Dr Hirey

Dr Hirey This is the Official Page Of Dr-Mohamed Nur Hirey (Dr.Hirey)

08/08/2025

dowlo dulkeeda ha arkato ha ceshato hana kaleexato dhuka shacabka

23/02/2025

H**e Ma'ubooqatay Xaruunta Sagal Pathology Center Si'ad iskaga baarto 𝗕𝘂𝗿𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮,𝗗𝗵𝗲𝗲𝗰𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗳𝗸𝗶𝗶𝘀𝗮, 𝗨𝗻𝗶𝗴𝘆𝗮𝗱𝗮, 𝗦𝗵𝗮𝗵𝘄𝗮𝗱𝗮, 𝗗𝗵𝗶𝗶𝗴𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗰𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗸𝗮.
Hadii aadan h**e ubooqanin, Fadlan soo booqo xaruunta ama nagala soo xiriir 61 4102040

,

31/12/2024

WACYIGALIN MUHIM AH KUNA SABSAN CAGARSHAHA DILAAGA AH EE

27/12/2024

Qeybteena Daaweynta Cudurada Dheefshiidka & Buroyinka kansarka waxa diyaar kugu ah Dr Hussein Abshir.

23/12/2024

Shalay firxadkii Raaskambooni, maantana silicii Doolow, berrina???

Mudane madaxweyne, dagaalada hubeysan iyo iibka dhulalka isku nooc looma qorsheeyo. Mid waa dheef midna waa dhiig ee fadlan ciidanka Qaranka silaca iyo siyaasad xumada ka dhaaf.

18/12/2024
12/12/2024

Isbitaalka Daru Al shifa Specialist Hospital waxaa ka howl bilaabay Dr. ABDIKARIM OSMAN AHMED (Dr Aasbaro) oo ku takhasusay Daweynta Cudurada Haweenka & Qaliimadooda.

Caafimadkada Waa Mudnaantena.

12/12/2024

Caafimadkada Waa Mudnaantena.

21/11/2024

Jimca wanaagsan dhammaan bulshada qaaliga ah ee ku xiran Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya. Waxaan idiin rajeynayaa caafimaad iyo nabad waarta.

17/11/2024

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252616465522

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Hirey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Hirey:

Share


Other Mogadishu clinics

Show All