Westlondonpharmaandclinic

Westlondonpharmaandclinic KU SOO DHAWOOW WEST LONDON PHARMACY AND CLINIC
📞Contacts:0637037738-0637581881
📍 Hargeisa,somaliand

Nafaqo dhamaystiran oo loo habeeyay koritaanka ilmahaaga heer kasta oo uu marayo.☑️ Aptamil 1: Waa loogu talagalay laga ...
08/02/2026

Nafaqo dhamaystiran oo loo habeeyay koritaanka ilmahaaga heer kasta oo uu marayo.
☑️ Aptamil 1: Waa loogu talagalay laga bilaabo dhalashada (From Birth).
☑️ Aptamil 2: Waa loogu talagalay da’da 6 ilaa 12 bilood (6-12 Months).
☑️ Aptamil 3: Waa loogu talagalay da’da 1 sano iyo wixii ka weyn (1+Year).
📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)
📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIAND
GAAR AHAAN:(Ceelgeeye_jigjiga-yar)

Romsons Wrist and Forearm Splint Waxa loogu talagalay xajinta iyo kabista gacanta (stabilizing the wrist and forearm) xi...
05/02/2026

Romsons Wrist and Forearm Splint
Waxa loogu talagalay xajinta iyo kabista gacanta (stabilizing the wrist and forearm) xilliga dhaawaca. Waxay bixisaa raaxo iyo hawo (comfort and breathability) iyadoo u oggolaanaysa faraha inay si xor ah u dhaqdhaqaaqaan.
📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)
📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIAND
GAAR AHAAN:(Ceelgeeye_jigjiga-yar)

Romsons Knee Immobilizer : oo loogu talagalay inuu celiyo dhaqdhaqaaqa jilibka (restricts knee movement) si looga bogsad...
05/02/2026

Romsons Knee Immobilizer : oo loogu talagalay inuu celiyo dhaqdhaqaaqa jilibka (restricts knee movement) si looga bogsado jabka ama dhibaatada jilibka. Qalabkani waa mid fudud oo raaxo leh (lightweight and comfortable) kaasoo lugta si toos ah u xajinaya si loo ilaaliyo nabarka.
📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)
📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIAND
GAAR AHAAN:(Ceelgeeye_jigjiga-yar)

suunka caloosha ee (Romsons Abdominal Belt) Waxa loo isticmaalo taageerada caloosha (abdominal support) iyo soo kabashad...
05/02/2026

suunka caloosha ee (Romsons Abdominal Belt)
Waxa loo isticmaalo taageerada caloosha (abdominal support) iyo soo kabashada qalliinka ka dib. Waxaa loo nashqadeeyay inuu cadaadis iyo raaxo (compression and comfort) siiyo qofka dhalay ama qalliin maray si muruqyadu u adkaadaan.
📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)
📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIAND
GAAR AHAAN:(Ceelgeeye_jigjiga-yar)

Sunkii gacanta celinayay(Pouch Arm Sling)☑️Pouch Arm Sling:waxaa loo adeegsadaa in lagu taageero (injured arm) ama (frac...
04/02/2026

Sunkii gacanta celinayay(Pouch Arm Sling)
☑️Pouch Arm Sling:waxaa loo adeegsadaa in lagu taageero (injured arm) ama (fracture) si loo yareeyo xanuunka loona sugo proper healing.
📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)
📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIAND
GAAR AHAAN:(Ceelgeeye_jigjiga-yar)

Suunankii qoorta (Neck Collar)☑️Cervical Collar Soft:waxaa loo isticmaalaa symptomatic relief ee xanuunada fudud.☑️Cervi...
04/02/2026

Suunankii qoorta (Neck Collar)
☑️Cervical Collar Soft:waxaa loo isticmaalaa symptomatic relief ee xanuunada fudud.
☑️Cervical Collar Soft with Support:wuxu bixiya structural stability iyo xakameyn dheeraad ah oo loogu talagalay severe neck conditions.
📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)
📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIAND
GAAR AHAAN:(Ceelgeeye_jigjiga-yar)

-DISCOUNT-Qiimo dhimis weyn! 20% - 30% OFF 🏷️🔥📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIANDGAAR AHAAN:...
24/01/2026

-DISCOUNT-
Qiimo dhimis weyn! 20% - 30% OFF 🏷️🔥
📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)
📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIAND
GAAR AHAAN:(Ceelgeeye_jigjiga-yar)

Waxaan macaamiisheena dhamaan ogeysiinaynaa inay naga heli karaan dhammaan noocyada kala duwan ee Insuulinta qallinka ah...
20/01/2026

Waxaan macaamiisheena dhamaan ogeysiinaynaa inay naga heli karaan dhammaan noocyada kala duwan ee Insuulinta qallinka ah (Insulin Pens) oo tayadoodu sarreyso, laguna kaydiyay qabow ku haboon!
📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)
📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIAND
GAAR AHAAN:(Ceelgeeye_jigjiga-yar)

waa kareen loogu talagalay inuu jilciyo maqaarka aadka u qalalan (relieves rough, dry skin). Waxaa ku jira(Cocoa Butter,...
17/01/2026

waa kareen loogu talagalay inuu jilciyo maqaarka aadka u qalalan (relieves rough, dry skin). Waxaa ku jira(Cocoa Butter, Vitamin E), isagoo bixiya qoyaan soconaya 48 saacadood(48 hour moisture).
📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)
📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIAND
GAAR AHAAN:(Ceelgeeye_jigjiga-yar)

Waa kareen loogu talagalay maqaarka xasaasiyada leh (Sensitive Skin). Oo aan ur lahayn (Fragrance-Free) Waxaa ku jira (C...
17/01/2026

Waa kareen loogu talagalay maqaarka xasaasiyada leh (Sensitive Skin). Oo aan ur lahayn (Fragrance-Free) Waxaa ku jira (Cocoa Butter iyo Vitamin E)oo maqaarka siiya qoyaan soconaya 48 saacadood(48 hour moisture).
📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)
📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIAND
GAAR AHAAN:(Ceelgeeye_jigjiga-yar)

Maqaarkaaga ku nafaqee kareemada  ugu tayada sarreeya Original UK Products. Dooro nooca ku habboon maqaarkaaga (Choose y...
11/01/2026

Maqaarkaaga ku nafaqee kareemada ugu tayada sarreeya Original UK Products. Dooro nooca ku habboon maqaarkaaga (Choose your perfect match):
• 🌿 Aloe Vera (Nuage): Soothes and cools sensitive skin. (Wuxuu dajiyaa oo qaboojiyaa maqaarka nugul).
• 💧 Original (Nuage): Fragrance-free and perfect for dry skin or Eczema. (Aad ugu fiican maqaarka qallalan iyo xasaasiyadda).
• 🍫 Cocoa Butter (Curalene): Extra nourishment for a natural healthy glow. (Nafaqo dheeraad ah iyo dhalaal maqaarku ku raaxaysto).
📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)
📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIAND
GAAR AHAAN:(Ceelgeeye_jigjiga-yar)

“Timahaaga iyo jirkaga sii nafaqada ay u qalmaan!” Labadan saliidood ee Nature Spell waa kuwo loogu talagalay daryeelka ...
07/01/2026

“Timahaaga iyo jirkaga sii nafaqada ay u qalmaan!”
Labadan saliidood ee Nature Spell waa kuwo loogu talagalay daryeelka Hair & Body (Timaha iyo Jidhka) si loo helo muuqaal caafimaad qaba.
📞FADLAN WAC:(0637037738-0637581881)
📍LOCATION:HARGEISA,SOMALIAND
GAAR AHAAN:(Ceelgeeye_jigjiga-yar)

Address

Hargaisa-somalia
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Westlondonpharmaandclinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Westlondonpharmaandclinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram