Dr Osoblee

Dr Osoblee Latalinta iyo wacyigaliyta bulshada arimaha caafimaadaka

Alle Ha unaxariisto Dr Sakariye oo ahaa qof howl kar ah wax qabad badan aya gacn ka xaq daran ku dishay Galabta Gaalkaca...
09/09/2023

Alle Ha unaxariisto Dr Sakariye oo ahaa qof howl kar ah wax qabad badan aya gacn ka xaq daran ku dishay Galabta Gaalkacayo.

انا لله وانااليه راجعون.

Wa kee muraqa shumiska💋
08/07/2023

Wa kee muraqa shumiska💋

𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐒𝐖𝐓 𝐢𝐧𝐮𝐮 𝐧𝐚 𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐨 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐜𝐮𝐧𝐨 𝐧𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐮𝐛𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡قال تعالى ﴿ الله ال...
04/07/2023

𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐒𝐖𝐓 𝐢𝐧𝐮𝐮 𝐧𝐚 𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐨 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐜𝐮𝐧𝐨 𝐧𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐮𝐛𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡

قال تعالى ﴿ الله الذي جعل لكم الأرض قرارا والسماء بناء وصوركم فأحسن صوركم ورزقكم من الطيبات ذلكم الله ربكم فتبارك الله رب العالمين ﴾

𝐃𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 intooda badan si eey u yareeyaan xanuunka dhiiga_caadada waxey aad u isticmaalaan daawooyinka xanuun baab'iyaha ...
03/07/2023

𝐃𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 intooda badan si eey u yareeyaan xanuunka dhiiga_caadada waxey aad u isticmaalaan daawooyinka xanuun baab'iyaha ama kaar jabinta sida Acetaminophen (paracetamol-ka) ama Nonsteroidal anti-inflamatory drugs (NSAID) Sida: ibuprofen( Advil, motrin).

Balase ma ogatahay dhibaatooyinka kaga imaan karo isticmaal-ka badan daawoyinka kaar jabinta ama xanuun baabiyha?

Ma wanaagsano in aad wehel ka dhigato oo muda badan aa qadato dawoyinka xanuun baabiyaha.

Hadaba daawoyinkaan oo la badsado waxaa ka dhalan karo dhibaatooyinka soo socda:

• Waxey dhawaac gaarsiyaa xubnaha ugu muhiimsan jirka sida beerka iyo kelyaha taaso laga yaabo inay ka dhalato sumow.

• Sidoo kale isticmaalkka badan daawoyinkaan waxey kuu kenyaan gaas.

• Sidoo kale waxey kenaana in sonkorta jirka ee kacdo, wareer, kaadida oo yaraato, shuban, dhididka oo bata iyo dhibaatooyin kale oo badan.

• Waxey dhaabac u geystaan xuubka ku dahaaran habdhiska dheefshiidka jirka.

Si xannuka dhiiga cadada u yareyso ugna hor tago dhibtoyinka daawouinkaan Ee keenaan waa in aad Isticmashaa sheyada dabiiciga ah:

• Waa in aad jimicisiga samysaa sida orodka, dabasha, maxaa yeelay qofka marka uu jimisi uu samyo jirkisa waxa uu soo deynayaa Endorphins waa xanuun baab'iye dabiici ah.

• Waa in aad kubayada ama cinjirka biyo diiiran ku shubtaa oo aa saartaa mesha xanunka aa ka daremysida ilaa xanunka uu ku deynyo waa ku heynysaa.

• Waaxaa isticmaalyaa Sinjibiil.
koob biyo diiran ku dar cad sanjabiil iyo 3 qaando malab ah, ca 3 jeer maalinkii inta dhiiga oo kuu jogo.

• Sidoo kale waxaa wanaagsn in aa istic maali kartaa cannamn ama qorfeha.

waxaa isku qastaa qandada haafkeda qorfe buda ah cup biyo-diran iyo 2 qando malab ah. Cab xilyada dhiiga uu kuu soo dhawayahay.

Isticmaalka sheeyada dabiiciga ah oo aan kor ku soo xusay waxey yareynayaan xanunka sidoo kale hadii uu qal qal jirana weysaxayaan.

inta badan xanuunka dhiiga cadada wuu yaraadaa hadii inanta la guursado.

𝐓𝐚𝐥𝐨:
waa in aad ka fogtaa cuntooyinka eey ku badanyhin sokorta iyo dufunta xilga dhiiga aad heshid. Maxaa yeelay waxa ay badinayaan soo deynta prstogalnds waa hormanka xanuunka badinayay oo minka ku qasbayay in uu xoog isugu dhaago.

𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞- dheh, si ay bulshada uga faaideystaan.

