Abdikadir Abdi jiis

Abdikadir Abdi jiis To succeed in your mission,
you must have single-minded
devotion To your goal.

Waxan kamid ahay raga tirada Yar                               ee aminsan in lagursadoHal Xas.                      .   ...
16/08/2023

Waxan kamid ahay raga tirada Yar ee aminsan in lagursadoHal Xas. . Zeey DE Demond Gwal ❤️

Talooyin muxim ah
23/10/2020

Talooyin muxim ah

22/07/2020

Gabadheyda
Sanad guuradida
Hampalyo so dhaxa
❣❣😘😍💋

My lifestyle ❤❤
15/09/2019

My lifestyle ❤❤

waxa jiri jiray nin taajir ama maalqabeen sidaad u taqaano waxaana u shaqayn jiray dad tiro badan dadkaasi wax ka mid ah...
20/03/2019

waxa jiri jiray nin taajir ama maalqabeen sidaad u taqaano waxaana u shaqayn jiray dad tiro badan dadkaasi wax ka mid ahaa nin cunto kariye ah

ninkaasi taajirka ahaa wuxuu ahaa nin aad dabeecad qalafsan oo aad u canaan badan gaar ahaan ninka cunto kariyaha ah aad buu u canaanan jiraay

hadaba mudo ka dib wuxuu go,aansaday inuu dabeecadihiisa wax badan ka badalo oo uu dad la macaamilkiisa hagaajiyo waxaanu u yeedhay ninkii cunto kariyaha ahaa si uu u raaligaliyo

waxaanu ku yidhi ” waxaan maanta rabaa inaan kaa raali galiyo dhaqankaygii iyo dabeecadaydii qalafsanayd ee aan kugula dhaqmi jiray iyo canaantii waxaanan kuu balan qaadayaa in aanan dib kuu canaanan doonin ”

markaas buu isagoo faraxsan ninkii cunto kariyaha ahaanaa ku yidhi taajirkii ” waad mahadsan tahay ana waxaan kuu balan qaadayaa maanta ka dib in aanan maraqa cantuuf kuugu soo tufayn ”

waxa xaqiiqo ah in qof waliba wixii aad gashato aad ka helayso.
🙏🙏

Address

Mogadishu

Telephone

+252615624143

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikadir Abdi jiis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share