Kuwait Specialist Hospital

Kuwait Specialist Hospital We pay emergency service 24/7

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
30/04/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Ha isticmaalin daawo aan dhakhtar kuu qorin, Had iyo jeer la tasho dhakhtar si aad u ilaaliso caafimaadkaaga iyo badbaad...
29/04/2026

Ha isticmaalin daawo aan dhakhtar kuu qorin, Had iyo jeer la tasho dhakhtar si aad u ilaaliso caafimaadkaaga iyo badbaadadaada.

Ma xasuusataa markii ay timahaagu dhumuc iyo qurux la hayeen, Hadda dib u soo celi iftiinkii iyo bilicdii timahaagii.
28/04/2026

Ma xasuusataa markii ay timahaagu dhumuc iyo qurux la hayeen, Hadda dib u soo celi iftiinkii iyo bilicdii timahaagii.

Haddii aad u baahan tahay daweynta iyo sixida caadada qaldanta & caado wareerka, nagu soo booqo       waxaa heegan kugu ...
25/04/2026

Haddii aad u baahan tahay daweynta iyo sixida caadada qaldanta & caado wareerka, nagu soo booqo waxaa heegan kugu ah dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍
23/04/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍

OGOW KHATARAHAAGAOgow calaamadaha oo ka hortag xanuunka macaanka ka hor inta uusan jirka si dhab ah u saameyn, Baaritaan...
21/04/2026

OGOW KHATARAHAAGA
Ogow calaamadaha oo ka hortag xanuunka macaanka ka hor inta uusan jirka si dhab ah u saameyn, Baaritaan joogto ah iyo qaab nololeed caafimaad leh ayaa kaa ilaalin kara khataraha.

Ma isku aragtaa barar ama xanuun qoorta ah, Ha iska indha tirin baaritaan caafimaad oo deg-deg ah ayaa muhiim u ah ogaan...
16/04/2026

Ma isku aragtaa barar ama xanuun qoorta ah, Ha iska indha tirin baaritaan caafimaad oo deg-deg ah ayaa muhiim u ah ogaanshaha sababta iyo daaweynta saxda ah.

Fulinta qalliimada Haweenka si badbaado leh oo leh xirfad iyo daryeel gaar ah, Waxaan kuu diyaarinay adeego tayo sare le...
14/04/2026

Fulinta qalliimada Haweenka si badbaado leh oo leh xirfad iyo daryeel gaar ah, Waxaan kuu diyaarinay adeego tayo sare leh si loo ilaaliyo caafimaadka Hooyada.

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍
02/04/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍

Waxaan si naxariis leh u daryeelnaa bukaanadeena, annagoo mudnaanta siinayna caafimaadkooda, Ilaa ay ka helayaan bogsash...
31/03/2026

Waxaan si naxariis leh u daryeelnaa bukaanadeena, annagoo mudnaanta siinayna caafimaadkooda, Ilaa ay ka helayaan bogsasho buuxda, garabkooda ayaan joognaa, daryeel joogto ahna waan siinnaa.

29/03/2026

Xanuunka sokorowga hadii aan la xakameyn waxa uu keeni karaa dhibaatoyin caafimad oo qatar ah.

Address

Wadada Sodonka
Mogadishu

Telephone

+252613292932

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kuwait Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category