: 15/may/2024 waxaa ilaahey inoo suura galiyey inaa u qabano seminar  ardada F4-da iyo kuwa 8-aadka ee...
16/05/2024

Sawiro qeybta 1aad: 15/may/2024 waxaa ilaahey inoo suura galiyey inaa u qabano seminar ardada F4-da iyo kuwa 8-aadka ee iskuulka Hoose Dhexe Sare ee Al.anwaar kaas oo cinwaankiisu ahaa " Sidee ayuu ardaygu ugu gudbi karaa imtixaanka iyo caqabadaha ku geedaaman" ardadaas oo ay ka koobanaayan 10-fasal oo kala aha 5-fasal oo form four ah iyo 5-fasal oo 8-aad ah.
Waxaan u rajeynaynaa ardadaas guul iyo mustaqbal wanaagsan inshallah.

Address

Jaale Siyaad
Mogadishu

Telephone

+252615622483

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MISAA GROUP posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share