Musehmed

Musehmed "NOQO RUUX ABAAL GALA
AMA GUDA MID LOOGALAY"

MEDICAL DOCTOR
๐Ÿฉบ
(MBBS) Dr. Muse Ahmed, a junior Medical Doctor based in Somalia.

Goormaa kuugu danbaysay Mogadishu ?
08/09/2022

Goormaa kuugu danbaysay Mogadishu ?

Goormaa kuugu danbaysay Boosaaso?๐Ÿ“ธBulshaawi.
06/09/2022

Goormaa kuugu danbaysay Boosaaso?

๐Ÿ“ธBulshaawi.

19/08/2022

Jumca Wanaagsan iyo Jawi Macaan .

๐Ÿ“Mogadishu ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ .

18/08/2022

Waa nuqul kamid ah Qisadii abwaanka AHU kudhalisay curinta maansadii BEERLULA.

ALLE NAXARIISTA JANNO HAKA WARAABIYO ABWAANKA ๐Ÿคฒ

Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" oo magaalada Hargeysa ku geeriyooday .
18/08/2022

Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" oo magaalada Hargeysa ku geeriyooday .

17/08/2022

Xagaayadii galabta iyo Afgooye ๐Ÿ’•๐Ÿฅฐ

Beautiful morning ๐Ÿ“  Garacad.๐Ÿ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
16/08/2022

Beautiful morning
๐Ÿ“ Garacad.๐Ÿ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Waa magacyada 10ka arday ee ugu sarreeya Imtixaanka fasalka 12aad. Wiil ayaa kaalinta 1aad galay oo lagu magacaabo Khaal...
16/08/2022

Waa magacyada 10ka arday ee ugu sarreeya Imtixaanka fasalka 12aad. Wiil ayaa kaalinta 1aad galay oo lagu magacaabo Khaalid Cabdullaahi

Waxaa sidoo kale Cajiib Ah in Shanta arday ee ugu sarreeysa imtixaanka 3 kamid ah yihiin Gabdho.

Sidoo kale Gobolka Banaadir ardaydiisa ayaa galay sadaxda kaalin ee ugu sarreeysa.

15/08/2022

Xarunta Dalxiiska Soomaaliya. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐ŸŒด

๐Ÿ“

Bisha 10-aad si rasmi ah waxaa xariga laga jarayaa oo hawlgalaya  Labada Janbi A&B ee Dekeda Garacad.1.Jambiga A balacii...
06/08/2022

Bisha 10-aad si rasmi ah waxaa xariga laga jarayaa oo hawlgalaya Labada Janbi A&B ee Dekeda Garacad.

1.Jambiga A balaciisa Markabku istaagi karo,waa 157-Mitir,waxaa la wada shubkii ugu danbeeyay ee dhulka ay Wiishashku istaagayaan.

2.Jambiga B Balaciisa Markabku istaagi karo waa 120-Mitir,waana la wadaa si la mid ah A Shubka Dhulka ay Wiishashku istaagayaan.

Dhererka Dekeda ee gunta hoose Badda qaybta ugu saraysa waa 15.5-Mitir.

Dhererka Dekeda ee gunta hoose Badda qaybta ugu hoosaysa ,waa 10.25-Mitir.

Baakinka banaanka ee Gawaarida la dhigayo waxaa hada diyaar ah dhinaca Bidix,waxaana Gacanta lagu hayaa Midig.

Balaca Baakinada Gawaarida la dhigayo ee Dekeda,waa.....

LHS = 28,400 sq.m
RHS = 12,700 sq.m

Wadada isku xiraysa Dekeda Garacad iyo Xuduuda Tuurdibi waa 300-km,waxaa lasoo dhameeyay wajigii koobaad ee qiimaynta,waxaana loo keenay Qalab ugaar ah oo garaacaya kana dhigaya Wado Jay ah siman oo balaceedu yahay 7 -8-Mitir.

Wadada,waxaa diyaarinteeda door ka qaatay Dowlada Puntland.

Lacagta Dekeda dhismaheeda loo diyaariyay,waa 325-Milyan oo dolar,waxaana hada Lacagtaas laga isticmaalay ku dhawaad 100-Milyan oo dolar.

Ilaa iyo hada Lacagta ku baxday Dekeda Garacad wax Deyn ah laguma leh (LOAN) oo waa Cadaan Ganacsatadu la baxday.

Marka ay soo idlaato Dekeda Garacad waxay noqon doontaa mid ugu baaxada weyn guud ahaan Somaliya.

Jibril Qoobey.

04/08/2022

Mogadishu, City View ๐Ÿ™๐Ÿ’•

01/08/2022

Indhahaa kudoogsada ๐Ÿ’•

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Musehmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category