City polyclinic

City polyclinic Xarunta caafimaadka City Polyclinic

Juma Mubarak dhamaan macamiisheena sharafta leh.City polyclinc waxa kuugu diyaar ah shaqale u carbisan shaqadooda.
03/02/2023

Juma Mubarak dhamaan macamiisheena sharafta leh.

City polyclinc waxa kuugu diyaar ah shaqale u carbisan shaqadooda.

Ogeeysiis OgeeysiisKa faa'ideeyso qiima dhimista balaaran oo ay City polyclinic ku sameeysan qaar kamid ah adeegyada caa...
31/01/2023

Ogeeysiis Ogeeysiis

Ka faa'ideeyso qiima dhimista balaaran oo ay City polyclinic ku sameeysan qaar kamid ah adeegyada caafimaad ee ay bixiso sida :

1- Lambarka Dhaqtarka oo ah FREE.

2- Baritaanada kala duwan oo ah qiimo dhimis 50% .

3- Computer ka uur ku jirta oo isna lagaaga dhigay 50% .

Qiima dhimastan waxa ay jiri doontaa laga bilaabo 1/2/2023 ilaa 1/3/2023.

Nagu soo booqo xarunta City polyclinic oo ku taala wadada Maka Al- Mukarama ka soo hor jeedka Carwo Al-Kowthar.

Tell:0613278888

City polyclinic ayaa lagudoonsiiyay Abaalmarin ay ku muteysatay ka qeebgalaka iyo taagarida dhanka Caafimadka ee koobkii...
22/01/2023

City polyclinic ayaa lagudoonsiiyay Abaalmarin ay ku muteysatay ka qeebgalaka iyo taagarida dhanka Caafimadka ee koobkii Ganacsatada Kulmis , Masuliyiintii kala Duwaneed ee ka soo qeeb galay munasabada iyo Madaxda Kulmis ayaa uga mahad celiaya xarunta City polyclinic doorkii ay ku lahaayeen qabsoomida tartanka .



Ugu imaaw adeeg cafimaad oo tayo sare leh.

Ka hel taageerada taranka Nutrifactor's Tryception, iskudhaf nafaqo oo dhamaystiran oo si gaar ah loogu talagalay ragga,...
12/01/2023

Ka hel taageerada taranka Nutrifactor's Tryception, iskudhaf nafaqo oo dhamaystiran oo si gaar ah loogu talagalay ragga, leh 20 nafaqo oo muhiim ah, oo ay ku jiraan geedo muhiim ah, Coenzyme Q10, Zinc iyo Selenium, si ay uga caawiso hagaajinta caafimaadkooda taranka, tirada shahwada iyo dhaqdhaqaaqa shahwada.

Ugu soo hagaag City polyclinic adeeg hufan iyo daawo tayo sare leh oo lahubo.

Gudoomiye Mohamed Ali Siad,Ali dhiblaawe iyo Abwaan Abdirizaaq jidhi  oo dhamaantood ka tirsan bahda    ayaa caaway nagu...
22/10/2022

Gudoomiye Mohamed Ali Siad,Ali dhiblaawe iyo Abwaan Abdirizaaq jidhi oo dhamaantood ka tirsan bahda ayaa caaway nagu so booqday
xarunta caafimaadka ee City polyclinic .

So dhawaada sxbayaal, booqashadiina waana Farxan galinaysaa.

Bishaaro.City polyclinic waxa uu kugu  bishaareynayaa Bukaanada ay xanuunadu soo wajahaan balse aan awoodin in ay tagaan...
28/08/2022

Bishaaro.

City polyclinic waxa uu kugu bishaareynayaa Bukaanada ay xanuunadu soo wajahaan balse aan awoodin in ay tagaan xarun Caafimaad si loogu dabiibo xaaladdooda in uu u diyaariyay Shaqaale Caafimaad oo guryahooda ugu tagi-doona si ay uga kaftoomaan adeeggii ay u aadi lahaayeen Xarunta.

City polyclinic waxa uu adeeggaas Caafimaad fulinayaa 24/7, Fadlan si deg-deg aan ugu jawaabno baahidaada Caafimaad nagala soo xiriir Numbarka hoos ku qoran.

Ya Allah qalbiyadeena ka dhig kuwo u diyaar ah baryadaada oo nagu ilaali diintaada suuban.Jimco wanaagsan
26/08/2022

Ya Allah qalbiyadeena ka dhig kuwo u diyaar ah baryadaada oo nagu ilaali diintaada suuban.
Jimco wanaagsan

Jimco wanaagsan macmiil.
19/08/2022

Jimco wanaagsan macmiil.

Lectamor waxa ay hada diyaar kuugu tahay Xarunteena.Naguso booqo xarunta City polyclinic
17/08/2022

Lectamor waxa ay hada diyaar kuugu tahay Xarunteena.

Naguso booqo xarunta City polyclinic

Kor u qaad Naas-nuujinta:Hooyada bar kuna taageer.
05/08/2022

Kor u qaad Naas-nuujinta:
Hooyada bar kuna taageer.

Address

Makkah Almukarramah Avenue, Mogadishu 14 M
Mogadishu
252

Telephone

+252613278888

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when City polyclinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to City polyclinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category