Adeeg Kaab

Adeeg Kaab Adeeg Kaab Waa Xiriiriyaha Shaqo Doonka iyo Loo Shaqeeyaha.

Ku soo Dhawoow Adeeg Tayo Leh iyo Qiimo ku Raali geliya.
01/12/2024

Ku soo Dhawoow Adeeg Tayo Leh iyo Qiimo ku Raali geliya.

Ku soo Dhawoow Adeeg Tayo Leh iyo Qiimo ku Raali geliya.
16/11/2024

Ku soo Dhawoow Adeeg Tayo Leh iyo Qiimo ku Raali geliya.

Adeeg Tayo leh iyo Qiimo Jaban.

Ma doonaysa adeeg tayo leh kuna qanacdo.?
matahay qof baahi uqaba in loo qabto adeegyada Adeeg Kaab?
Hadaba adoon habsaamin nagala soo xariir telefoon numberka ku xusan boorkeena.

0619641299/0770844286

Abdirahman Ahmed JimalleHassan Sheikh Mohamud Hassan Mowlid Yasin

Adeeg Tayo leh iyo Qiimo Jaban.Ma doonaysa adeeg tayo leh kuna qanacdo.? matahay qof baahi uqaba in loo qabto adeegyada ...
05/11/2024

Matahay qof leh xirfada cunta karinta iyo nadaafada?Hadaba waxaa loo baahan yahay gabar qof shaqaale guri ka noqda  xaaf...
18/10/2024

Matahay qof leh xirfada cunta karinta iyo nadaafada?

Hadaba waxaa loo baahan yahay gabar qof shaqaale guri ka noqda xaafad kutaala degmada wadajir iyo qof dhar usoo dhaqa xaafad ku taal baar ubax.

Fadlan nagala soo xariir haddii aad fursadaan danayneeso numberka kala ah +252 61 9641299 iyo +252 770844286

09/10/2024

Shirkada Adeeg Kaab ayaa ka qaybgashay shirka hal abuurka todobaadka Soomaaliyeed.

Shirkqadeena ayaa soo ban dhigtay fursadaha shaqo oo ay u hayso dhalinyarada Soomaaliyeed.

Adeeg Tayo leh iyo Qiimo Jaban.Ma doonaysa adeeg tayo leh kuna qanacdo.? matahay qof baahi uqaba in loo qabto adeegyada ...
30/09/2024

Adeeg Tayo leh iyo Qiimo Jaban.

Ma doonaysa adeeg tayo leh kuna qanacdo.?

matahay qof baahi uqaba in loo qabto adeegyada Adeeg Kaab?

Hadaba adoon habsaamin nagala soo xariir telefoon numberka ku xusan boorkeena.

Hassan Mowlid Yasin Hassan Sheikh Mohamud Adeeg Kaab

Ogeysiis Muhiim Ah.Dhamaan shacabka Soomaaliyeed, waxaan idin ogeysiinaynaa in la daah furay shirkada Adeeg Kaab.Adeeg K...
18/09/2024

Ogeysiis Muhiim Ah.

Dhamaan shacabka Soomaaliyeed, waxaan idin ogeysiinaynaa in la daah furay shirkada Adeeg Kaab.

Adeeg Kaab waa shirkad bixiya adeegaha aas-aasiga ay ubahaanyihiin shaqisiyaadka, qoysaska, shirkadaha ganacsiga, goobaha wax barashada iyo isbitaalada. Adeeg Kaab ayaa bixineysa adeegyada kala ah:

1. Nadiifinta Guryaha, xafiisyada, goobaha wax barashada, goobaha Caafimaadka IWM.
2. Dhaqista iyo Feereynta/kaawiyeenta dharka
3. Kalkaaliso Caafimaad (Guryaha iyo Isbitaalada)
4. Suuq gaynta iyo Iibinta ( Marketing and Sales)
5. Xirista iyo Furista Agabyada (Xafiis iyo Guri)
6. Buuxinta Foomanka Fiisooyinka dal ku galka

Hadaba Mudane/Marwo haddii aad tahay shaqsi daneenaya in shaqooyinka kor kuxusan in lagugu qabto qiimo ku raali gelinaya fadlan nagala soo xariir telefon lambarka hormuud ee 770844286.

Shaqsiyaadka shaqo doonka ah, lehna xirfada iyo kartida qabashada shaqooyinka kor kuxusan waxay nagal soo xariiri karaan

numberka hormuud ee 770844286.

Mahadsanidiin.

Adeeg Kaab
Hassan Mowlid Yasin

Address

Maka Almukarama Street, Kasoo Horjeedka Hoteel Dayax
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 16:00
Tuesday 07:00 - 16:00
Wednesday 07:00 - 16:00
Thursday 07:00 - 16:00
Saturday 07:00 - 16:00
Sunday 07:00 - 16:00

Telephone

+252770844286

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adeeg Kaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category