Nasrudiin Hospital

Nasrudiin Hospital Nasrudiin Hospital was established 1st Jan 2015

Waa bukaan loo sameeyeyQaliin bedelid Sinta ah (Hip replacement).Alxamdu lillah qaliinkaasi waxa uu u dhacay si guul ah....
21/02/2026

Waa bukaan loo sameeyey
Qaliin bedelid Sinta ah (Hip replacement).
Alxamdu lillah qaliinkaasi waxa uu u dhacay si guul ah.

Soo booqo Xarunta Nasrudiin Hospital.
Oo kutaala Degmada garasbaaley.
Isgoyska tabeelaha sh.ibrahim
Wac: 612 867064 / 610 999445.

Hadii aad kacabaneyso calaamadan.Isbitaalka Nasrudiin waxaa kugu diyaarsan Dhaqtarada cudurada haweenka &daaweyntooda.Si...
21/02/2026

Hadii aad kacabaneyso calaamadan.
Isbitaalka Nasrudiin waxaa kugu diyaarsan
Dhaqtarada cudurada haweenka &daaweyntooda.
Si aad u la kulanto dhaqtarada booqo xarunteyna.
Oo ku taala degmada garasbaaley,tabeelaha sh.ibraahim.
Ama wac : 612 867064 / 610 999445.

Waxaan ugu hambalyey neynaa Umada islaamka dhamaan gaar ahaan umadda soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan...
17/02/2026

Waxaan ugu hambalyey neynaa Umada islaamka dhamaan gaar ahaan umadda soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Ilaahay ha inaga aqbalo Cibaadadeeda alle ha ina waafajiyo kheyrkeeda.

Qeybteena Sheybaarka Waxaad Kaheleysaa Baaritaano Casri ah Iyo Jawaab deg -deg ah.Soo booqo xarunteyna Garasbaley, isgoy...
17/02/2026

Qeybteena Sheybaarka
Waxaad Kaheleysaa
Baaritaano Casri ah
Iyo Jawaab deg -deg ah.
Soo booqo xarunteyna
Garasbaley, isgoyska tabeelaha.
Wac : 612 867064 / 610 999444.

Wargalin Muhiim ah.Isbitaalka Nasrudiin oo horay ugu barateen adeegyo caafimaad oo casri ah.Waxa uu idin ogeysiinayaa in...
15/02/2026

Wargalin Muhiim ah.
Isbitaalka Nasrudiin oo horay ugu barateen adeegyo caafimaad oo casri ah.
Waxa uu idin ogeysiinayaa in maalinta talaadada uu bilaash yahay Kumbuyuuterka uurku jirta ah.

Si aad ugu faaideysato Booqo xarunta oo kutaala
Garasbaley,tabeelaha sh.ibraahim.
Wac : 0612 867064 / 0610 999445

Isbitaalka Nasrudiin Waxaa Kugu diyaar ahDhaqtarka Cudurada Caruurta & Daaweytooda.Dr.Ali  Abdi Mohamed.Isbitaalka waxa ...
09/02/2026

Isbitaalka Nasrudiin Waxaa Kugu diyaar ah
Dhaqtarka Cudurada Caruurta & Daaweytooda.
Dr.Ali Abdi Mohamed.
Isbitaalka waxa uu ku yaala :
Garasbaley, Tabeelaha sh.ibraahim.
0612 867064 / 0610 999445.

Hadii aad la dhibantahay Caado wareerka  soo booqo isbitaalka Nasrudiin  waxaa kugu diyaarsan dhaqtarad haween ah taasoo...
08/02/2026

Hadii aad la dhibantahay Caado wareerka soo booqo isbitaalka Nasrudiin waxaa kugu diyaarsan dhaqtarad haween ah taasoo qibrad sare uleh daaweynta iyo daryeelka cudurada haweenka.
.
sh.ibrahim.
.
.
612 877064 / 610 999445.

Nasrudiin Hospital Waxaad ka heleysaa Daryeel caafimaad.Daawo tayo leh.Baaritaan Casri ah.Iyo Jawaab deg-deg ah Soo booq...
04/02/2026

Nasrudiin Hospital
Waxaad ka heleysaa
Daryeel caafimaad.
Daawo tayo leh.
Baaritaan Casri ah.
Iyo Jawaab deg-deg ah

Soo booqo Xarunteyna oo kutaala:

Garasbaaley,tabeelaha sh.ibraahim.

Taleefoon nambar: 612 867064.

03/02/2026

Warbixin kusaabsan Bukaan Shilku dhacay shilkaasoo sababay dhaawac weyn oo sababay jab lafta sinta iyo lafta dheer meesha ay iska galaan.
Waxaa loo sameeyey qaliin lagu xalinaayo jabka.
Waxaana sameeyey Dhaqtarka qaliinka ee isbitaalka Nasrudiin Dr.Cirro.
Isbitaalka waxa uu kuyaalaa


.
Wac 612 867074

Hooyo lasoco Xaaladaada caafimaad iyo kan uwadkaaga Daryeelka adi iyo uwad kaaga waa mudnaanteyna.Soo booqo Nasrudiin Ho...
02/02/2026

Hooyo lasoco Xaaladaada caafimaad iyo kan uwadkaaga
Daryeelka adi iyo uwad kaaga waa mudnaanteyna.
Soo booqo Nasrudiin Hospital.
.

.
Wac: 0612 867064

Jimco wanaagsan.Aan Badsano Saliga nabigeena SCW.
30/01/2026

Jimco wanaagsan.
Aan Badsano Saliga nabigeena SCW.

"Dr Cirro iyo tiimkiisa ayaa ku guuleystay in ay Amiin oo ah Nin odeya ka soo saaraan xabad habow (wiifto)ah oo isagoo h...
28/01/2026

"Dr Cirro iyo tiimkiisa ayaa ku guuleystay in ay Amiin oo ah Nin odeya ka soo saaraan xabad habow (wiifto)ah oo isagoo hoygiisa iska jooga ku dhacday "

Address

Tabeelaha Kasoo Horjeedka Hotel Nasiye
Mogadishu

Telephone

0618004445

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasrudiin Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Nasrudiin Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram