DrHassan Fidow-Qaliimada Lafaha

DrHassan Fidow-Qaliimada Lafaha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DrHassan Fidow-Qaliimada Lafaha, Doctor, Mogadishu.

Dhakhtarka Lafaha&Dhawacyada
-Baddalida Simaha&Jilbaha
-dheereynta Lafaha
-Toosinta Qaloocyada lugaha iyk Gacmaha
-Qaliimada Jajabka Lafaha
-Dhawacyada Ciyaartoyda
-Qalimada Lafaha Caruurta
Xoghayaha Guud Ururka Dhakhaatirta Lafaha Somaaliyed

Toosinta lafaha qaloocan waa hab caafimaad oo lagu saxo lafo si khaldan aad u leexday ama u kora, si loo soo celiyo qaab...
01/03/2026

Toosinta lafaha qaloocan waa hab caafimaad oo lagu saxo lafo si khaldan aad u leexday ama u kora, si loo soo celiyo qaabkooda dabiiciga ah loona yareeyo xanuunka iyo dhibaatooyinka dhaqdhaqaaqa.

π‘π€πŒπ€πƒπ€π€π πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ.
17/02/2026

π‘π€πŒπ€πƒπ€π€π πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ.

HADDII AAD KA CABANEYSO DHAAWACYADA KU DHACA LAFAHA, LA KULAN DHAQTARKA LAFAHA IYO QALIINKOODA, SI AAD U HESHO DAAWEYN I...
10/02/2026

HADDII AAD KA CABANEYSO DHAAWACYADA KU DHACA LAFAHA, LA KULAN DHAQTARKA LAFAHA IYO QALIINKOODA, SI AAD U HESHO DAAWEYN IYO QALIIMO CAAFIMAAD OO DHAMAYSTIRAN.

Hadii aad la dhibantahay dhaawacyo kaaso gaaray sports-ka, la kulan dhaqtarka, si aad u hesho daryeel caafimaad oo dhama...
08/02/2026

Hadii aad la dhibantahay dhaawacyo kaaso gaaray sports-ka, la kulan dhaqtarka, si aad u hesho daryeel caafimaad oo dhamaystiran.

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€π†.
29/01/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€π†.

27/01/2026

Allah mahadiisa waxan Qaliin Toosin ah u fuliyay Aisha oo 5 jir ah la dhibaneed Qalooc Lugaha ah .

Yaraanshaha Calcium iyo Vitamin D wuxuu si tartiib ah u daciifiyaa lafaha, Dhibaatooyinka badankood lama dareemo bilowga...
26/01/2026

Yaraanshaha Calcium iyo Vitamin D wuxuu si tartiib ah u daciifiyaa lafaha, Dhibaatooyinka badankood lama dareemo bilowga, Ka hortag Osteoporosis maanta. si aad u hesho lafo caafimaad qaba.

Xanuunka lafaha ha iska indho tirin, Infection-ku wuxuu u baahan yahay daaweyn degdeg ah, la kulan dhaqtarka lafa iyo qa...
21/01/2026

Xanuunka lafaha ha iska indho tirin, Infection-ku wuxuu u baahan yahay daaweyn degdeg ah, la kulan dhaqtarka lafa iyo qaliimadood.

Jabka lafaha waa la daaweyn karaa, xanuunadana waa la yareyn karaa., la kulan dhaqtarka lafa iyo qaliimadooda, oo adeegy...
17/01/2026

Jabka lafaha waa la daaweyn karaa, xanuunadana waa la yareyn karaa., la kulan dhaqtarka lafa iyo qaliimadooda, oo adeegyo caafimaad oo kugu habbon.

HADII AAD LA DHIBANA TAHAY XANUUNADA KALA GOYSYADA,  LA KULAN DHAQTARKA LAFAHA IYO QALIINKOODA, SI AAD U HESHO DAAWEYN I...
14/01/2026

HADII AAD LA DHIBANA TAHAY XANUUNADA KALA GOYSYADA, LA KULAN DHAQTARKA LAFAHA IYO QALIINKOODA, SI AAD U HESHO DAAWEYN IYO QALIIMO CAAFIMAAD OO DHAMAYSTIRAN.

Address

Mogadishu

Telephone

+252616101026

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DrHassan Fidow-Qaliimada Lafaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DrHassan Fidow-Qaliimada Lafaha:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category