West London pharmacy and clinic

West London pharmacy and clinic Quality medicine you can trust.

22/10/2024

Dhamaan shacbi waynaha ku nool Somaliland waxaanu ogaysiinaynaa inay nooyimaadeen dalabaadkii dawooyinka oo kala duwan,

Dawooyinkii
macaanka
Dhiikarka
Gaastariga
Cholesterol
Xumad jabintii sida calpol infants iyo sixplus
Sidoo kale waxa noo yimi dawooyinkii qufaca oo kala duwan.

Kala xidhiidh wixii macluumad dheeri ah WhatsApps ka ama fariintoosa noo so dhig mahadsanid.

02/10/2024

Booqo xaruunta si aad u hesho daawooyin tayo leh oo lagaaga keenay Uk 🇬🇧 meherada qaybteeda ku taala.

Skincare and hair products are available our branches Hargeysa Jigjiga yar and Total/DumbuluqContact  jigjiga yar 📱 +252...
16/08/2024

Skincare and hair products are available our branches Hargeysa Jigjiga yar and Total/Dumbuluq

Contact jigjiga yar 📱 +252 637581881
Contact Dumbuluq 📱 +252 637037738

10/03/2024
Kiniinka timaha waa mid u fiican inuu siiyo faytamiino dhamaystiran dadka ka cabanaya timo dadashada iyo jajabka ku yima...
27/02/2024

Kiniinka timaha waa mid u fiican inuu siiyo faytamiino dhamaystiran dadka ka cabanaya timo dadashada iyo jajabka ku yimaada timaha.

+252 637037738 Total “dumbuluq”

+252 637581881 jigjiga yar

Kid’s waa kiniin faytamiin oo ciyaalka luugu talo galay, waxaanay u cunayaan sida nacnaca oo kale.0637581881 jigjiga yar...
27/02/2024

Kid’s waa kiniin faytamiin oo ciyaalka luugu talo galay, waxaanay u cunayaan sida nacnaca oo kale.

0637581881 jigjiga yar

0637037738 Total “Dumbuluq”

Nytol 50mg and Nytol 25mgkiniinkan waxa uu ka caawinayaa inuu dib kuugu saxo hurdadadi isagoon caafimaadkaaga kale wax y...
28/01/2024

Nytol 50mg and Nytol 25mg
kiniinkan waxa uu ka caawinayaa inuu dib kuugu saxo hurdadadi isagoon caafimaadkaaga kale wax yeelayn.

hargaisa-somaliland

Dawooyinka tayada leh.1 daawo oo tayo leh ayaa kaaga waanaagsan  bac daawo ah oo  bilaa taya. Nalaso xidhiidh.WhatsApp +...
27/05/2023

Dawooyinka tayada leh.

1 daawo oo tayo leh ayaa kaaga waanaagsan bac daawo ah oo bilaa taya.

Nalaso xidhiidh.
WhatsApp +252637549148
Hargaysa

18/05/2023

Waxa ka mida dawooyinka aanu keenay.
1* listerine mouth wash uk
2* Oral B (big) 100ml
3* lemsip aad shaaha ku darsanayso (durayga dadka waawayn)

Address

Hargaisa-somalia
Mogadishu
252

Telephone

+252637549148

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when West London pharmacy and clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share