Dr.Jabril Mohamed

Dr.Jabril Mohamed Marwaba nagu xirnow waxaad naga heli doontaa pagekeena latalintaa dhaqter iyo casharro caafimaad

jabril mohamed is graduated abuhaifa primary and secondary school and university graduated plasma

04/12/2024

hadal damqasho leh allow cimrigeed u barakeey.

iidle aden iyo teamkiisa alle janada ha idinku cazuumo ..

mahadsanid samafale comintiga .

#

19/07/2024

Maashaa alaah

Sheikh Qaasim Nuur (Yaa sheey)Degmada shibis hala caawiyo axbaabii
19/07/2024

Sheikh Qaasim Nuur (Yaa sheey)
Degmada shibis hala caawiyo axbaabii

  shacabka soomaaliyeed meel waliba caalamka kajoogaan  waxaa loogu bishaareynayaa in markale buuga ku saabsan cilmi naf...
19/07/2024

shacabka soomaaliyeed meel waliba caalamka kajoogaan waxaa loogu bishaareynayaa in markale buuga ku saabsan cilmi nafsiga oo si heersareloodiyqariyey uu qorey Qoraa Dr l abdukadir Mursal oo h**eyna usoo diyaariyey DARYEEL BULSHO dhawaan fillo i.a

VMAHADSANID

13/06/2024

جمعة سعيد أحبا بي

13/06/2024

Waan ka murugooday xaaladda ka taagan qabuuraha Scuola Polizia.

Dhan kasta marka aan ka eegay waxay iigu muuqata go’aan aan aad looga fiirsan.

Marka h**e, qabuuro waa la kor degaa, laakiin waa marka sannado h**e dadka lagu aasi jiray.

Qabuuro weli la adeegsado, murugadii geerida dadka ku aasan aan weli ehelkoodu ka soo kaban, ma ahan in logo yeero in ay soo fagaan meydka.

Marka labaad, meyd in la aaso waxaa ka dhib badan oo ka culus in la soo saaro lafahiisa oo dhammaystiran iyo haddii xubnihiisa kale ay wax ka hareen. Waxay u baahan tahay farsamo iyo aqoon u gaar ah. Qofka qodayaa ma og yahay in 206 lafood ay ku jiraan jirka aadanaha? Mise og yahay sida ay u eg yihiin iyo sida uu u raadin karo?

Midda kale, dadka qaarkii waxay u dhinteen Covid iyo cudurro kale oo halis ah.

Dadka godadka fagaya, kuwo dul dhooban ee murugeysan, kuwa daawanaya ee aan shalay arkay iyo ciidanka dul tuban ma jirtaa cid hubin karta in aanay cudurro ka qaadin qabuuraha marka la faago?

Muqdisho dhul Dowladeed kuma yara. H**e ayaan ugu nooleyn caasimad laga waayay beer lagu nasto, bannaan lagu lugeeyo iyo Xeeb munaasib ah oo dhismayaashu ka fog yihiin oo nadiif ah oo lagu dabaasho, lagu nasto, lagu fekero ama lagu istareexo.

In ehelka meytada laga xishoon waayo, lagana horkeeno Dowladda, ma aha talo u adeegeysa danta dadka iyo Dowladda toona.

Ma aha in sas la qaadsiiyo agoon iyo rajo waalidkood ku aasan yahay qabuurahaas.

Ugu dambeyn, Soomaaliya ma aha Xamar oo keliya. Maxaa qasab ka dhigay in dhul kasta oo Federaalku u baahdo, laga doondoono Xamar gudahihiisa?

Maskaxdu ha shaqeyso, shacabkana yaan lagu dhiirran ee ha la xaqdhowro.

Xigasho: Yusuf Garaad🤔😭😭😭

07/06/2024

Jumca wanaagsanasan saaxiibda aan pagekaani ku xiriirno

Welcome Baraawe
07/06/2024

Welcome Baraawe

  Radiculopathy
13/05/2024

Radiculopathy

09/05/2024

اللهم إجعل أمي وأمك, ابي وابوك
من أهل الجنـة ♥️

04/05/2024

wanaagsan akhiyaarta ku xiran pagekayga

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 16:00 - 20:00
Tuesday 05:00 - 00:00
Wednesday 05:00 - 07:30
Thursday 06:00 - 00:00
Friday 08:00 - 15:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Jabril Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category