W/Q 𝐃𝐫 𝐟𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐀𝐥 𝐚𝐭𝐭𝐚𝐬

  profile
02/07/2023

profile

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐀𝐝𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤 🐏 ⛔️✋🔪🥩 🐏🔪🤚⛔️ ✅ 𝐓𝐢𝐥𝐦𝐚𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢𝐢 𝐦𝐢𝐝𝐢𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐠𝐨𝐲𝐬𝐨 𝐦𝐚𝐧𝐭𝐚𝐓𝐢𝐥𝐦𝐚𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥𝐚𝐲𝐨 𝐣...
28/06/2023

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐀𝐝𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤 🐏
⛔️✋🔪🥩 🐏🔪🤚⛔️

✅ 𝐓𝐢𝐥𝐦𝐚𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢𝐢 𝐦𝐢𝐝𝐢𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐠𝐨𝐲𝐬𝐨 𝐦𝐚𝐧𝐭𝐚

𝐓𝐢𝐥𝐦𝐚𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥𝐚𝐲𝐨 𝐣𝐞𝐞𝐱𝐢𝐝𝐚 𝐲𝐚𝐫 𝐞𝐞 𝐦𝐢𝐝𝐢𝐝𝐬 : 🐏 🔪
𝟏》𝐝𝐡𝐚𝐪 𝐦𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐦𝐢𝐝𝐢𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐚 𝐠𝐨𝐲𝐬𝐚𝐲. ... 🐏 🔪
𝟐》𝐣𝐨𝐨𝐣𝐢 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐝𝐨 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐝𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐦𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐨 ... 🐏 🔪
𝟑》𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐧𝐚𝐝𝐢𝐢𝐟 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐱𝐞𝐫 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐠𝐨𝐨𝐛 𝐜𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐠𝐭𝐢𝐝 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐰𝐚𝐜𝐚. ... 🐏 🔪
وكل عام وانتم بخير بمناسبة حلول عيد الأضحى المبارك

كل عام وانتم بألف خير وصحة وسلامة 𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚...
27/06/2023

كل عام وانتم بألف خير وصحة وسلامة
𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐬𝐡 𝐛𝐚𝐬𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐰𝐚𝐪𝐨
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
وكل عام وانتم بخير بمناسبة حلول عيد الأضحى المبارك.

Duacada la aqristo maalinta carafo.Allah inaga aqbalo acmaasha wanaagsan,danbigeena iyo kan waalidkeenana Allah inoo caf...
27/06/2023

Duacada la aqristo maalinta carafo.
Allah inaga aqbalo acmaasha wanaagsan,danbigeena iyo kan waalidkeenana Allah inoo cafiyo yaa rab🤲

𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐥𝐨 𝐤𝐮𝐰𝐢𝐢 𝐦𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐧𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐱𝐮𝐫𝐞𝐞𝐲𝐨.𝐎𝐨 𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐚𝐟𝐚.𝟗/𝟏𝟐/𝟏𝟒𝟒𝟒
27/06/2023

𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐥𝐨 𝐤𝐮𝐰𝐢𝐢 𝐦𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐧𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐱𝐮𝐫𝐞𝐞𝐲𝐨.
𝐎𝐨 𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐚𝐟𝐚.
𝟗/𝟏𝟐/𝟏𝟒𝟒𝟒

𝐐𝐮𝐝𝐚𝐛𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐚 ﷺ  𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐣𝐤𝐚𝐖𝐚𝐫 𝐝𝐚𝐝𝐨𝐨𝐰 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐢𝐢𝐧 𝐱𝐨𝐨𝐥𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐢𝐫𝐝𝐢𝐠𝐢𝐢𝐧 𝐱𝐚𝐫𝐚𝐚𝐦 𝐛𝐮𝐮 𝐈𝐝𝐢𝐧𝐚 𝐲𝐚𝐡𝐲. أنَّ رسُول ال...
27/06/2023

𝐐𝐮𝐝𝐚𝐛𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐚 ﷺ 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐣𝐤𝐚
𝐖𝐚𝐫 𝐝𝐚𝐝𝐨𝐨𝐰 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐢𝐢𝐧 𝐱𝐨𝐨𝐥𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐢𝐫𝐝𝐢𝐠𝐢𝐢𝐧 𝐱𝐚𝐫𝐚𝐚𝐦 𝐛𝐮𝐮 𝐈𝐝𝐢𝐧𝐚 𝐲𝐚𝐡𝐲.
أنَّ رسُول اللَّه ﷺ قَالَ في خُطْبتِهِ يوْم النَّحر بِمنىً في حجَّةِ الودَاعِ: إنَّ دِماءَكُم، وأمْوالَكم وأعْراضَكُم حرامٌ عَلَيْكُم كَحُرْمة يومِكُم هَذَا، في شهرِكُمْ هَذَا، في بلَدِكُم هَذَا، ألا هَلْ بلَّغْت متفقٌ
عَلَيهِ.

mission is failedIUD
26/06/2023

mission is failed
IUD

𝐁𝐚𝐫𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 ﷺ, 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐢𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨 𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐱𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐮𝐮 𝐢𝐢...
26/06/2023

𝐁𝐚𝐫𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨
𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 ﷺ, 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐢𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨 𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐱𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐮𝐮 𝐢𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟𝐨 𝐝𝐚𝐧𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐭𝐚𝐠𝐚𝐲 𝐢𝐲𝐨 𝐤𝐚𝐧 𝐬𝐨𝐨𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚.

𝐒𝐨𝐨𝐧 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐞 𝐛𝐚𝐫𝐢 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐮𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐚 ﷺ 𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚𝐲𝐬𝐨, 𝐚𝐚𝐝 𝐧𝐚 𝐮 𝐟𝐢𝐥𝐚𝐭𝐨 𝐝𝐚𝐧𝐛𝐢 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟.

𝐑𝐚𝐛𝐨𝐨𝐰 𝐧𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐧𝐛𝐢 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Osoblee posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Osoblee:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category