Mogadishu Heart Center

Mogadishu Heart Center Pioneers in Heart Health
"Your Heart, Our Priority"

Baaritaanka joogtada ah wuxuu kaa caawinayaa in si h**e loo ogaado dhibaatooyinka wadnaha lagana hortago khataro waaweyn...
14/03/2026

Baaritaanka joogtada ah wuxuu kaa caawinayaa in si h**e loo ogaado dhibaatooyinka wadnaha lagana hortago khataro waaweyn.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

Jimco wanaagsn.  .
13/03/2026

Jimco wanaagsn.

.

U samee ilmahaaga baaritaan wadnaha ah si aad u hubiso in wadnihiisu si caafimaad leh u shaqeynayo.Fadlan Nagala soo xir...
12/03/2026

U samee ilmahaaga baaritaan wadnaha ah si aad u hubiso in wadnihiisu si caafimaad leh u shaqeynayo.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

11/03/2026

𝐅𝐚𝐫𝐝𝐨𝐰𝐬𝐚 𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐞 ayaa ka warbixineyso gabadheeda yar 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐢𝐢𝐦 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐧𝐮𝐮𝐫 oo in mudo ah 𝟗𝐬𝐚𝐧𝐨 ka xanuunsaneed wadnaha ka dib loo qaaday dalka dibadiis qaliin loogu soo sameeyay laguna soo guuleystay.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

𝐊𝐚 𝐟𝐨𝐠𝐨𝐰 𝐬𝐭𝐫𝐞𝐬𝐬-𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 stress-ku wuxuu si toos ah u saameeyaa caafimaadka wadnaha wuxuuna kordhin karaa khataro badan ...
10/03/2026

𝐊𝐚 𝐟𝐨𝐠𝐨𝐰 𝐬𝐭𝐫𝐞𝐬𝐬-𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 stress-ku wuxuu si toos ah u saameeyaa caafimaadka wadnaha wuxuuna kordhin karaa khataro badan oo caafimaad.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

09/03/2026

Hooyo 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐟𝐚𝐚𝐫𝐚𝐱 ayaa ka warbixineyso gabadheeda yar oo in mudo ah ka xanuunsaneed wadnaha ka dib loo qaaday dalka dibadiis qaliin wadnaha loogu soo sameeyay laguna soo guuleystay.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

Baaritaanada joogtada ah waxay ka caawinayaan in si h**e loo ogaado dhibaatooyinka caafimaad waxayna hubiyaan in ilmahaa...
07/03/2026

Baaritaanada joogtada ah waxay ka caawinayaan in si h**e loo ogaado dhibaatooyinka caafimaad waxayna hubiyaan in ilmahaagu helo talo caafimaad iyo daryeel sax ah.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

Caafimaadka wadnahaaga waa mudnaanteena.Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬  .
04/03/2026

Caafimaadka wadnahaaga waa mudnaanteena.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

Baaritaankan wuxuu kaa caawinayaa inaad  ogaato xaaladaha wadnaha ee cunuga inta uu caloosha hooyada ku jiro si loo qors...
03/03/2026

Baaritaankan wuxuu kaa caawinayaa inaad ogaato xaaladaha wadnaha ee cunuga inta uu caloosha hooyada ku jiro si loo qorsheeyo daryeel caafimaad oo degdeg ah.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

Wadnahaaga maanta daryeel noloshaada badbaadi.Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬  .
02/03/2026

Wadnahaaga maanta daryeel noloshaada badbaadi.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

28/02/2026

𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐱𝐦𝐚𝐚𝐧 ayaa ka warbinaayo 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐚𝐱𝐦𝐞𝐝 oo ah wiil yar in mudo ah ka xanuunsana wadnaha loona sameeyay qaliin wadna oo dalka dibadiisa ah laguna soo guuleystay.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Heart Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram