Dr Jamal Cirro-dhaqtarka caruurta

Dr Jamal Cirro-dhaqtarka caruurta Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Jamal Cirro-dhaqtarka caruurta, Doctor, Mogadishu.

15/04/2026

Kasoo bixitaanka caruurta ilkaha iyo da'da ay kasoo baxaan carrurta ilkaha koowaad
Jamal Abdulahi Samakaal Hospital

14/04/2026

Koritaanka caruurta maqalkooda iyo aragooda
Jamal AbdulahiSamakaal Hospital

04/04/2026

Koritaanka Maskaxda Carruurta (Mental Milestones)

Ma ogtahay in ilmahaagu uu leeyahay marxalado gaar ah oo maskaxeed oo uu ku korayo?

Ilma kasta wuxuu leeyahay xawaare u gaar ah, laakiin waxaa jira calaamado muhiim ah oo lagu ogaan karo in horumarka maskaxeed uu sax ku socdo.

Video-kan waxaan ku sharaxay:
• Marxaladaha muhiimka ah ee maskaxda carruurta
• Goorta ilmaha la filayo inuu bilaabo hadal, faham, iyo ciyaar Samakaal Hospital Jamal Abdulahi

22/03/2026

Caanaha naaska hooyada waxa ay uga wanaagsan yihiin caanaha gasaceysan

19/03/2026

Ciid Wanaagsan dhamaan umadda muslimka ah iyo umadda soonaaliyeedba
Ilahey ha inagga aqbalo acmaashii wanaagsaned ee ramadaaanka
Jamal Abdulahi Samakaal Hospital @

15/03/2026

Maxaa sababa in kaadida ay u ekaayo kalarka oranjaha
Jamal Abdulahi Samakaal Hospital
Tiktok:

03/03/2026

Marnaba haka joojin inad caruurta siiso cunto ama naaska xiliga shubanka
Jamal Abdulahi Samakaal Hospital
Tiktok:

02/03/2026
02/03/2026

Dr jamaal ciro wa dhaqtar caruurta oo xili walba Samakaal Hospital ku ah diyaar

27/02/2026

Xaaladaha Caafimaad e lagu arko Caruurta kuwaas oo aan u baahneyn wax daawo ah
Jamal Abdulahi Samakaal Hospital
Tiktok:

27/02/2026

Miisaanka Caruurta iyo da'Ahaan inta laga rabo
Jamal Abdulahi Samakaal Hospital
Tiktok:

15/02/2026

Sabab_kasta oo cunta yari keenta waa laga dabiibi karaa caruurta.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Jamal Cirro-dhaqtarka caruurta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category