Xamarweyne Market Online

Xamarweyne Market Online Q.K.I

Permanently closed.
Dadkani wacad bay mareen Waliyo dhaar bay mareen Wax arag la isma caasiyee Caawa madaxaa nafuran Suumanka dhuuuqsada buu...
29/01/2024

Dadkani wacad bay mareen
Waliyo dhaar bay mareen
Wax arag la isma caasiyee
Caawa madaxaa nafuran
Suumanka dhuuuqsada buuqa u dulqaata
Hambalyo Galmudug State House hambalyo galmudug( buuuxi meelaha banaan faaanka ficil -------------------?

30/12/2019

Xamar weyne market online waxey kuu keenen machine dhagaha lagu nadiifiyo oo aad kaligaa isticmaleysid wixii wasaq iyo dhukay dibida u saaraya laga reestay qoray iyo suufka dhagaha loo isticmala
yar iyo weyn wuu isticmali karaa

👨‍💻Online Ku Iibso Alaab Kasta Oo Ku Hel Gurigaaga ama goobtada shaqo
qiimaha💵💲20
xarunta muqdisho kala xariir
☎️ +252616452573
⏱🚚🛬🛵 waxaad ku heli doontaa si bilaash ah iyo waqtiga ugu sahlan keenistu

Hadda dalbo hadda hel nalka lagu duubo videoga sida ticktok,live,💵Qiimo jaban oo ku raali galiya Ama wac ☎️ 0616452573 W...
30/12/2019

Hadda dalbo hadda hel nalka lagu duubo videoga sida ticktok,live,
💵Qiimo jaban oo ku raali galiya
Ama wac ☎️ 0616452573 WhatsApp =0616452573

Goobta aad joogtid ayaa laguugu keenaya si bilaash ah 🛵 📦 🚚 ✈️.

JAMAICAN BLACK COSTAR OILWaa saliidda ugu sarreysa ee caalamka laga isticmaalo waana dabiici qurxinta wejiga,madoobaynta...
30/12/2019

JAMAICAN BLACK COSTAR OIL
Waa saliidda ugu sarreysa ee caalamka laga isticmaalo waana dabiici qurxinta wejiga,madoobaynta tinta iyo guud ahaan caafimaadka way u fiican tahay /wac/wathsappka 0616452573
ama 0616452573

Macamil waxaa ku keenay Bio oil waa saliid logu talagalay jeexjexa calosha ama libaaxyada , AMA dhiigroorka waa saliid l...
30/12/2019

Macamil waxaa ku keenay Bio oil waa saliid logu talagalay jeexjexa calosha ama libaaxyada , AMA dhiigroorka waa saliid lagu riyaaqay waa lahubaa waxaa kalo baabi,isaa daqarka wajiga AMA jirka Qiimaha waa $30 waxaa ku keenay banadi online sell waxii faafahin kala xariir whatsappka melwalbo aad jogto ayaa lagu keenayaa waa free delivery 0616452573 AMA 0616452573

Macamil waxaa ku keenay saliida logu magacdaray B-oil waa saliid babi,isa jeexjexa jirka libaaxyada waa salid latijabiye...
30/12/2019

Macamil waxaa ku keenay saliida logu magacdaray B-oil waa saliid babi,isa jeexjexa jirka libaaxyada waa salid latijabiyey qimaheda waa 30$ oo kaliya meelwalbo aad jogto ayaa lagu keenayaa la soo xariir 0616452573 ama 0616452573

Macamil waxaa ku keenay saliida Tinta dheereysa oo logu Riyaaqay waa saliid Go,go joojisa waa saliid nafaqo leh saliid m...
30/12/2019

Macamil waxaa ku keenay saliida Tinta dheereysa oo logu Riyaaqay waa saliid Go,go joojisa waa saliid nafaqo leh saliid madoobeysa tinta Qiimaha
$25

waxaa ku keenay Banadir online sell waa free delivery melwalbo aad jogto whatsappka 0616452573 AMA 0616452573

02/11/2019

Macmiil Naga Dalbo
Waa qalab casri ah oo lugu talagalay inuu Dabargooyo ,kaneecada,Tixsiga iyo dhamaan xasharaadka dadka lanool
💵Qiimaha $18

wac WhatsApp ⤵️ & imo.im ⤵️

☎️ +252 616452573| ☎️ +252 616452573

Goobta aad joogtid ayaa laguugu keenaya si bilaash ah 🛵 📦 🚚 ✈️.

BISHAARO BISHAARO BISHAARO Ma doneysay dhar isku jooga oo aad ku allamiinteyso ama aadku xarakooto wxn idin keenay      ...
02/11/2019

BISHAARO BISHAARO BISHAARO Ma doneysay dhar isku jooga oo aad ku allamiinteyso ama aadku xarakooto wxn idin keenay OO isugu jira buumoyin sarawiil & rajastiinka kaliya dumarka ah hadey jawabtadu haa tahay Macaamil nagala soo xariir numbarada & what's up ka 📱 0616452573 ☎ 0616452573
KEENISTU WAA BILAASH AMA FREE DELIVERY 🚗 🚗 🚗

Macamiil waxaa ku keenay jus one shaper waxaa loogu talagalay calosha ayuu yareyaa style kana waa uu ku saxayaa kadalbo ...
02/11/2019

Macamiil waxaa ku keenay jus one shaper waxaa loogu talagalay calosha ayuu yareyaa style kana waa uu ku saxayaa kadalbo Banadir online sell qiimaha waa $14 kaliya meelwalbo aad jogto ayaa lagu keenayaa waxii faafahin ah 0616452573 ama 0616452573 dalbo hada hel

02/11/2019

Macamishena sharafta lahe waxan Idin keenay daawadi dhabar xanuunka taaso kaa saacideeso sida
Qiimaha waa 💵18$
Nagal soo xiriir📲616452573
WhatsApp 616452573
NB::waxa lagu keena GURIGAGA AMA goobtad shaqo .aan
Waaa from Turkey

Forever Bright waa daawo loo isticmaalo Cirid dhiiga, qumanka, bakteriyada afka ku dhacda, Cirid xanuunka, ilka dhiiga,I...
02/11/2019

Forever Bright waa daawo loo isticmaalo
Cirid dhiiga, qumanka, bakteriyada afka ku dhacda, Cirid xanuunka, ilka dhiiga,Ilkaha, Af urka , ilkaha wasaqda leh , kuwa Hiridka ah, waxaana Daawo Dabiici ah oo ka sameysan Dacar ALOE VERA, Waxaa lagu sameeyay Dalka Mareykanka. Qiimaha waa $12 waaye naga dalbo Isla hada hel waa free delivery meel walbo aad jogto

Waxaad ka heleysaa Muqdisho wac whtsp📞 616452573🚒goobtada lagugu genaaya 🚒

Address

Somali Market Online
Mogadishu
252

Telephone

+252616452573

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamarweyne Market Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Xamarweyne Market Online:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram